Home Blog Page 1567

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG AH Ciidamada iyo Deegaanka kulbiyoow oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DFS

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC}  Dadka degaanka Kulbiyow oo soo dhoweynaya Ciidanka Xoogga Dalka, kana codsadey dowladda federaalka inay wax ka qabato baahiyaha ciidanka iyo shacabka ee deegaankooda ka jira.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

New free community school gives opportunity to children from poor Mogadishu families.

0

Friday 29, Nov 2024 {HMC} Parents and children in Hamarweyne district of the Somali capital, Mogadishu, are excited about the opportunities offered to low income families by a new free school that opened in their area in September.

Muna Haji, has enrolled all her five children in the new Gurmad primary school, having struggled to pay the $46 monthly fees at their previous school.

As a single mother, the $90 she makes doing cleaning jobs is barely enough to meet their basic food needs every month, let alone pay for education which had become a luxury they couldn’t afford.

“My happiness is beyond words because many schools exist, but we couldn’t access them. Now, we have a school here. I am very happy, and I hope the education continues for my children,” she said.

Muna’s children, aged 8 to 13, are in the second and third grades taking classes including maths, Somali, Arabic, and science. Being less that a kilometre from their house, it is easy now for her to feel engaged in their education.

“Our previous school was far, and it was difficult to check on the children and to follow up on how they were doing. But now this school is easy to access and we can track their education. The teachers are also supportive,” she explained.

With a three-room building that accommodates students in two shifts during the day, the school offers hope for local families facing financial challenges.

Another parent, Marliya Ali Jeylani, expressed her gratitude for the opportunity her children now have. Two of them, ages 7 and 9, have begun first grade at Gurmad primary school. They were previously taking Koranic classes at school that charged $30 in fees.

“Thank God, I’m very happy! This is the first time I’m sending my children to a regular school. Previously, they only attended Koranic schools, but now they are going to a formal school. I am so grateful they are receiving free education,” she told Radio Ergo.

Marliya’s family depends on her husband’s irregular income of four dollars a day from labour jobs.

“The school provides books and stationery for free, and my children are doing very well. They are so excited about their studies, and their enthusiasm is high as they are new to education,” she added.

Built by Gurmad Community Organisation, the school is supported by local and diaspora members from the district and aims to provide education for children who might otherwise miss out. There are already 300 children aged 7-14 enrolled.

Amina Siyad Mohamed, a member of the school administration, said there are currently four teachers whose salaries are paid by the community organisation.

“The school is open to orphans and those from underprivileged families who can’t afford to pay for education. An orphan, a child whose father has passed away, or a child whose mother is struggling and doesn’t have access to education should not be left behind. Every child has the right to an education just like other children,” she stated.

The school plans to expand to secondary as well as primary education. Located near the city shoreline, this would be welcomed by the local community.

“The school follows the government curriculum. The textbooks and teaching materials are approved by the Ministry of Education. We do not deviate from the government curriculum, and all subjects taught align with the government guidelines,” Amina said.

SOURCE 

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qeybgalo shir muhiim ah oo u dhexeeya Madaxda dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Madaxweyne Xasan ayaa jeedin doona khudbad uu madaxda iyo martisharafta kale uga warbixinayo dadaallada dawlad-dhiska, kobcinta kaabayaasha dhaqaale iyo abaabulnaanta bulshada Soomaaliyeed ee ku wajahan la-falgalidda ganacsi, waxbarasho iyo horumarineed ee bahdooda Bariga Afrika.

Shirkan taariikhiga ah ayaa waxa ay madaxdu dib ugu milicsan doonaan waxqabadkii ay madashu gaartay intii ay jirtay, sidoo kalena waxa ay falanqeyn doonaan caqabadaha iyo fursadaha isdhexgalka gobalka, gaar ahaan dhanka horumarinta xaaladaha dhaqan-dhaqaale iyo xaqiijinta amni iyo xasillooni waarta.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku suganyahay magaalada Arusha kulan doceedyo la yeelan doona madaxda dhigiisa ah ee dalalka Bariga Afrika (EAC).

DHAMMAAD

{DAAWO MUQAALKA} Maxay muhiim ugu tahay Raaskaambooni Ciidamada ku loolamaya Gacan ku haaynta Jubaland.?

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Maxay muhiim ugu tahay Raaskaambooni oo hada ah goob lagu loolamayo oo Ciidamado farabadan la geeyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Fiqi oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Arrimaha dibeda EAC

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Soomaaliya ku matalay shirkii caadiga ahaa ee 46-aad ee Golaha Wasiirada Dalalka Xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika oo ka dhacay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania.

Shirkan oo ahaa mid muhiim ah ayaa diiradda lagu saaray arrimaha gobolka oo ay ka mid yihiin ganacsiga, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, isu socodka xorta ah ee badeecadaha iyo dadka, nabadda iyo amniga. Wada-hadalladan ayaa ah kuwo muhiim u ah xoojinta is-dhexgalka iyo kobcinta iskaashiga dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Shirka Golaha Wasiirada (EAC) ayaa waxa uu gogol xaar u yahay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda Wadamada Bariga Afrika iyo Munaasabad heersare ah oo loogu dabaal dagayo Sanadguurada 25-aad ee EAC.

Ka-qaybgalka firfircoon ee Soomaaliya wuxuu hoosta ka xariiqayaa sida ay uga go’an tahay is-dhexgalka gobolka iyo hammigeeda ku aadan inay si rasmi ah ugu biirto EAC. H.E. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qaybgeli doona Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada, isagoo dib u xaqiijinaya in Soomaaliya ay la jaan-qaadi doonto hiigsiga Bariga Afrika oo midaysan oo barwaaqo ah.

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa intooda badan si rasmi ah ugu biiray Ciidamada Dowlada

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa intooda badan si rasmi ah ugu biiray Ciidamada Dowlada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Cusub Xaalada Jubaland.?

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Maxaa ka Cusub Xaalada Jubaland.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaweynaha Falastiin oo shaaciyey Cidda Badali Doonta.

0

Jimco 29, Nov 2024 {HMC} Madaweynaha Falastiin oo shaaciyey Cidda Badali Doonta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {29.11.2024}

Jimco 29,Nov 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Hay’adda Atoomikada Adduunka oo Sheegtay in Iran ay qorsheynayso ballaarinta Nidaamkeeda Uraniumta ah

Jimco 29, Nov 2024 {HMC}  Iiraan, ayaa ku wargelisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Nukliyeerka in ay qorsheynayso in ay ku rakibto in ka badan 6,000 oo dheeraad ah oo kobcinaya Uranium-ka warshadahaheeda, taasoo keeni doonta in tiro badan horey ugu jiray khadka ay ku biiraan, sida lagu sheegay warbixin sir ah oo ay soo saartay hay’adda IAEA Khamiistii.

Warbixinta wakaaladda tamarta nukliyeerka caalamiga ah ee IAEA, oo ay aragtay wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa faahfaahisay waxa Iiraan ula jeeday markii ay sheegtay inay ku dari doonto kumannaan Uraniam ah aladeeda. Tani waxay ka jawaabaysaa qaraar ka dhan ah in 35-ka waddan ee golaha sare ee IAEA ay meel mariyeen usbuucii hore codsi ka yimid Britain, France, Germany, iyo Maraykanka.

Awood dheeraad ah oo kobcin ah macnaheedu waa in Iiraan ay si dhakhso ah u hodmin karto uranium-ka, taasoo suurtogal ah inay kordhiso khatarta fidinta nukliyeerka. Iiraan ayaa beenisay inay raadinayso hub nukliyeer ah, laakiin quwadaha reer galbeedka ayaa sheegaya in aanay jirin sharaxaad madani ah oo lagu tayeynayo uranium-ka ilaa 60% nadiif ah, taasoo ku dhow 90%, heerka loo baahan yahay si loo sameeyo hubka nukliyeerka, taasoo aan wadan kale samayn karin iyada oo aan la soo saarin bam nukliyeer ah.