Home Blog Page 1539

{DAAWO MUQAALKA} “18-qof oo ay ku jirto Walaasheey ayaa Gaajo ugu dhintay Doontii aan saarnaa,Aniga lee ka badbaaday”

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC}  “18-qof oo ay ku jirto Walaasheey ayaa Gaajo ugu dhintay Doontii aan saarnaa,Aniga lee ka badbaaday”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Israa’iil oo Dishay Wiil sidii Ronaldo oo kale kubadda u dheela

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Ciidanka Israa’iil ayaa Naaji Al-Baaba ku dilay Daanta Galbeed   oo ah ciyaaryahan 14 jir ah kaas oo lahaa hibada kubadeed ee Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Portugal iyo Kooxda ka dhisan Sacuudiga ee Al-Nassar waa Cristiano Ronaldo.

Ciyaaryahan Naaji waxaa toogtay Ciidamo katirsan kuwa Israa’iil waxaana Hooyada dhashay oo lagu magacaabo Samahar Al-Zamara oo la hadashay Warbaahinta ay u xaqiijisay falkaan oo reerkooda murugo iyo argagax ku reebay.

Qaar kamid ah ciyaartoy ay saaxiibo ahaayeen Naaji Al-Baaba ayaa qudhooda sawir ku muujiyay tacsidiisa maadaama uu yahay halyeey ka baxay, waxa ay sheegeen in aanay xusuustooda ka go’in ciyaaryahankaan sida ay hadalka u dhigeen.

“Naaji Al-Baaba waxa uu ku riyoonayay in uu mar noqdo ciyaaryahan leh hibada Cristiano Ronaldo, waxa uu ahaa joog dheere 14 jir ah, marnaba ma hilmaami doonno, xusuusteenna ayuu ku taagan yahay” sidaasi waxaa yiri mid kaid ah Dadkii aqoonta u lahaa.

yahooda Israa’iil ayaa beegsatay Dad kala duwan oo Shacab ah kuwaas oo isugu jiray Rag, Dumar, Carruur iyo kuwo kale oo Da’ ah, waxaa su’aalo badan la dul dhigay ujeedka weerarkaan isir-sifeynta ah oo ay ka wadaan Dhulka Falastiin.

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Shuute iyo rag ka yimid Somaliland si ay ugu Biiraan AS Maxaa dhaxmaray.?

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Gudoomiye Shuute iyo rag ka yimid Somaliland si ay ugu Biiraan AS Maxaa dhaxmaray.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Unug walba waa in ay la tartantaa Unugta kale ee Ciidanka wada yihiin” G-Sare Nuur Farey”

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Unug walba waa in ay la tartantaa Unugta kale ee Ciidanka wada yihiin” G-Sare Nuur Farey”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ansixinta Xeerka Umulisooyinka Soomaaliya oo war laga soo saaray

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Ansixinta Xeerka Umulisooyinka Soomaaliya oo war laga soo saaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo la wareegtay gaadiid nuuca gurmadka deg dega ah.

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} DFS oo la wareegtay gaadiid nuuca gurmadka deg dega ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

DFS oo dalka ku soo celisay dhallinyaro ka badbaaday doomihii ku quusay dalka Madagagascar

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} 47 dhalinyarro ah oo ka badbaaday doomo ku quusay xeebaha dalka Madagascar ayaa maanta soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Diyaaradda soo qaaday dhallinyaradan ayaa waxaa u diray dowladda Soomaaliya, oo maalmihii la soo dhaafay waday dadaallo kala duwan oo loogu gurmanayo dhallinyaradan.

“Doonta markii ay nala qallibmeysay waxaan ahayn 75, qof, 13, Maalmood ayaan badda ku jirnay annaga oo darawal la’aan ah, doomahiina naga fariisteen, Ilaahey baan u mahadcelineeynaa kaddib dowladdeena Soomaaliya iyo dowladda Madagascar, ” Mid kamid ah dhallinyarada ka soo degay Graoonka Aadan Cadde.

Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay dhammaan hay’adaha iyo shaqsiyaadka gacan ka geystay badbaadinta dhallinyaradan, iyada oo sheegatay in weli la baarayo sababta keentay in dhallinyarada ay la quusaan doomahooda.

{DAAWO MUQAALKA} komishanka doorashooyinka somaliland oo ansixitat ururada iyo asxaabta.

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} komishanka doorashooyinka somaliland oo ansixitat ururada iyo asxaabta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Tartanka qiraa’aad Qur’aanka Kariimka oo loo qabtay culimaa’udiin.

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Tartanka qiraa’aad Qur’aanka Kariimka oo loo qabtay culimaa’udiin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo diyaarad gaar ah u dirtay dhallinyaradii laga soo badbaadiyey xeebaha dMadagascar,

0

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} DFS oo diyaarad gaar ah u dirtay dhallinyaradii laga soo badbaadiyey xeebaha dMadagascar,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA