talaado 03 Dec 2024 {HMC} Maxeey ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland Safiirka Maraykanka Soomaaliya iyo Taliska AFRICOM?
{DAAWO MUQAALKA} Go’aan laga gaaray gabdho ku eedaysanaa faafinta muuqaalo anshax xumo ah.
talaado 03 Dec 2024 {HMC}Go’aan laga gaaray gabdho ku eedaysanaa faafinta muuqaalo anshax xumo ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Eritrean president denies ‘axis against Ethiopia’ allegations, slams disinformation campaigns
Tuesday 3, Dec,2024 {HMC} Eritrean President Isaias Afwerki denied allegations that the recent trilateral meeting between Eritrea, Egypt, and Somalia was part of an “axis” designed to undermine Ethiopia. During a national television interview on Saturday evening, Afwerki addressed growing speculation about the October meeting held in Asmara, Eritrea’s capital.
The president condemned what he called “disinformation campaigns” spread by foreign forces and activists through various media platforms, warning that such narratives could potentially escalate regional tensions. He emphasized that the gathering was not intended to create a hostile coalition against any country, including Ethiopia.
“This claim does not arise from genuine concern for Ethiopia,” the president stated, adding that the agreement between the three countries was primarily focused on promoting regional stability.
“Eritrea’s main interest is stability and cooperation across the Horn of Africa, the Nile Basin, and the Red Sea area,” he added. “Eritrea has absolutely no intention of seeing Ethiopia plunged into instability,” Isaias said, emphasizing that regional agreements will help address mistrust and yield positive outcomes.
Isaias argued that Ethiopia’s constitution dating from 1994 is fundamentally flawed, describing it as “a source of tension and does not promote nation-building.” He warned that unless Ethiopia resolves its internal conflicts, the country cannot contribute positively to regional stability, cooperation, and tolerance.
Isaias pointed to the prolonged Ethiopian-Eritrean conflict, which spanned nearly two decades, as a direct consequence of Ethiopia’s constitutional policies. He further attributed the border clashes between the two countries to the interference of foreign forces but did not name which countries he meant.
“After the arrival of a new administration [Abiy Ahmed’s government] in Ethiopia, Isaias said, “the war’s outbreak should be understood within this context,” referring to the Tigray conflict.
Isaias accused the TPLF of rejecting Ethiopia’s new administration and launching over 70 rocket strikes against Eritrea, stating that the group ignored Eritrea’s warnings to cease such attacks.
The president stated that following the Pretoria peace agreement, a new conflict erupted in the Amhara region. He stated that he would not accept the blame directed at his government and reiterated his commitment to avoiding involvement in any bloody war.

Warbixin cusub oo Laga soo saaray Tahriibayaashii Soomaaliyeed oo ay doomaha kula degeen Xeebaha Madagascar.
Talaado 3, Dec 2024 {HMC} Cali Cumar Cali Balcad Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya oo shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay mareeyso xaalada Caafimaad in kabadan 70 Qof oo muwadiniin Soomaaliya ay laba doonyood ay wateen ay ku degtay xeebaha Jaziirada Madagascar.
Wasiir Balcad waxa uu tilmaamay in laba sarkaal oo ka kala tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Wasaaradda Cadaalada ay u direen Madagascar si loosoo celiyo muwaadiniintii doonidaasi ka badbaaday iyo la socodka xaaladoodi Caafimaad.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Madagascar gaar ahaan Kalluumaysatadii gacanta weyn ka geestay inay soo samatabixiyaan kuwa badbaaday oo hadda ku jir Xarun Jiimka lagu ciyaaro oo ku taala Jaziiradaasi, wasiirka waxa uu xusay in goobta ay kuwa lasoo badbaadiyay hadda ay ku jiraan ay aad ukulushahay balse dhowaan dalkoodi lagu soo celin doono.

Kalluumeysatada ka jilaabata Jasiiradda Nosy Iranja, ayaa soo badbaadiyay 47 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo doonadii ay saarnaayeen xeebta kula qalibmatay 23-kii November, 2024, Dhacdadan ayaa galaaftay nolosha dad badan oo tiradoodu dhan tahay 28 qof, iyadoo 23 lagu aasay Qabuuraha badda, halka 5 qofna lagu aasay Madagascar.
Baaritaanka horu dhaca ay Dowladda sameeysay waxaa ku cad in tahriibayaasha uu Socdaalkoodi ka bilowday magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo kooxdan ay sii mareen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyagoo ku sii jeeday magaalada Mombasa, halkaasoo ay ka raaceen doomo si lama filaan ah ugu dagtay meel u dhow Madagascar.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wufuud heer sare ah u dirtay Madagascar si ay u kormeeraan xaaladda una xaqiijiyaan in kuwa badbaaday ay si nabad ah ku soo laabteen.
Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada marxuumka, wuxuuna caddeeyay in dowladdu ay ka go’an tahay ka hortagga musiibooyinka noocan oo kale ah.
{DAAWO MUQAALKA} RW Xamza Muxuu ka yiri Ciidamada Jubbaland ee isku dhiibay Ciidamada DFS.?
talaado 03 Dec 2024 {HMC} Ra’iisul wasaare Hamza Abdi Barre “Waxaa bogaadinayaa Ciidamada Geesiyaasha ah ee Jubbaland oo gartay in aan laga horgeyn Walaalahooda Ciidanka xoogga dalka ee ay isku Cadowga yihiin, dowladda ayaana ku abaal Marin doonta”.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Midna dharcad ayaa dishay midkii kalana Maanta ayuu Maxkamdda ka soo muuqday
talaado 03 Dec 2024 {HMC} Midna dharcad ayaa dishay midkii kalana Maanta ayuu Maxkamdda ka soo muuqday
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Maxeey ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland Safiirka Maraykanka Soomaaliya iyo Taliska AFRICOM?
Talaado 3, Dec,2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire. Richard H. Riley, Taliyaha Taliska Maraykanka ee AFRICOM, Jeneral Brian Cashman, iyo masuuliyiin kale oo Mareykan ah.
Madaxweynaha ayaa ugu horreyn uga mahadceliyey xubnaha weftiga Mareykanka iskaashiga iyo wada shaqaynta dhinacyada amniga Geeska Afrika iyo arrimaha milatariga ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Mareykanka. Sidoo kale, waxa uu carrabka ku adkeeyey in booqashada weftigu ay xoojinayso xidhiidhka mustaqbalka ee labada dhinac.
Sida ku xusan war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, weftiga ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay hadalka Madaxweynaha. Danjire Richard H. Riley, iyo Jeneral Brian Cashman ayaa iyaguna caddeeyey in ay ka go’an tahay iskaashiga dhinacyada amniga Geeska Afrika.
“Sidoo kale, waxa ay madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyeen doorka uu ka qaatay horumarka dalka, arrimaha dimuquraadiyada, doorashooyinka isku isku sidkan, adkaynta xidhiidhka labada dal ka dhexeeya iyo bisaylka siyaasadeed ee ka hana-qaaday dal aan weli ka mid noqon beesha Caalamka haseyeeshee buuxiyey dhammaan shuruudihii looga baahna” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeeda.
Hoggaanka AFRICOM ayaa hore dhawr jeer u booqday magaalada Berbera iyada oo ay jiraan warar sheegaya in Maraykanku uu danaynayo in uu saldhig ka samaysto Berbera.
Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaaab oo Dalka Turkiga ku Geeriyooday.
Talaado 3, Dec,2024 {HMC} Senator Maxamed Cali Yuusuf oo loo yaqaan Gaagaaab oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ku geeriyooday dalka Turkiga sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaano uu lasoo shaqeeyay.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye Ku xigeennada Aqalka Sare, hab-dhowraha, Senatorrada, Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare iyo dhammaan howl-wadeennada Aqalka Sare ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan qoyska, ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Senator Maxamed Cali Yuusuf oo ku geeriyooday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga.
Maxamed Cali Yuusuf Gaagaaab ayaa mar waxa uu soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland October 10, 2004, marxuumka waxa uu door weyn ku lahaa si mug lehna uga dhex muuqday Siyaadda Dowlad Dhiska Soomaaliya iyo mida Dowlad Goboleedka Puntland.
Senator Gaagaab Allaah u naxariistee, waxa uu soo noqday Guddoomiyaha Ku KMG ah ee Aqalka Sare inta aysan doorashadda Guddoomiyaha dhicin sanadkii 2022-kii, isaga oo laga soo doortay Puntland.
Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab wuxuu muddo dheer u soo adeegayey shacabka Soomaaliyeed, isaga oo kaalin wanaagsan ku lahaa dowlad-dhiska Soomaaliya, wuxuu ahaa aqoonyahan, waddani, xilal kala duwan ka soo qabtay dalka ooy ka mid ahaayeen Madaxwayne ku xigeenka Puntland, Wasiirka Maaliyadda Puntland, iyo haatan uu ahaa Sentor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Chad orders French troops’ departure, triggers fresh anti-French military sentiment.
Tuesday 3, Dec,2024 {HMC} Chadian President Mahamat Idriss Deby has defended his decision to break military ties with France, saying at a news conference Sunday that their defense pact no longer meets Chad’s security needs.
The decision requires France to withdraw its troops from the central African nation and echoes growing anti-French sentiment with civil society groups who say it is long overdue.
Deby said military ties with France that have existed for close to 65 years are in no way helping to rescue Chad from what he calls growing security challenges, including terrorism and armed conflicts.
In a Sunday broadcast on state TV, Deby said his decision to end cooperation agreements with the French military is part of a promise he made during his May 23 inauguration, ending three years of military transition.
In the message, Deby said he would build reciprocal relations only with friendly nations that respect each other’s independence and sovereignty and assist each other in times of crisis. Deby promised to stop ties with countries he said behaved as if Chad had remained their colony.
The central African state first announced that it was ending military ties with France last week. The announcement came after French Foreign Minister Jean-Noel Barrot visited Chad and was told that Chad’s military is strong enough to protect civilians and their property, according to government officials.
Last Friday, the French foreign ministry said it had taken note of Chad’s decision to end the military agreement with Paris, but gave no further details.
Deby’s decision has reignited debates on what civil society and opposition groups call France’s overbearing influence provoking tensions in several African countries, especially Burkina Faso, Chad, Mali, Niger and Senegal. Mamadou Doudet, coordinator of Chad’s Patriotic Movement, an opposition political party, said he was part of several dozen civil society organizations and opposition parties that met in Chad’s capital, N’Djamena, on Monday to ask Deby to order the departure of over a thousand French troops stationed in Chad.
Doudet said the presence of French troops in Chad is of no use. He said Chad’s civil society and opposition find it very difficult to understand why French troops did not assist Chad last month when Boko Haram attacked and killed 40 Chadian soldiers in a military garrison in Lake Chad shared by Chad, Cameroon, Nigeria and Niger.
It is not the first time Chadian civil society and opposition groups sought the expulsion of French troops. In November 2023, the groups said Deby should ensure some 1,000 French troops stationed in Chad and several thousand others expelled from Niger should leave Chad before the end of 2023. Yet, close to 1,000 French troops remain in Chad.
On Monday, the Concertation Group of Chad’s Political Actors, or GCAP, condemned Deby’s decision to end military cooperation with France.
GCAP spokesperson Max Kemkoye said Chad’s military is not strong enough to handle the many security challenges facing the country. He accused Deby of not consulting his government before making the decision, a claim VOA could not independently verify.
{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka
talaado 03 Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka.



