Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Dhaqane Qaliif Abdi
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Dhaqane Qaliif Abdi
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Xildhibaan Xasan Firinbi oo ka tirsan golaah shacabka baarlamanka Somalia ayaa raali gelin siiyey Isbatoore Xuseen Maxamed Xasan oo ka tirsan Booliska ilaalada xarunta baarlamanka Somalia
Firimbi ayaa 27-kii November u gacan qaaday Isbatoore Xuseen Maxamed Xasan xili uu socday kulanka golaha shacabka ka dib markii ciidan boolis ah ay is’hortaageen Xildhibaano diidanaa ansixinta iyo dhaarinta guddiga doorashooyinka Qaranka.
Feer uu Xildhibaanku riday ayaa waxaa uu dhaawac sanka ah ka soo gaaray askarigan oo dhiig badan uu ka daatay taasoo sababtay in la dhigo Isbitaalka Madiina oo xaakadiisa lagula tacaalayey.
Askariga ayaa lagu amaanay inuusan falcelin ka sameynin feerka lagu dhuftay isagoo ilaalinaya anshaxa ciidamada iyo xasaanada Xildhibaanka.
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ayaa ayaa baaqay in talaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaado xildhibaanka maadaama uu si bareer ah ugu cad gudbay askari waajibkiisa shaqo gudanaya.
Talaabadan raali gelinta ah ee sameeyey xildhibaan Firimba ayaa meesha ka saareysa in dacwad lagu soo oogo, lagana qaado talaabo anshax marin ah, waxaana guul dareystay dedaal ay waday Villa Somalia oo lagu doonayey in xasaanada laga qaado xildhibaanka ka dib markii ay arrintaas soo fara geliyeen masuuliyiin kala duwan oo xeer jajab ku dhameeyey arrintaas.
Saturday 7, Dec 2024 {HMC} Somalia on Friday accused Ethiopia of interfering in its southern Jubaland region, the latest upset in a nearly year-long bitter dispute between the two nations.
The neighbours have been at loggerheads since landlocked Ethiopia in January struck a deal with Somalia’s breakaway region Somaliland to lease a stretch of coastline for a port and military base in exchange for recognition, although this has not been confirmed by Addis Ababa.
Conflict-weary Somalia is a federation of five semi-autonomous member states — Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabelle and South West — and a central government in Mogadishu.
The Somali accusation also comes shortly after Jubaland re-election of former warlord Ahmed Madobe, much to the chagrin of central government which had hoped to align the polls with future nationwide elections.
A statement from Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism claimed that Ethiopian forces were moved towards Bulohawo district in southern Gedo on Friday, before being “confronted by local communities and the armed forces” who stopped the advance.
“The Somali government strongly condemns the damning acts the Ethiopian government is carrying in the Gedo region to start conflict among the clans in the area,” the ministry said.
“This is part of the interference of the Addis-Ababa administration against the sovereignty and unity of Somalia,” it added.
It said while the country was open to “peaceful co-existence”, the Ethiopian moves would “create fresh conflicts in the region”.
Somalia was prepared “to defend its independence and sovereignty,” it said, urging the international community to condemn the alleged movements.
Addis Ababa has made no comment on the allegations.
SOURCE

Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Madaxweynaha Dalka Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol ayaa khudbad laga baahiyay telefishannada aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah, raalli gelin ka bixiyay sharcigi dagaalka ee martial law-ga ee uu todobaadkaan ku soo rogay dalkiisa, in kasta oo uu ka laabtay 6 saacadood kaddib.
Yoon ayaa raalli gelintan bixiyay saacado yar ka hor inta aysan mudanayaasha baarlamaanka yeelan fadhi aan caadi aheyn oo la filayo in madaxweynaha xilka looga xayuubiyo.
Yoon wuxuu sheegay in uusan isku dayi doonin ka fogaanshaha mas’uuliyadaha sharci iyo kuwa siyaasadeed ee ka dhashay go’aankiisii la yaabka ku noqday shacabka Kuuriyada isla markaana ruxay guud ahaan qaranka uu hogaamiyo.
Hadal jeedintiisi saaka ayaa noqotay tii ugu horreysay ee uu uga soo hor muuqdo fagaarayaasha, wixi ka danbeeyay marki uu iclaamiyay sharciga dagaalka, kaas oo haddii uu dhaqan gali lahaa ka dhigi lahaa Kuuriyada Koofureed waddan uu ka fulo kaliyah amarka madaxweynaha, milatariguna ay soo xiri karaan qofki ay doonaan maxkamad la’aan.
Mudanayaasha axzaabta mucaaridka iyo qaar ka mid ah xildhibaannada xisbul xaakimka ayaa la filayaa in ay haa ugu codeeyaan mooshanka xilka looga qaadayo madaxweynaha maanta.
XIGASHO VOA
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ugu yaraan 30 qof ay ku Geeriyoodeen dagaal beeleed xooggan oo Jimcihii ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe sida ay sheegeen dadka degaanka.
Dagaalkan oo ka dhacay meel u dhow magaalada Cadale ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan oo dhinacyadii dagaalamay waxaane ku jira dad rayid ah.
Sabti 7,Dec 2024 {HMC} Danjire Fathudin Ali Ospite oo safar shaqo ku tagay dalka Azerbayjan caasimadiisa Baku ayaa la kulmay Wasiirka Sayniska iyo Waxbarashada ee Azerbaijan Mudane Emin Amrullayev.
kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo abuuri lahaa iskaashi ku aadan dhinacyada cilmiga iyo waxbarashada ee labada dal.
Waxuu Sidoo kale Danjira Fathudin booqday labo kamid ah Jaamacadaha Dalkas ugu weyn, waxuuna halkaas kula kumay Ku-Simaha Gudoomiyaha Jaamacada Azerbaijan State Oil and Industry University mudane Vazeh Asgarov iyo Gudoomiyaha Jamacada Baku Higher Oil School Mudane Elmar Gasimov, Waxuu dhaamaan gudoomiyeyaasha Jaamcadahaan kala hadlay sidii ay iskaga kaashan laheyeen Hormartinta waxbarashada labada dal.
Intii uu kulanka socda waxaa sidoo kale kamid ahaa mawduucyada ugu muhiimsan ee lagaga wada hadlay shirkaas samaynta barnaamijyo la isku dhaafsado ardayda, bixinta deeqaha waxbarasho, iyo hindisayaasha lagu kobcinayo iskaashi xooggan oo dhexmara Jaamacadaha Asarbayjaan iyo Soomaaliya.
Saturday 7,Dec 2024 {HMC} Elders from North Eastern region have raised fears over an influx of refugees in the country caused by rising tensions in the Horn of Africa over the independence of Somaliland.
Over the past years, the contention on the independence of Somaliland has caused diplomatic incidents, especially between Somalia, Kenya, Egypt and Ethiopia.
Somaliland, which has not received any international recognition, declared its independence from the rest of Somalia in 1991, following the collapse of the then military government led by the late dictator Mohamed Siad Barre.
Currently, Somalia and Ethiopia are engaged in a diplomatic row over a deal signed in January this year, between Ethiopia and Somaliland for a 50-year lease of a Red Sea port to set up a naval base from Somaliland, in exchange for possible recognition of Somaliland’s independence.
Somalia views this deal as an assault on her sovereignty and territorial independence.
In Kenya, the elders from the North Eastern counties which border Somalia, have alleged that the Somalia’s military are already moving closer to the borders and worry that if the situation is not arrested, more refugees will flood into the country which is currently grappling with a high number of refugees.
The elders, who were speaking in Garissa, noted that the region cannot sustain more refugees especially with insecurity and resource-based conflicts caused by the presence of refugees.
Osman Ibrahim Abdi, an elder and the Dadaab sub county Peace Chairperson, said that as elders, they have witnessed insecurity over the past especially the Shifta wars and how the 1991 rebellion in Somalia affected those in the north eastern region.
“There is a saying in our community that, before something gets to you, report. We want to ask the President to intervene and bring the leaders together so that they resolve the issues before they escalate further to our country,” Abdi said.
“We do not have to see more people being displaced and become refugees due to issues that can be amicably resolved. The leaders of Somalia and Somaliland should prioritize peace and solve their issues,” he added.
Dekow Mohamed Duale, said that as the border communities, they are worried that if the tensions continue to rise, there can be a spillover to the Kenyan side where they will also be affected.
They now want the government of Kenya to negotiate peace deals between the countries and find an amicable solution for all the parties.
SOURCE

By Erick Kyalo
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbin doonaa Wararkii Ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Ciidamadii Jubbaland ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta Darajooyin Ciidan loo xiray.
Sabti 7, Dec 2024 {HMC} Maxaa khasaaro ah oo ka Dhashay Dagaal Beeleedkii ka Dhacay Sh/Dhexe.?