Home Blog Page 1533

Hogaamiyaha Mucaaradka Siiriya oo hadalkii u horeeyey jeediyey

Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Hogaamiyaha mucaaradka la wareegay talada Siiriya Abu Mohamed Al-Julani ayaa khudbad ka jeediyay Masjidka Umuwiyiinta ee Magaalada qadiimiga ah ee Dimishiq.

Al-Julani oo ah hogaamiyaha jabhada Xayaat Taxriir al-Sham (HTS) ayaa ku baaqay duco guud oo Allah loogu mahdinayo guusha la gaaray.

“Yaa Allah hanugu fashilin guusha aad na siisay,” ayuu yiri Al-Julani oo hadalkiisa raaciyay. “Reer Suuriya, dhamaantood waxay qayb ka ahaayeen guushan.”

Waxaa uu ku eedeeyey Maamulkii Asad inuu xasuuq joogto ah ku hayey shacabkiisa muddo dheerna uu dhiigooda daadinayey

“Maamulka al-Asad] waxa uu laayey shacab boqolaal kun gaaraya xabsigana waxaa uu u taxaabay kumannaan shacabkiisa ah si xaq-darro ah oo aanay wax dambi ah gelin,” ayuu yiri.

“Waxaan nahay dadkii xaqa u lahaa Dalkan, waanu dagaalamaynay, maantana waxaa nalagu abaal-mariyey guushan.” ayuu yiri hogaamiyaha oo shacabka Siiriya u balan qaaday cadaalad iyo sinaan.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {08.12.2024}

Axad 8, Dec 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Who is Abu Mohammed al-Golani, the leader of the insurgency that toppled Syria’s Assad?

0

Sunday 8, Dec 2024 {HMC} Abu Mohammed al-Golani, the militant leader whose stunning insurgency toppled Syria’s President Bashar Assad, has spent years working to remake his public image, renouncing longtime ties to al-Qaida and depicting himself as a champion of pluralism and tolerance. In recent days, the insurgency even dropped his nom de guerre and began referring to him by his real name, Ahmad al-Sharaa.

The extent of that transformation from jihadi extremist to would-be state builder is now put to the test.

Insurgents control capital Damascus, Assad has fled into hiding, and for the first time after 50 years of his family’s iron hand, it is an open question how Syria will be governed.

Syria is home to multiple ethnic and religious communities, often pitted against each other by Assad’s state and years of war. Many of them fear the possibility Sunni Islamist extremists will take over. The country is also fragmented among disparate armed factions, and foreign powers from Russia and Iran to the United States, Turkey and Israel all have their hands in the mix.

The 42-year-old al-Golani — labeled a terrorist by the United States — has not appeared publicly since Damascus fell early Sunday. But he and his insurgent force, Hayat Tahrir al-Sham, or HTS — many of whose fighters are jihadis — stand to be a major player.

For years, al-Golani worked to consolidate power, while bottled up in the province of Idlib in Syria’s northwest corner as Assad’s Iranian- and Russian-backed rule over much of the country appeared solid.

He maneuvered among extremist organizations while eliminating competitors and former allies. He sought to polish the image of his de-facto “salvation government” that has been running Idlib to win over international governments and reassure Syria’s religious and ethnic minorities. And he built ties with various tribes and other groups.

Along the way, al-Golani shed his garb as a hard-line Islamist guerrilla and put on suits for press interviews, talking of building state institutions and decentralizing power to reflect Syria’s diversity.

“Syria deserves a governing system that is institutional, no one where a single ruler makes arbitrary decisions,” he said in an interview with CNN last week, offering the possibility HTS would eventually be dissolved after Assad falls.

“Don’t judge by words, but by actions,” he said.

Al-Golani’s beginnings in Iraq

Al-Golani’s ties to al-Qaida stretch back to 2003, when he joined extremists battling U.S. troops in Iraq. The Syrian native was detained by the U.S. military but remained in Iraq. During that time, al-Qaida usurped like-minded groups and formed the extremist Islamic State of Iraq, led by Abu Bakr al-Baghdadi.

In 2011, a popular uprising against Syria’s Assad triggered a brutal government crackdown and led to all-out war. Al-Golani’s prominence grew when al-Baghdadi sent him to Syria to establish a branch of al-Qaida called the Nusra Front. The United States labeled the new group as a terrorist organization. That designation still remains in place and the U.S. government has put a $10 million bounty on him.

The Nusra Front and the Syrian conflict

As Syria’s civil war intensified in 2013, so did al-Golani’s ambitions. He defied al-Baghdadi’s calls to dissolve the Nusra Front and merge it with al-Qaida’s operation in Iraq, to form the Islamic State of Iraq and Syria, or ISIS.

Al-Golani nonetheless pledged his allegiance to al-Qaida, which later disassociated itself from ISIS. The Nusra Front battled ISIS and eliminated much of its competition among the Syrian armed opposition to Assad.

In his first interview in 2014, al-Golani kept his face covered, telling a reporter for Qatari network Al-Jazeera that he rejected political talks in Geneva to end the conflict. He said his goal was to see Syria ruled under Islamic law and made clear that there was no room for the country’s Alawite, Shiite, Druze and Christian minorities.

Consolidating power and rebranding

In 2016, al-Golani revealed his face to the public for the first time in a video message that announced his group was renaming itself Jabhat Fateh al-Sham — the Syria Conquest Front — and cutting its ties to al-Qaida.

“This new organization has no affiliation to any external entity,” he said in the video, filmed wearing military garb and a turban.

The move paved the way for al-Golani to assert full control over fracturing militant groups. A year later, his alliance rebranded again as Hayat Tahrir al-Sham — meaning Organization for Liberating Syria — as the groups merged, consolidating al-Golani’s power in northwest Syria’s Idlib province.

HTS later clashed with independent Islamist militants who opposed the merger, further emboldening al-Golani and his group as the leading power in northwestern Syria, able to rule with an iron fist.

With his power consolidated, al-Golani set in motion a transformation that few could have imagined. Replacing his military garb with shirt and trousers, he began calling for religious tolerance and pluralism.

He appealed to the Druze community in Idlib, which the Nusra Front had previously targeted, and visited the families of Kurds who were killed by Turkish-backed militias.

In 2021, al-Golani had his first interview with an American journalist on PBS. Wearing a blazer, with his short hair gelled back, the now more soft-spoken HTS leader said that his group posed no threat to the West and that sanctions imposed against it were unjust.

“Yes, we have criticized Western policies,” he said. “But to wage a war against the United States or Europe from Syria, that’s not true. We didn’t say we wanted to fight.”

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 12-08-2024

0

Axad 8, Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY 

{DAAWO SAWIRADA} Saraakiil katirsan Ciidanka Asluubta Koofur Galbeed oo tababar loo soo Xiray.

0

Axad 8, Dec 2024 {HMC} Tababarkan waxaa loosoo xeray ilaa 60 saraakiil oo katirsan Ciidanka Asluubta KG kuwaasoo ka howlgalaya Magaalada Baydhabo iyo degmooyinka kale ee maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Dufcadii ugu horeysay ciidanka Asluubta ee tababarka uu u dhamaaday ayaa galinkii danbe ee shalay loo qabtay manaasabad ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin Kala duwan oo Maamulka KG katirsan.

Taliyaha dugsiga tababarka iyo tayaynta Ciidanka Asluubta Koofur galbeed Soomaaliya  Xasan Cabdi Barkad Ayaa sharaxaya waxyaaba labaray saraakiisha tababarka loosoo xeray.

Gudoomiyaha Maxkamada Koofur galbeed Axmed Cali Muuse ayaa sheegay in Ciidanka Asluubta ay yihiin Kuwa si dhow ula shaqeeya bahda garsoorka Ciidanka Tababarka loo soogabagabeeyay ay kadhigan tahay inay fahansan yihiin habraaca sharciga Soomaaliyeed.

Wasiirka Amniga KG Xasan Cabdukadir Maxed ayaa sheegay in tababarkan uu muhiimad gaar u leeyahay Ciidanka Asluubta islamarkaana looga baahanyahay inay laba jibaaraan adeega ay u hayaan shacabka.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cadiraxman Aadan ayaa isna xusay in Ciidanka Asluubta ay yihiin Kuwa shaqada ugu muhiimsan u hayo Bulshada Soomaaliyeed sidaas darteed ay lagamamaarnaan ay tahay in sarre loo qaado tayadooda iyo aqoontooda
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa u xilsaaran sugida Amniga xabsiyada iyo maxaabissta ku xiran.

Go’aamo laga soo Saartay Shirarka Qabaa’ilka iyo Afxumada Deegaanada Somaliland.

0

Axad 8, Dec 2024 {HMC} Xukuumada Soomaaliland ayaa sheegtay in talaabo laga qaadi doono cidkasta oo ku kacda fal nabadgalyda waxyeelaya, afxumada iyo abaabulka shirarka qabaa’ilka.

Wasaarada Arrimaha Guddaha Soomaaliland Warsaxaafadeed ka soo baxday ayaa lagu yiri “Waxaa la isla qaatay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado dadka ku baaqaya arrimaha nabadgalyo darroda ah, sharcigana la horkeeno qofkasta oo ku kaca wax taabanaya nabadgalyada guud ee Soomaaliland “.

Waxa la go’aamiyay In tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado dadka warbaahinta ku baahiya cayda, aflagaadooyinka lagu kala qaybinayo bushada, kuwaasoo abuuraya colaad iyo xumaan bulshada dhexdeeda ka dhacda, ayaa lagu yiri warsaxaafadeeda.

“Waa in Saxaafaddu ka fogaataa in ay baahiyaan hadalo xanaf leh oo dhaawacaya wada jirka bulshada iyo guud ahaanba Soomaaliland” ayaa lagu yiri go’aamada kasoo baxay Wsaarada Arrimaha Guddaha.

Sidoo kale waxa la go’aamiyay in maanta laga bilaabo la joojiyo in hotelada iyo meelaha kale ee la isugu yimaaddo lagu qabto shirar qabiilaysan, isla markaana waxaa la faray hotelada in ay ka digtoonaadaan shirarka qabilaysan, talaabana laga qaadi doono cidkasta oo ogolaata shirar caynkaas ah.

Gabagabadii, waxa la go’aamiyay in la adkeeyo amniga guud iyo xuduudaha, go’aamadan ayaa imanaya kadib mudaharaado dhawaanahan socday oo lagaga soo horjeeday maayarka Hargaysa, iyo shirar qabiilaysan oo magaalada ka socday.

Xildhibaan Xasan Farinbi oo laba bilood laga Mamnuucay Kulamada Baarlamaanka.

0

Axad 8, Dec 2024 {HMC} Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan Firinbi oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaan Soomaaliya ayaa la dul dhigay ganaax adag oo gunno ka jaris ah iyo muddo laba bilood ah inuusan soo xaadiri karin fadhiyada Golaha Shacabka.

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo fal gacan qaad ah 27-kii Bishii November u geystay Askari ka tirsan ilaalada xarunta Golaha Shacabka.

 

Xasan Firinbi ayaa sidoo kale la dul dhigay ganaaxyo isugu jira jeris gunno iyo ka joojin fadhiyada Golaha uu kala mideeysan yahay Xildhibaano lagu soo eedeeyay sida warqadda ku xusan is horistaagid Guntanka ama kooramka Golaha iyo ka hor imaansho Xeerhoosaadka Golaha Shacabka ay sameeyeen.

 

Aadan Madoobe Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Xildhibaanadda Golaha Shacabka ku bogaadiyay howlaha ay Qaranka u hayaan isaga oo kula dardaarmay ilaalinta iyo dhowrista nidaamka iyo sidoo kale habsami u socodka Golaha.

 

Kulan ka dhacay Guriga uu Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa lagu soo dhoweeyay Xildhibaan Xasan Yare raaligelintii iyo cudur daarkii uu ka bixiyay falkii gacan qaadka ahaa ee Golaha Shacabka uu ka sameeyay 27kii Bishii hore.

Dowladda Federaalka oo Baladxaawo kusoo bandhigtay ciidamo kasoo goostay Jubbaland

0

Axad, 8, Dec, 2024 (HMC) – Ciidamo katirsanaa Jubbaland oo ku sugan degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sida laga sheegay kulan lagusoo bandhigay ciidamadan.

Taliyaha guutada 10aad, qeybteeda 43aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo guddoomiye ku xigeenka degmada Baladxaawo oo ciidamada la hadlay ayaa u sheegay in maanta laga bilaabo xaquuqdooda ay ku leeyihiin dowladda Federaalka, iyagoona sheegay in la qabalayndoono

Dhinaca kale, maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan maamulkooda ay ku biireen dowladda. Wasiirka amniga Jubbaland, Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa sheegay in ciidamada dowladdu soo bandhigtay ay yihiin maleyshiyo beeleed iyo askartii lagusoo tababaray Eritrea oo dowladda markii hore kasoo cararay.

Jeneraal Dhuumaal ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay abaabulayso maleeshiyaad iyo saraakiil ciidan oo horey uga tirsanaa ciidamada Jubbaland, kuwaas oo loo adeegsanayo sida uu sheegay in lagu dumiyo Jubbaland.

Puntland Security Forces prepare operation to free hijacked Chinese fishing boat.

0

Sunday December 8, 2024 {HMC} Puntland security forces are preparing to launch an operation to rescue a Chinese fishing vessel and its 18 crew members, held hostage by Somali pirates off the coast of Eyl district, a local official confirmed on Sunday.

The pirates, armed with AK-47 rifles, have reportedly demanded a ransom for the vessel, which the Puntland administration licensed. While the exact timeline of the hijacking remains unclear, the European Union’s anti-piracy naval force, Atalanta, drew international attention to the incident on Thursday, classifying it as “armed robbery at sea.”

A senior Puntland security official stated that the administration is firmly opposed to paying the ransom and has authorized an armed operation should the pirates refuse to release the vessel and its crew safely.

“The company that owns the vessel has also been informed it will not negotiate with the pirates,” the official added.

Local sources suggest that Puntland business people with connections to the vessel’s fishing activities attempt to mediate a peaceful resolution. However, the pirates reportedly rejected a ransom offer of $1 million.

The vessel briefly approached the coast near Eyl on Friday but was forced back to sea by the pirates, fearing a confrontation with Puntland’s coastguards. Atalanta confirmed that the crew remains safe and uninjured and noted that it closely monitors the situation.

This incident marks the latest resurgence in Somali piracy after a period of decline. In March, Somali pirates hijacked a Bangladeshi cargo ship carrying over 55,000 tonnes of coal from Mozambique to the UAE, signaling a troubling revival of maritime insecurity in the region.

Somali Government Condemns Ethiopia’s Territorial Violations and Interference.

0

Sunday December 8, 2024 {HMC} The Somali Federal Government has condemned Ethiopia’s recent actions within Somali borders, asserting these activities constitute a severe breach of international law and a threat to Somalia’s sovereignty and stability.

Over the past year, Ethiopia has engaged in a series of provocative and illegal operations aimed at territorial expansion. These include the illegal importation of weapons and the training and deployment of militias within Somali regions such as Puntland and Galmudug.

The Somali Government reports that Ethiopia recently orchestrated the landing of two Ethiopian Airlines planes in Kismayo, which reportedly carried illegal arms. Additionally, these planes are said to have transported Mahmud Sayid Aden, the former Vice President of Jubaland, along with his entourage, to Ethiopia. The government claims these actions are part of Ethiopia’s efforts to destabilize the region and exert control over the Gedo region by supporting militia groups.

These actions, described as reckless and aggressive, allegedly include arming and organizing militias from Hirshabelle and deploying them into Somalia. These developments are seen as Ethiopia’s attempts to disrupt Somalia’s unity and sovereignty, posing a significant threat to the security of the entire Horn of Africa.

Somalia accuses Ethiopia of undermining the principles and objectives of the African transitional Mission in Somalia (ATMIS), which aims to support peace and stability in the region. The Somali Government argues that Ethiopia’s behavior not only breaches international norms but also jeopardizes ongoing diplomatic efforts to resolve bilateral issues peacefully.

In response to these incursions, the Somali Government has issued stern warnings to individuals collaborating with Ethiopian authorities in actions against Somalia’s statehood and independence, pledging that such acts will be met with severe consequences. The government reaffirmed its commitment to defend Somalia’s territorial integrity and warned Ethiopia against any further violations.

Despite the tensions, Somalia emphasized its dedication to peaceful coexistence and mutual respect between the two nations. However, it underscored that it would not tolerate any actions that compromise its independence, unity, and security.

Somalia remains open to dialogue and cooperation that respects its sovereignty and promotes regional stability. The government urges Ethiopia to cease all destabilizing activities and engage in constructive discussions to foster peace and collaboration in the Horn of Africa.

Source SONNA