Home Blog Page 1558

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay la taliye cusub

Axad 1 Dec 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Hani Cabdi Gaas in ay noqoto La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhallinyarada iyo Cayaaraha.

Marwo Hani Cabdi Gaas oo khibrad, aqoon iyo xirfad durugsan u leh Arrimaha Dhallinyarada ayaa muddo dheer ka soo shaqeysay hay’ado caalami ah iyo kuwo maxali ah, iyada oo dhallinyarada Soomaaliyeed ku matashay fagaareyaal kala duwan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeeyey Lataliyaha Arrimaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Hani Cabdi Gaas in ay khibraddeeda dhanka horumarinta bulshada ay uga faa’iideyso dhallinyarada Soomaaliya oo maanta u taagan difaaca iyo horumarka dalkooda.

 

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo tagay Goobihii ay ku Dagaalameel Beelaha Xawaadle iyo Abgaal.

Axad 1 Dec 2024 {HMC} Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Dowlada Hirshabelle Muuse Salaad wehliye oo aay wehliyaan Wasiir dowlaha Cadaalada Dowlada Hirshabelle, Saraakiisha ciidamada qalabka sida Ee soomaaliyeed ayaa gaaray goobahii aay ka dhaceen dirirta beelaha walaalaha ee wada daga Dowlad Gobaleedka Hirshabeele .

Gudoomiye Muuse Salaad Wehliye ayaa xusay in nabada aay tahay lama huraan dadka walaalaha ah aay ka dhaxeeyaan” wax biri gooyn karin biyane meeyri karin” asigoo carabka ku xoojiyey in aay muhiim tahay in la helo dhab u heshiisin buuxdo si Loo gaarane maamulka Iyo saraakisha Ciidamada Qalabka Sida Aay ku bixinayaan wax kasto sidii loo heli lahaa Nabad iyo wadajir.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse Salaad wehliye iyo saraakisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku guuleeystay dadaalada xabad joojinta Ayadoo aay meel wanaagsan marayaan dadaalada Lagu sameeyn lahaa dib-uhishiisin dhab ah beelaha walaalaha ah si loo soo celiyo nabadii iyo Deris wanaagii beelaha walaalaha ah Dhiig Iyo Dhalyo wadaaga ah.

Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu xaqiijinayaa Dadaalada dhab-u-hishiisinta si loo baajiyo Dhiiga Walaalaha soomaaliyeed si aay wadajir ugu midoobaan kooxda khawarijta ah ee isku dirayo beelaha walaalaha loogana baaqsado dagaal Beeleed dambe oo aan laheen natiijo.

Qoraalkan waxaa uu ka so baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

DHAMAAD

 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka. 12-1-2024

0

Axad 1 Dec 2024 {HMC} Akhristayaasha iyo daawadayaasha waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HALKAN DAWO WARARKII UGU DAMBEYAY

FESOJ completed training on improving reporting environmental issues, climate change, natural disasters and their social impacts

0

Sunday 1 Dec 2024 {HMC} Twenty Somali journalists and members from environmental CSOs have jointly went through 2- day training on improving reporting on environmental issues, climate change, natural disasters and their social impacts in Baidoa city, South West State.

 

The twenty key participants attending the 2- day training program held at Haldoor Hotel from 27th to 28th November 2024 were journalists and members of the environmental CSOs.

 

The journalists and members from the environmental CSOs were imparted with an understanding of the special purpose for building better understanding and cooperation for campaigning on environmental issues sharing information, and producing media content about climate change, natural disasters and mitigation measures.

 

The training will also support build better working relationships between Somali media practitioners and environmental CSOs and stakeholders.

 

In his opening remarks, Dini Abdinur Mohamed, the Minister of the Ministry of Environment and Climate Change of the South West State, provided the participants a brief report on the recent conference held in Azerbaijan on environmental issues and climate change.

 

“The governments and international organizations are standing to play a major role in the effort to educate the public on how to prevent environmental issues and we appreciate FESOJ for conducting the training.” The Minister noted.

 

On his part, Omar Mustafa Nur, the Director General of the Ministry of Information pointed out the South West State journalists have priority need for this type of training focusing on reporting on the environment and climate change.

 

In addition, Abshir Ali Hassan, Director of Local Municipality in Baidoa district has commended the journalists and CSO to be trained in the skills of reporting environmental issues.

 

Farah Omar Nur, the Secretary General emphasized that the Federation of Somali Journalists (FESOJ) will continue conducting this type of training, which have been previously implemented at various regional states in Somalia, most recently in Dhuusamareeb city, Galmudug State on October 2024.

 

Furthermore, Ahmed Mohamed Ali (Sharif), senior media trainer and Head of the Training Department of FESOJ said: “The training is significant to improve understanding the environmental issues and strengthen networking between the journalists and environmental CSOs to raising public awareness and campaigning for lessening its social impacts’”

 

During the 2 – day training sessions, the participants were taken through the thematic topics: –

 

Training Environmental Reporting, what is the environment, what is climate change, causes of climate change, Climate Change Impacts, Discussion on: Solutions for climate change, Discussion on: What do you know about the current media’s role in environmental reporting and Discussion on ethical reporting and Environmental issues.

 

Shukri Mohamed Ali, female journalists from the South West State Media stated to have benefited from the training program and learned topics describing about climate change and its causes. “The journalists have acquired knowledge on how to report on environmental issues, natural disasters and its impact.”

 

“During the training sessions, we received explanation relating with climate change, global warning, role of journalists in reporting environmental issues and appreciate FESOJ for the opportunity.” Abdulkadir Mohamed Nur, journalist with Radio Arlaadii, Baidoa city, South West Stare mentioned.

 

He stated the training was interesting focusing on discussion of environmental issues and how to prevent its impact and how to report through the media for public interest and awareness.

 

The training workshop for improving reporting environmental issues, climate change, natural disasters and their social impacts is part of a series of capacity-building program activities funded by the EU, supported by Free Press Unlimited (FPU) and implemented by FESOJ in cooperation with VIKES.

9 qof oo Lagu dilay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya.

0

Axad 1 Dec 2024 {HMC} Dadka deegaanka iyo qaraabada ayaa sheegay in ugu yaraan sagaal qof lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Arsi ee gobolka Oromada ee dalka Itoobiya maalintii Khamiista.

Adebebu Workineh waa qof degan xaafada Shirka — ama degmada — ee Aagga Arsi, oo qiyaastii 250 kiiloomitir koonfur-bari kaga beegan Addis Ababa. Waxa uu VOA-da u sheegay walaalkiis ka yar, Haile Workineh, inuu ka mid yahay sagaalka qof ee la dilay.

Qof labaad oo degan Shirka, oo magaciisa ka gaabsaday sababo la xiriira ammaankiisa, ayaa sheegay in dadka la laayay ay u badnaayeen Masiixiyiin. Afar qof oo kale oo la afduubtay kuwaas oo aan la ogeyn halka ay ku danbeeyeen sida uu VOA u sheegay.

Baraha bulshada ayaa lagu daabacay muuqaal la sheegay in sagaal meyd ah oo ku duuban dhar cad oo la wada aasayo.

Warbaahinta Madaxa banaan ma awoodaan inay si madax banaan u xaqiijiso muuqaalka lagu baahiyay baraha bulshada.

Deegaanka Arsi oo ah gobol caan ku ah beeraha ayaa hadda waxaa ka dhacay rabshado iyo dilal.

Dadka deegaanka ayaa dilkan ku eedeeyay ciidanka Xoraynta Oromada oo ah jabhad sharci darro ah oo dagaalka kula jirta ciidamada dawladda Itoobiya.

Taliyaha ciidanka Xoraynta Oromada oo lo so gaabiyo OLA, ayaa  sheegay in aanu haynin xog faahfaahsan oo ku saabsan dhacdadan, wuxuuna beeniyay in OLA ay ku lug leedahay.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dhacdooyinka noocan oo kala ah maamulka ka jiro deegaanka  ay wax yar ka qabtaan ilaalinta dadka rayidka ah.

Xisbiga ENAT oo ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee Itoobiya ayaa cambaareeyay weerarka.

“Walaacayagu ma ahan kuwii dhintay, waxaan la xiriireynaa saraakiisha gobolka si ay u soo qabtaan dadka dilka noocaan oo kale ah geystay, sidoo kale waxaan si deg deg ah ugu baaqaynaa in gobolka uu wax ka qabto,” ayuu yiri xoghayaha guud ee xisbiga.

OLA ay ku eedaysay dawladda inay ku guuldareysatay inay wax ka qabato “dhibaatooyinka aasaasiga ah” ee ka taagan dalka, sida ay sheegtay Reuters.

Dhinaca kale Maamulka gobolka deegaanka Oromia ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerarkan dadka badan lagu dilay.

Xaalada wadanka Itoobiya ayaa aad u qasan mudooyinkii danbe waxaana jiray isku dhacyo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Qowmiyadaha kaladan taas oo deegaanada qaas sababatay in gacanta Dowladda laga saaro.

XIGASHO VOA

9 killed in Ethiopia Oromia region attack.

0

Sunday 1 Dec 2024 {HMC} Residents and relatives say at least nine people were killed during an attack in the Arsi Zone of the Oromia region of Ethiopia on Thursday.

Adebebu Workineh is a resident of the Shirka Woreda — or district — in the Arsi Zone, about 250 kilometers southeast of Addis Ababa. He told VOA his younger brother, Haile Workineh, was among the nine victims.

“The perpetrators called him from his house and later killed him at a nearby river alongside others,” Workineh said in Amharic. Among the dead were women and elders, he added.

“During the raid I heard [about] the abduction by phone, but I thought they would ask for ransom as usual. They were carrying rifles, and we were afraid to confront them at the time,” he said in Amharic.

A second resident of Shirka, who would not give his name because of fear for his safety, said most of the victims were Christians. The whereabouts of four other people who were abducted are not known, he told VOA.

Social media sites published purported video of nine bodies wrapped in white clothes being buried together.

VOA was not able to independently verify the video.

The Arsi Zone, a region known for agriculture, is now marred by violence and killing.

Residents blamed the Oromo Liberation Army, an outlawed rebel group fighting against the Ethiopian government army, for the killings.

Jiregna Gudeta, an adviser to the OLA commander, told VOA he has no detailed information about the incident and denied OLA was involved.

Residents say local authorities do little to protect civilians.

The ENAT Party, one of the opposition political parties in Ethiopia, has condemned the attack.

“Our concern is not the dead ones, we [are] reaching out to the state officers for the people who are about to be the victim of such killing, we immediately call for the state to act,” said Getnet Worku, secretary-general of the party.

Oromia regional authorities declined to comment on the attack.

Peace rallies were held in six zones in the Oromia region in mid-November.

Participants of the demonstrations said the aim was to condemn OLA and demand peace in the region.

Oromia region spokesperson Hailu Adugna said at the time that the rallies were organized by the local communities and that government officials had no role. But some witnesses told VOA that government officials were urging people to participate in the demonstrations.

Jiregna, reacting to the demonstrations in mid-November, said their group is ready to resolve conflicts peacefully. He said it is doubtful whether the people or the government organized the rally for peace.

A previous round of peace talks last year between Ethiopia’s federal government and the OLA in Tanzania’s semi-autonomous island of Zanzibar — has failed to end the violence.

The two sides blamed each other for the failure of the talks. The government cited “unrealistic demands” by the armed group while OLA accused the government of failing to address “fundamental problems” facing the country, according to Reuters.

This story originated in VOA’s Horn of Africa Service.

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} Heshiis Hor dhac ah oo laga Gaaray Dil ka dhacay Gobolka Hiiraan

0

Axad 01, Dec 2024 {HMC} Heshiis nabadeed oo laga gaaray fal ka dhacay deegaanka Laan-Cadaad oo hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay qaar ka mid ah agoonta gobolka Banaadir.

0

Axad 01, Dec 2024 {HMC}  marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay qaar ka mid ah agoonta gobolka Banaadir.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Axad 01, Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN

Biden to spotlight Angola’s Lobito Corridor, his legacy to counter China in Africa.

0

Sunday 1 Dec 2024 {HMC}  When U.S. President Joe Biden visits Angola in early December, he will put into focus his legacy infrastructure project aimed at securing crucial supply chains on the African continent. Called the Lobito Corridor, the project is the centerpiece of his administration’s strategy to counter China’s clout in global development.

The Lobito Corridor is a $5 billion investment across multiple sectors that is intended to revitalize and extend the 1,300-kilometer Benguela railway line. It will connect the 120-year-old Angolan port of Lobito on the Atlantic Ocean to the Democratic Republic of Congo, and in its second phase, to Zambia.

Announced in September 2023, much of the corridor’s financing comes from the Partnership for Global Infrastructure and Investment. The PGI is a Biden-led 2022 initiative from the Group of Seven wealthiest economies that evolved from his Build Back Better World plan launched in 2021 as a counter to China’s Belt and Road Initiative.

 

Once operational, it will boost access to critical minerals for the United States and its partners, including cobalt and copper, that are essential in electric vehicle manufacturing. According to a U.S. congressional report, 80% of the DRC’s copper mines are Chinese owned. China is responsible for mining 85% of the DRC’s rare earth minerals, including 76% of its cobalt.

The Lobito Corridor is expected to cut transportation costs, open access to arable agricultural land and drive climate-resilient economic growth, Helaina Matza, acting special coordinator for the PGI at the U.S. Department of State, said Tuesday in a briefing to reporters.

The PGI’s investments will “amplify the impact of that infrastructure” with projects such as developing solar energy, local electricity networks and desalination efforts, she said.

The project is championed by Angolan President Joao Lourenco. Angola owes about $17 billion to China, more than a third of its total debt. The debt is mostly in the form of infrastructure development loans, backed by oil, that funded the country’s economic recovery following three decades of civil war that ended in 2002.

PGI to counter BRI

Since launching the Belt and Road Initiative, or BRI, in 2013, China has become the main backer of global development financing. In Africa, Beijing has signed loan commitments with 49 African governments and seven regional institutions.

From 2013 to 2021, China provided $679 billion for infrastructure projects around the world, according to a U.S. government analysis, while the U.S. provided $76 billion.

The U.S., alongside G7 partners, announced in 2022 that the PGI aims to mobilize $600 billion by 2027 as an alternative to infrastructure financing models that are “often opaque, fail to uphold environmental and social standards, exploit workers and leave the recipient countries worse off.”

That’s a lot of financing to catch up to in a few years, and Lobito is “the first and the most developed” project in that effort, said Witney Schneidman, a nonresident senior fellow at the Brookings Institution.

“That’s the A+ project, but I don’t see a whole lot of other projects,” Schneidman told VOA.

The PGI’s other project, the Luzon Corridor, was launched in April to support connectivity between Subic Bay, Clark, Manila and Batangas in the Philippines.

In Lobito, the U.S. works mostly with European partners. In Luzon, the U.S. is teaming up with Japan to secure critical industries such as semiconductors.

The White House pushed back against the notion that Biden has scaled back his global infrastructure ambitions to the two corridors.

“We’ve mobilized more than $60 billion, just the U.S., and that’s a part of the larger G7,” national security adviser Jake Sullivan told VOA in a briefing earlier this month.

“And that’s not just been for two corridors,” he said. “That’s been for investments across Africa, Southeast Asia and Latin America.”

US-Africa strategy

In August 2022, the Biden administration launched an Africa strategy that “reframes the region’s importance to U.S. national security interests,” the strategy says.

Later that year, Biden hosted the U.S.-Africa Leaders Summit, where he pledged the U.S. to invest $55 billion in Africa over three years.

“We are overdelivering on that thus far,” Frances Brown, senior director for African affairs at the National Security Council, said in a briefing Tuesday. “We’ve invested more than 80% of that commitment.”

But much of that $55 billion was allocated under existing programs and does not bring the kind of megaproject that is “visible to the average African that says the United States financed that in the way that the Chinese do,” said Mvemba Phezo Dizolele, director of the Africa Program at the Center for Strategic and International Studies.

Which is why the Lobito Corridor stands out, Dizolele told VOA. It is the “one palpable project that people can look at and say, ‘If this is implemented, then maybe it would move things forward.’”

On a continent where the presence of Chinese financing, businesses and migrants are so prevalent that many African countries teach Mandarin in schools and incorporate Chinese characters in public signage, that’s a start.

Moving forward, activists hope the U.S. will not set aside social and environmental concerns that have besieged projects under Chinese financing.

“We have to ensure that we can hear all stakeholders engaging in the process,” said Sergio Calundungo, founder of the Social Observatory of Angola.

So far, civil society groups have not been invited to the table, but they are ready to ensure that local communities can “share as much as possible the prosperity through this important infrastructure,” he told VOA.

Will it continue?

President-elect Donald Trump will enter office in January. While some are concerned that the U.S. commitment to Africa might falter under his America First doctrine, analysts point to initiatives taken under his first administration.

In 2018, the Trump administration launched Prosper Africa, an initiative that brings together U.S. government services to help investors do business on the continent. In 2019, it launched the Blue Dot Network, an international certification mechanism to ensure infrastructure projects meet environmental and social standards.

They were aware that infrastructure investments needed “to foster economic growth, to foster stability, but also for U.S. interests globally when competing with China,” said Joseph Lemoine, senior director of the Atlantic Council’s Freedom and Prosperity Center. “I’m hopeful that they will continue those efforts,” he told VOA.

Trump also launched the U.S. International Development Finance Corporation in 2020. The DFC is an agency that functions as America’s development bank, with $60 billion in lending capacity.

DFC’s first CEO, Adam Boehler, a college roommate of Trump’s son-in-law Jared Kushner, spoke openly of linking development aid to foreign policy goals. In a 2020 interview, he admitted promising $2 billion for Indonesia should the country agree to join the Trump administration’s Abraham Accords and recognize Israel.

“If you listen to all the Trump people, they want a foreign policy that’s transactional,” Schneidman at Brookings said.

Trump has promised to take a confrontational approach to China. Analysts say aligning infrastructure financing needs with Trump’s foreign policy goals may be an element in the U.S.-China rivalry that developing nations can leverage.

SOURCE VOA