Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Xildhibaan Firimbi”Aag furin ah ayaa ka dhaxsameeyneynaa Muqdisho”
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Buraale”Xasan Firimbi Dowladaada dhinac ka Raac, Mucaarad wax waa Lagu waayay.”
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Wasiir Buraale”Xasan Firimbi Dowladaada dhinac ka Raac, Mucaarad wax waa Lagu waayay.”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Banaanka Xarunta Barlamaanka ku dhax maray Xildhibaano Macaarad iyo Muxaafid iskugu Jiray.?
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Maxaa Banaanka Xarunta Barlamaanka ku dhax maray Xildhibaano Macaarad iyo Muxaafid iskugu Jiray.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada katirsan Jubbaland oo isku dhiibay ciidamada dowlada ee Raaskambooni
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC}ย Ciidamada katirsan Jubbaland oo isku dhiibay ciidamada dowlada ee Raaskambooni
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Qaranku Raaskaambooni iyo Meelkasta ayey tagayaan
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Ciidanka Qaranku Raaskaambooni iyo Meelkasta ayey tagayaan
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaano Firimbi kala soo baxay Jeebabka oo buuq ka sameyay kulankii Golaha Shacabka.
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Xildhibaano Firimbi kala soo baxay Jeebabka oo buuq ka sameyay kulankii Golaha Shacabka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {11.27.2024}
Arbaco 27 November-2024 {HMC}ย Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayoย ::Shugri Baryare & yaasiin cali
Farsamadiiย ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Maaliyada Somaaliya” Dadka Soomaaliyeed Canshuurta waa in ay u bixiyaan sida Sakada oo kale
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Wasiirka Maaliyada Somaaliya” Dadka Soomaaliyeed Canshuurta waa in ay u bixiyaan sida Sakada oo kale
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
{DAAWO MUQAALKA} Ninkii ka shaqayn jiray xarunta nuclear ka qarsoodiga ah ee Ruushka iyo siraha uu ka shifay
Arbaco 27, Nov 2024 {HMC} Ninkii ka shaqayn jiray xarunta nuclear ka qarsoodiga ah ee Ruushka iyo siraha uu ka shifay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAย
Maxaay Kawada Hadleen Soomaaliya & Bangiga Adduunka?
Arbaco, 27 Nov-2024 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdishu si rasmi uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlayo ๐๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ก๐.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, qaar ka mid ah xubnaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, masuuliyiin kale oo ka socda Bangiga Adduunka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha Maaliyadda iyo horumarinta Dhaqaalaha.
Mudane Biixi Imaan Cige, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo furitaan khudbad ka jeediyay ayaa xaqiijiyay in Dowlada Federaalka ay wado dadaalo lagu xoojinayo hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda, sare u qaadidda dakhliga gudaha iyo dhameystirka wada-xaajoodka Deyn Cafinta Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale xusay sida ay muhiim u tahay in dakhliga gudaha ay Dowladda kor u qaado si loo gaaro horumar dhaqaale iyo adeeg bulsho.
Shirkaan oo socon doona ilaa iyo galinka dambe ee maanta ayaa waxaa la filayaa in laga soo saaro qodobo muhiim u ah horumarinta dakhliga Dowladda iyo Heshiiska Bulshada ee horumarinta dhaqaala.



