Home Blog Page 1562

Dowladda Canada oo hakisay aqbalaadda qaxootiga cusub.

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay si ku meel gaar ah u hakisay aqbalaadda qaxootiga gaarka ah ee ka kooban shan qof ama in ka badan si ay dowladdu u maareeyso dib u dhaca ku yimid codsiyada qaxootiyadii hore.

Warkaan waxaa soo saaray hay’adda Socdaalka, Qaxootiga iyo Dhalashada ee dalka Kanada (IRCC).

Joojintan ayaa waxa ay socon doontaa ilaa Diisambar 31, 2025, sida ay sheegtay laanta socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyada Canada (IRCC). Joojintaan waxay saameyn doontaa Soomaali badan oo sanad kaste ku baxa barnaamijka isxambaarka ee loo yaqaano 5-Group.

Canada ayaa sheegtay in dalabka Qaxootigu uu aad uga badan yahay tirada ay ugu talo gashay. Kanada waxay qorsheynaysaa in 23,000 oo qaxoonti si gaar ah loo kafaalo qaado sannadada 2025-2027.

Ra iisul wasaaraha Dalka Canada Justin Trudeau ayaa qiray in dowladdu ay si degdeg ah wax uga qabanayso caqabadaha socdaalka. Wuxuu ka hadlay dhimista oggolaanshaha degenaanshaha rasmiga ah iyo isbeddelada barnaamijka shaqaalaha ajnabiga ah ee ku meel gaarka ah.

Shir lagu xalinaayo Khilaafka u dhaxeeyo Soomaaliya iyo Itoobiya oo La shaaciyay

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} William Ruto Madaxweynaha Dalka Kenya oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ku beegan sanad-guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii EAC ayaa sheegay in isaga, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, iyo Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka wada hadli doonaan si loo yareeyo xiisadda ka jirta Geeska Afrika.

“Madaxweyne Museveni, aniga, Walaalkeey Xassan Shiikh, iyo Ra’iisulwasaare Abiy, waxa aan qorsheyneynaa in aan kulan yeelanno, si aan sidoo kale ugu yareyno xiisadda hadda ka taagan Geeska Afrika,” ayuu Madaxweyne Ruto yiri isagoo ka hadlayay shirka ka socda magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

“Maxaa yeelay, nabadda Soomaaliya, xasilloonida Soomaaliya waxa ay si mug leh qeyb uga tahay xasilloonida gobolkeenna,” ayuu sii raaciyay.

Ruto ma sheegin goorta iyo halka uu kulanku ka dhacayo.

Kani ayaa noqonaya isku-daygii u danbeeyay ee lagu doonayo in lagu dhammeeyo xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee 1-dii Jannaayo Addis Ababa ay ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Dhowr wareeg oo wadahadal ah oo labada dal ku dhexmaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa fashilmay.

Sida ku cad heshiiskii 1-dii Janaayo, Soomaaliland waxa ay oggolaatay inay 20 kiiloomitir (12 mayl) oo xeebteeda ah muddo 50 sano ah ka kirayso Itoobiya oo doonaysa inay ka samaysato saldhig ciidan iyo deked ganacsi.

Taas beddelkeeda, Somaliland waxay sheegtay in Itoobiya ay siinayso aqoonsi rasmi ah, inkasta tani aysan marnaba xaqiijin Addis Ababa.

Dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir aan fadhin iyo dagaal dhuleed, iyadoo laba dagaal uu dhexmaray dabayaaqadii qarnigii 20-aad.

 

Kenya, Uganda to mediate Ethiopia-Somalia dispute.

0

Saturday 30, Nov 2024 {HMC} Kenyan President William Ruto said Saturday that he and Ugandan President Yoweri Museveni will help mediate a dispute between Ethiopia and Somalia, which threatens the stability of the region.

Landlocked Ethiopia, which has thousands of troops in Somalia to fight al-Qaida-linked insurgents, has fallen out with the Mogadishu government over its plans to build a port in the breakaway region of Somaliland in exchange for possible recognition of its sovereignty.

Somaliland has struggled to gain international recognition, despite governing itself and enjoying comparative peace and stability since declaring independence in 1991.

The spat has drawn Somalia closer to Egypt, which has quarreled with Ethiopia for years over Addis Ababa’s construction of a vast hydro dam on the Nile River, and Eritrea, another of Ethiopia’s foes.

“Because the security of Somalia … contributes significantly to the stability of our region and the environment for investors and businesspeople and entrepreneurs to thrive,” Ruto said at a news conference.

Several attempts to resolve the feud in Ankara, Turkey, failed to achieve a breakthrough.

Ethiopia’s government and foreign affairs spokespeople did not immediately respond to requests for comment. Somalia’s foreign minister could not immediately be reached by Reuters.

SOURCE VOA

School in Galkayo closes leaving IDP families downcast.

0

Saturday 30, Nov 2024 {HMC} The closure of a free school providing education to more than 300 children from displaced families outside Galkayo has dealt a blow to families living in camps.

Danwadag School was the only educational institution for children in the camps of Danwadag, Donyale, and Iid-Gadud.

Somali diaspora stopped the financial support they had been giving to the teachers six months ago. The school administration said the diaspora funding organisation the school depended on seems to have collapsed.

Saido Ali Hersi, a mother of six, had her three elder children studying in lower and middle primary grades, but they have been out of school for months.
“I was hopeful when they were studying, but now my hopes have fallen. A child who was studying and reaching for a bright future is not the same as one who has been pulled back and left without a place to learn. There is such difference between children who are learning and those who are not,” she said.

Saido’s family have lived in Donyale camp since moving there in 2021 during a severe drought that claimed their 130 goats in Saaho, Mudug region. They had hoped to receive assistance from humanitarian organisations and were encouraged by the opportunity for their children to receive free education. With the school now closed, the family faces additional hardships.

This single mother earns a meager income washing clothes in Galkayo and receives occasional support from relatives. Despite her efforts, she cannot afford to send her children to private schools, the nearest of which is three kilometres away.

“I can’t afford the school fees. It would cost $30 a month for the three children, and even then when they come home, they’ll need food. I can’t even manage our daily meals. We survive on a single meal if we can find it. That’s our reality,” she told Radio Ergo.

Saido suffered from an undiagnosed illness that left her bedridden for two months last year, during which she used up her small savings. She had been running a small vegetable stall in the camp but could not restart the business due to lack of money to invest.

Sadiyo Abdi Farah, another mother affected by the school’s closure, remains worried about her children’s future. Her family of 10 depend on her husband bringing home no more than $5 on the best days from jobs on construction sites. Her six children, who had been attending Danwadag School, are now at home.

Sadiyo’s family moved to the camp in 2022 after leaving Galkayo city, where the cost of living was very high. They were evicted from their house after failing to pay $200 in rent and chose the camp for its affordability and the free education available for their children.

“I was proud when they were going to school, wearing their uniforms and looking forward to learning. Now they’re just sitting at home, with no hope for the future. It’s painful to see them like this,” she said.

The school principal, Hersi Ali Ahmed, has been working to find a solution but faces significant challenges. The recent rains damaged the school’s three metal-sheet classrooms. One classroom has already collapsed, and the other two are at risk of falling.

He said they will continue to fight for the education of the children, even if it takes years. The school had been operating for three years to provide education to children from displaced families.

“The school needs to be rebuilt, whether by the government, a humanitarian organisation, or the diaspora. It needs repair and the teachers must be paid. We need to ensure the children return to school and the community’s support is essential,” he said.

Parents in the camps have tried to pool resources to pay the teachers themselves but have been unable to raise sufficient funds. For many, the loss of the school is a devastating setback, not just for their children’s education but for their hopes of breaking the cycle of poverty.

SOURCE

Boat capsizes in Nigeria; 27 aboard confirmed dead, 100 missing.

0

Saturday 30, Nov 2024 {HMC} A boat transporting about 200 passengers to a food market capsized Friday along the River Niger in northern Nigeria, authorities said. At least 27 people were known dead, and more than 100 others, mostly women, were missing.

The boat was going from Kogi state to neighboring Niger state when it capsized, Ibrahim Audu, the Niger State Emergency Management Agency spokesperson, told The Associated Press.

Rescuers pulled 27 bodies from the river by Friday evening, while divers were still searching for others, according to Sandra Musa, spokesperson for Kogi state emergency services.

As of 12 hours after the incident occurred, no survivors had been found, she added.

Authorities have not confirmed what caused the boat to capsize, but local media suggested the boat might have been overloaded. Overcrowding on boats is common in remote parts of Nigeria where the lack of good roads leaves many with no alternative routes.

According to Justin Uwazuruonye, who oversees Nigeria’s National Emergency Management Agency operations in the state, rescuers had trouble finding the location of the capsized boat for hours after Friday’s tragedy occurred.

Such deadly incidents are increasingly becoming a source of concern in Nigeria, Africa’s most populous country, as authorities struggle to enforce safety measures and regulations for water transportation.

Most of the accidents have been attributed to overcrowding and the lack of maintenance of the boats, often built locally to accommodate as many passengers as possible in defiance of safety measures.

Also, authorities have not been able to enforce the use of life jackets on such trips, often because of the lack of availability or cost.

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka.

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Akhristayaasha iyo daawadayaasha waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HALKAN DAWO WARARKII UGU DAMBEYAY

 

{DAAWO MUQAALKA} 32 Qabiil oo ka so jeedo Jubooyinka Raali kama aha Madaxweyne nimada Axmed Madoobe.

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Jubbaland oo kulan wadatashi ah  ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay go’aannadii xukuumadda ee ku aadanaa Jubbaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ku baxay dagaal beeleed ka dhacay xadka gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle Muuse Salaad Wehliye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.

Wafdiga uu horkacaayo Guddoomiye Muuse ayaa u tagay deegaanada ku yaala xadka labadaan gobol ay wadaagaan baajinta colaada u dhaxeysa laba beelood oo walaalo ah..

Wuxuu sheegay guddoomiyaha gobolka Hiiraan iney ka go’an tahay xal u helista dagaalada soo noqnoqday ee maleeshiyaadka labadaan beelood marar badan dhex maray.

Guddoomiye Weliye ayaa ugu baaqay waxgaradka labadaan beelood iney kala shaqeeyaan sidii loo kala qaadi lahaa maleeshiyaadka dagaalamay, islamarkaana xal loogu heli lahaa dhameystirka colaadaan soo laablaabatay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Matxaf Taariiqi ah.

0

Sabti 30, Nov 2024 {HMC}  Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo weli ku sugan dalka Serbia ayaa maanta booqaday Matxafka Marshal Josip Broz Tito, aasaasihii Jamhuuriyadda Federaalka Hantiwadaaga ee Yugoslavia.

Howlwadeenada Matxafka ayaa si qoto dheer uga faalooday taariikhda Marshal Tito, laga soo bilaabo dhalashadiisa sanadkii 1892, wax barashadiisii, waxqabadkiisii inta uu hoggaamiyaha ahaa iyo saameyn uu ku lahaa Siyaasaddaha iska soo horjeeda laga soo bilaa 1943 ilaa 1980.

Marahal Josip Broz Tito Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Hantiwadaaga ee Yugoslavia, waxaa uu saaxiib dhow la ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalkeenna Allaha u naxariistee Xaaji Aadan Cabdulle Cusmaan iyo Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Tito waxaa uu Soomaaliya booqasho ku tagay in ka badan 5 jeer.

Jubbaland oo soo saartay amar ku socda shirkadaha diyaaradaha dalka

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Jubbaland, ayaa dhamaan Shirkadaha bixiya adeega Duulimaadyada fartay in ay la shaqeeyaan maareeyaasha Wasaaradda u idmatay in ay Maamulaan shaqada garoomada diyaaradaha Jubbaland.

Qoraalkan kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka dowlad goboleedka Jubbaland , ayaa imaanaya xilli guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo xilka ka qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey.

HOOS KA AKHRISO