Home Blog Page 1531

Maxaay Jubbaland ka Tiri Diyaaradaha la sheegay in hub geeyeen Kismaayo?

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in diyaarado hub iyo saanad kale oo milatari siday ka dejisay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, hubkaan ayeyna dowladda sheegtay in Itoobiya ku taageereyo Axmed Madoobe.

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Gen Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa been abuur iyo wax aan jirin ku tilmaamay warkan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee sheegaya in diyaarado hub iyo saanad ciidan sida ka dageen Kismaayo.

Waxa uu sheegay Wasiir Dhuumaal in wax laga xumaado tahay in dowladda Soomaaliya ku dhawaaqdo in diyaarado hub iyo rasaas sida ka dageen Kismaayo, waxa uuna tilmaamay Wasiirka in dowladda looga fadhiyo caddeynta warka ay sheegtay.

“Dowladdu ma ahayn inay eed noocaani oo kale ah ay ka timaado oo ay soo qaadato waxyaabo ay ka aragtay baraha Bulshada, waxaana looga fadhiyaa dowladda haddii ay caddeyn heeso in bannaanka soo dhigto” ayuu yiri Wasiir Dhuumaal.

Wasiirka Amniga Jubbaland , ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada Itoobiya goobaha ay joogaan ayna ka wadaan dhaq dhaqaaqyada kaliya aysan aheyn Jubbaland, waxa uuna tilmaamay in ciidabkaasi joogaan Koonfur Galbeed iyo sidoo kale Hirshabelle.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 09/12/2024.

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbin doonaa Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN 

Jubbaland denies federal government’s accusations over Ethiopian weapons in Kismayo.

0

Monday 9, Dec, 2024 {HMC} Jubbaland Minister of Security, General Yusuf Hussein Osman Dhumaal, has rejected accusations from the Federal Government that two Ethiopian planes carrying weapons landed in Kismayo on Saturday.

Speaking to VOA Somali, Minister Dhumaal dismissed the accusation as baseless. “The government should not have made such an accusation without evidence,” he said. He further noted that Ethiopia has a military presence across several regions in Somalia, including Gedo, Bay, Bakool, and Hiiran.

Dhumaal also refuted reports that Ethiopian troops attempting to establish a base in Bula Hawo faced resistance from local residents. The federal government previously accused the Jubbaland administration of soliciting Ethiopian support to counter Somali federal army forces in the region.

Meanwhile, Deputy Minister of Information Abdirahman Yusuf Al-Adala criticized Ethiopia’s alleged “illegal and expansionist activities,” accusing it of supplying arms to Somali regions and recruiting militias to destabilize the country. Al-Adala underlined that Ethiopia is smuggling weapons into Puntland and Galmudug and gathering militias in Hirshabelle to undermine Somalia’s sovereignty.

The neighbors have been at loggerheads since landlocked Ethiopia in January struck a deal with Somalia’s breakaway region Somaliland to lease a stretch of coastline for a port and military base in exchange for recognition, although Addis Ababa has not confirmed this.

{DAAWO MUQAALKA} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo ku wajahan Jubbaland.

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo ku wajahan Jubbaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Madaale “manashiibiyo maanta waxa ugu sareeyo sareeye guuto”

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Gudoomiye Madaale “manashiibiyo maanta waxa ugu sareeyo sareeye guuto”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Jubaland oo war kasoo saartay eedeynta Dowladda Soomaaliya ee hubka la Geeyey Jubbooyinka.

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Jubaland oo war kasoo saartay eedeynta Dowladda Soomaaliya ee hubka la Geeyey Jubbooyinka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Yaa Gacanta ku haayo Saldhigii Deegaanka Buur-gaabo oo ATMIS ay ka baxeeyn.?

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Yaa Gacanta ku haayo Saldhigii Deegaanka Buur-gaabo oo ATMIS ay ka baxeeyn.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Jubaland oo gaaray deegaanka Buulo-Xaaji

0
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Jubaland oo gaaray deegaanka Buulo-Xaaji

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynihii Siiriya ka Baxsaday ee Bishaal Al-asad.?

0

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynihii Siiriya ka Baxsaday ee Bishaal Al-asad.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

RW Xamsa oo ku wajahan Magaalada Raaskambooni

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Raaskambooni Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen ila kala duwan.

Taliyaha Ciidanka Lugta, Saraakiil katirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo ciidanka gaarka u ah ilaalintiisa ayaa gaaray Magaaladaan Xeebta leh ee Raaskambooni oo maalmo kahor Ciidanka Federaalka la wareegeen.

Xamsa ayaa marka uu tago Magaalada Raaskambooni waxa uu kulamo la qaadan doonnaa Saraakiisha Gorgor & Kuwa Haramcad ee amniga Magaaladaan gacanta ku haya iyo xubno katirsan qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Safarka Xamsa waxa uu kusoo beegmayaa iyada oo weli jirto xiisadda ka dhex jirta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka Jubbaland isla markaana saacadihii lasoo dhaafay dhaqdhaqaaq ciidan labada dhinac wadaan.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa horay u qorsheeyay in uu safar ku tago Magaalada Kismaayo balse Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahor istaagay si aanay uga sii darin xiisadda Federaalka & Dowlad-Goboleedkaas ka dhex jirta.