Home Blog Page 1598

Ugandan opposition figure taken to military court after Kenya expulsion.

0

Wednesday 20, Nov 2024 {HMC} Prominent Ugandan opposition figure Kizza Besigye has appeared before a military court in the capital, Kampala, where he has denied charges that include the illegal possession of firearms and negotiating to buy arms abroad.

His appearance comes after his wife said he was kidnapped in neighbouring Kenya last Saturday and sent back home where was being held in a military jail.

In a post on X, Winnie Byanyima wrote that her 68-year-old husband had been seized in Kenya’s capital, Nairobi, during a book launch event – and she demanded the Ugandan government free him.

Besigye was told during the military court hearing, held amid heavy security, that he would remain in custody until 2 December.

Besigye – who has contested and lost four presidential elections against President Yoweri Museveni – appeared along with his co-accused, opposition politician Obedi Lutale, who also denied the charges.

The four counts they face include being found with two pistols and ammunition in a hotel in the Kenyan capital and negotiating for arms with foreigners in the Swiss city of Geneva, the Greek capital, Athens, and Nairobi.

On his arrival at the Makindye military court – after being incommunicado for days, Besigye waved to the gathered journalists and senior members of his Forum for Democratic Change (FDC) party.

As the hearing got under way, Besigye objected to being tried in a court martial, saying that if there were any charges against him, he should be tried in a civilian court.

But he was overruled and the hearing continued.

Earlier, his wife, a respected human rights advocate and executive director of UNAids – the joint UN programme set up to eradicate the disease, had said in her tweet: “He is not a soldier. Why is he being held in a military jail?”

Besigye used to be Museveni’s personal doctor but went on to become an opposition leader and has referred to the leader of the East African country, who has been in power since 1986, as a “dictator”.

He has alleged that previous presidential elections were rigged – a claim denied by the government – and has been arrested on numerous occasions in the past.

On one occasion he was shot in the hand; on another he suffered eye injuries after being doused in pepper spray.

The authorities have accused him of provoking them, and he has been charged with inciting violence.

Besigye’s alleged kidnapping has raised concerns in Kenya, where rights groups have voiced alarm recently after a spate of forced deportations from the country, once regarded as a safe haven for refugees from across the region, and further afield.

Kenya’s state-funded human rights body, the KNHRC, has expressed concern over Besigye’s case.

The Pan-African Opposition Leaders Solidarity Network also said the matter was “deeply disturbing and of grave concern”, adding that abductions by state security forces were not the legal way for co-operation between Uganda and Kenya.

Kampala Mayor Erias Lukwago, one of Besigye’s close political allies, has demanded a response from the Kenyan government over the issue.

“The manner and circumstances surrounding his arrest are really disturbing to us… [it] is shrouded in mystery. The government of Kenya owes us an explanation,” he said.

But Kenyan government spokesman Isaac Mwaura told the BBC he was not aware of any abduction and the top civil servant in the foreign affairs ministry, Korir Sing’oei, said he had not even been aware Besigye was in the country.

“Kizza Besigye visits Kenya many times, he is a leader who has friends, family here… [but] he didn’t tell us that he was coming to Kenya as the foreign affairs ministry, or that he needed any facilitation. We understand him, we value him and we hope that his situation can be resolved by the neighbouring country,” Sing’oei told the BBC.

Besigye has been less active in politics in the last couple of years, and did not contest the 2021 election, telling his supporters in April that he had taken a political break.

But he announced he was returning to the political fray for the next two years to sort out the “chaos” in his party, which has split into two factions.

He said he wanted to retire at 70 and would “push hard” to help Ugandans in the little time he had.

SOURCE BBC

Beesha Caalamka oo Jubbaland u so Jeedisay in ay Dib ugu Laabato Shirka Madasha.

0

Muqdisho, 20 Nofeembar 2024 – Saaxiibada Caalamka* ayaa ka walaacsan khilaafka cirka isku shareeray ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedka Jubaland, kadib kulankii dhowaan u qabsoomay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ).

 

Waxaan ku boorrineynaa dhammaan saamilayda inay ka qaybgalaan doodo wax ku ool ah oo loo dhan yahay oo ku saabsan hannaanka doorashada. Dowlad Goboleedka Jubaland waxaa lagu boorrinayaa inay dib ugu laabato GWQ si wadahadal furan looga yeesho dhammaan arrimaha taagan, loona soo celiyo xiriirkii kala dhaxeeyay DFS. Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan dhinacyada inay joojiyaan xiisad-abuuridda oo ay dib u billaanaan wadahadal furan, ka-hor inta aan la dhamaystirin geeddi-socod kasta ee doorasho.

 

Saaxiibada Caalamku waxay Soomaaliya ka taageeraan horumarinta ajendaha dawlad-dhisidda, oo ay ku jiraan hanka/hamiga loo qabo in si hore-u-socod leh loogu gudbo doorasho qof-iyo-cod ah iyadoo loo marayo nidaamyo doorasho oo si isasoo taraysa looga wada qayb qaato, loona dhanyahay. Tani waxaa kamid ah kasbashada taageero dadweyne iyo mid siyaasadeed, iyadoo la horumarinayo hababka doorashada, iyo jadwal waqtiyaysan oo shaqayn kara oo lagu dhameystiro doorashooyinka, kuwaas oo ah kuwo loo dhan yahay, oo si mug leh loo aqbalo, lana xaqiijin karo, isla markaana damaanad qaadaya amniga iyo xasilloonida qaran.

 

*Belgium, Boqortooyada Midowday ee Britain, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Maraykanka, Finland, Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Iswiidhan, Iswisarland, Jabuuti, Jarmalka, Qadar, Qaramada Midoobay, Ruushka, Spain, Talyaaniga, Turkiga, Urur-Goboleedka (IGAD), Ururka Jaamacadda Carabta (LAS) iyo Wafdiga Midowga Yurub.

International Partners urge de-escalation of FGS-Jubaland dispute.

0

Mogadishu, 20 November 2024 – International Partners* are alarmed by the escalation of the dispute between the Federal Government and Jubaland State following the recent National Consultative Council (NCC) meeting.

 

We urge all stakeholders to engage in constructive and inclusive discussions on the electoral process. Jubaland State is urged to return to the NCC for an open discussion of all outstanding issues, and to restore ties with the FGS. We encourage all parties to refrain from provocations and re-engage in an open dialogue, before any electoral processes are finalised.

 

International Partners support Somalia on advancing its state building agenda, including the ambition of progressively moving towards one-person, one-vote elections through increasingly inclusive and participatory voting systems. This includes garnering public and political support by developing electoral processes, and a viable timeline for completing them, that are inclusive, widely accepted, achievable, and guarantee national security and stability.

 

*African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Belgium, Djibouti, European Union (EU) Delegation, Finland, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Italy, Kingdom of Saudi Arabia (KSA), League of Arab States (LAS), Qatar, Russian Federation, Spain, Sweden, Switzerland, Türkiye, United Kingdom, United States and United Nations.

Madaweyne Erdogan oo sheegay in Mareykanka uu sameeyey ‘khalad weyn’

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Ogolaanshaha Washington ee ah in Ukraine ay gantaallada Mareykanka u adeegsato bartilmaameedyo militari oo gudaha Ruushka ku yaalla waa “khalad weyn” oo dunida u jiidi kara “dagaal weyn”, waxaa sidaas Arbacada maanta ah yiri madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan.

Tallaabada Kyiv loogu ogolaaday inay isticmaasho gantaallada riddada dheer ee ATACMS ayaa ka dhiggan isbedel weyn oo ku yimid siyaasadda Maraykanka, taasi oo dhalisay jawaab caro leh oo ka timid Moscow.

Moscow ayaa Talaadadii ballaarisay baaxadda marka ay isticmaali karto hubka nukliyeerka, taasi oo ah digniin cad oo ku wajahan Ukraine iyo Reer Galbeedka.

“Tallaabadan uu qaaday (Madaxweynaha Mareykanka Joe) Biden kaliya ma sii kordhin doonto colaadda, laakiin waxay horseedi doontaa falcelin weyn oo ka timaada Ruushka… waxayna gobolka iyo caalamka qarka u saari kartaa dagaal weyn,” ayuu madaxweynaha Turkiga u sheegay saxafiyiinta ka hor inta aanu raacin diyaaraddii uu kaga soo laabatay shirkii G20 ee Rio.

Go’aanka Mareykanka “waxaa loo fasiran karaa inuu yahay tallaabo lagu hurinayo dagaalka, si loo hubiyo inuusan waligiis dhammaanin oo xitaa sii fido,” ayuu yiri.

Waxa uu tilmaamay in wareegtada Talaadadii uu saxiixay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay u ogolaaneyso Moscow inay bixiso jawaab Nukliyeer, haddii lagu soo qaado weerar cirka ah oo baaxad leh, xitaa haddii kaliya loo isticmaalo hub caadi ah.

“Khaladka ugu yar ee lagu sameeyey khaladkan weyn… wuxuu la mid noqon doonaa sida budo lagu shubay dab, marka waxaan kula talinayaa qof walba inuu taxaddaro,” ayuu yiri.

Turkey oo xiriir saaxiibtinimo la leh labadan dal ee jaarka kala ah ee Badda Madow, ayaa Ukraine siisay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, balse waxay ka fogaatay inay dhaqan-geliso cunaqabataynta reer galbeedka ee Moscow.

Dib u eegista uu Putin ku sameeyay siyaasadda Nukliyeerka ee Ruushka ayaa waxaa si degdeg ah u cambaareeyay Washington, Brussels iyo London oo ku tilmaamay “mas’uuliyad darro,” waxaana Erdogan uu sheegay in tallaabadan ay tahay in NATO ay darasto.

“Tallaabada uu qaaday Ruushka waa in ay ka fakaraan mas’uuliyiinta NATO sidoo kalena dib u eegis lagu sameeyo,” ayuu ku sheegay shir jaraa’id oo uu Talaadadii ku qabtay magaalada Rio.

“Ruushka waxa uu leeyahay awood iyo tallaabooyin uu isku difaaco, si la mid ah, sida wadamada NATO, waa in aan qaadnaa tallaabooyin aan ku ilaalineyno nafteena,” ayuu yiri.

XIGASHO VOA

Safaarada Maraykanka ee Ukraine oo si kumeel gaara ah loo xiray

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Safaaradda Mareykanka ee Kyiv, ayaa si ku meel gaar ah loo xiray, ka dib markii ay heshay waxa ay ugu yeertay macluumaad gaar ah oo suurtagal ah weerar xagga cirka ah. Waxaa lagu booriyay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Ukraine inay raadsadaan gabaadyo isla markiiba ay maqlaan digniin hawada. Arrintan ayaa ku soo beegantay maalin uun ka dib markii Ukraine ay weerarkeedii ugu horreeyay ku qaadday dhulka Ruushka iyadoo adeegsanaysa gantaallada ballistic-ga ah ee uu Maraykanku sameeyo, ee loo yaqaan ATACMS.

Ruushka waxa uu ballan qaaday in uu ka jawaabi doono adeegsiga gantaallada riddada dheer ee reer galbeedka ee ka dhanka ah.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine,ayaa ka hadashay dalalka qaar ee ku dhawaaqeen goor hore oo maanta ah inay si ku meel gaar ah u xirayaan safaaradahooda Kyiv.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa sheegtay in hanjabaadaha noocan oo kale ah ay yihiin “nasiib darro” waa xaqiiqo maalinle ah oo dalka ka jirta, iyadoo intaas ku dartay in khatarta maanta ay tahay “mid la mid ah kuwii kun maalmood ee hore”.

Af hayeenka Heorhii Tykhyi ayaa yiri “Waxaan aaminsanahay inay sax tahay in la-hawlgalayaasheena ay uga falceliyaan maalinta 1001aad si la mid ah kumanaankii maalmood ee hore, iyada oo aan wax cadaadis ah oo dheeri ah la saarin.”

Muwaadiniinta Yukreeniyaanka waa inay “fijignaadaan” oo aysan iska indha tirin seeriga duullaanka, khatarta ee weerarka gantaalada Ruushka”.

Mareykanka, Isbaanishka, Talyaaniga iyo Giriiga ayaa dhamaantood maanta ku dhawaaqay xiritaan ku meel gaar ah.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka hadlay Qorshaha Dowladda ee Hirgilinta Doorashooyinka Tooska ah.

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka iyo in fursad loo siiyo shacabka Soomaaliyeed in ay doortaan madaxda hoggaaminaysa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo khudbad ka jeediyay munaasabadda Boqorka Dalka Ingiriiska Charles III oo ka dhacday xarunta Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyey xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo boqortooyada Ingiriiska.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale soo bandhigay ahmiyadda ay u leedahay xoojinta dowladnimada iyo horumarinta dalka hirgalinta doorashooyin dimuquraaddi ah iyo in dib awoodda loogu celiyo dadweynaha.

“Doorashadu waa tiirka ugu muhiimsan dimuqraadiyad ku saleysan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, dowladdu waxay ka shaqeynaysaa in shacabka Soomaaliyeed ay si buuxda uga qeyb qaataan hagidda mustaqbalkooda iyo in ay helaan xaqa Dastuuriga ah ee doorashada cidda hoggaaminaysa masiirkooda”.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Saaxiibada caalamiga ah ka dalbaday in dowladda Soomaaliyeed ay ku garab istaagaan marxaladdan taariikhiga ah, si loo helo daganaansho siyaasadeed, amni iyo horumar waara oo ka hanaqaada dalka.

DHAMMAAD

Opposition leader victorious in self-declared Somaliland elections.

0

Wednesday 20, Nov 2024 {HMC} The recent presidential elections in the self-declared Republic of Somaliland have concluded with a landslide victory for Abdirahman Mohamed Abdullahi, commonly known as Irro.

He competed against the incumbent president, Muse Bihi Abdi. Irro could reopen dialogue with the federal government of Somalia that stalled after Bihi signed a Memorandum of Understanding that leases a portion of land and sea to Ethiopia in exchange for recognition.

Irro received 64 percent of the votes cast, while the Kulmiye Party, led by outgoing President Muse Bihi Abdi, garnered 34 percent. Following his victory, Irro expressed gratitude to those who worked to help him win.

He emphasized that everyone had won today and that no one was defeated. And he Irro focused on unity of the people in his speech.

Irro said that this election was not about one group being defeated while another emerged victorious; rather, it was an election of brotherhood, aimed at unifying the people and fostering coexistence and development.

In Burco, the second-largest city in Somaliland, large crowds gathered at a square to celebrate Irro’s landslide victory.

Among them was Hawa Elmi, a woman wearing the flag of Irro’s Wadani party.

Elmi expressed her joy, saying that after more than 30 years, her political party had finally won the presidency.

She said that she is happy that after 34 years of serious attempts at gaining power, she is finally proud to have elected a president who is loyal to both the country and its people.

Somaliland declared its independence from the rest of Somalia in 1991, following the collapse of the military government led by the late dictator Mohamed Siad Barre.

Somalia has never accepted the breakaway, nor has it received international recognition. Efforts by the international community to broker a settlement between the two have been unsuccessful.

With Irro’s victory, discussions between Somalia and Somaliland may resume, according to Mohamed Husein Gaas, the founding director of the RAAD Peace Research Institute and a Research Associate at the Conflict Research Program at the London School of Economics.

He said that Irro’s win presents an opportunity to reopen stalled dialogue. During his campaign, Irro expressed a willingness to initiate discussions with the Federal Government of Somalia, potentially leading to a formal agreement and reunification.

Gaas also said that Irro’s election means a new hope for those who advocate for Somali unification and togetherness, adding that he believes Irro has a vision for development and is a decent leader with a long-term perspective.

Irro’s election has also been well-received in Mogadishu, where many, like Abdullahi Mohamed, a university graduate, see him as a decent leader.

Abdullahi noted that the implementation of a one-man, one-vote election in Somaliland could provide a lesson for people in the southern regions, such as Mogadishu, where residents have never voted to elect their leaders.

He saaid that the people in the South are pleased with Irro’s election as president of the Northern region of Somaliland, believing that he is a unifying figure from whom they can learn a lot.

Somaliland has long sought international recognition since declaring independence in 1991, but no government has yet recognized its status. In its pursuit of recognition, Somaliland signed a Memorandum of Understanding with Ethiopia in January, which involves leasing a seaport in exchange for recognition. However, the Somali government has labeled this arrangement as illegal, viewing it as Ethiopia’s attempt to create a rift within Somalia.

SOURCE VOA

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda dalka

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku ansixiyay xeerka dhismaha Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee ka qeyb galaya doorashooyinka dalka.

Meel marinta xeerkaan ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay 177 Xidhibaan, waxaana ka aamusay hal Xildhibaan, mana jirin Xildhibaan diiday, sida uu sheegay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Xeerkan cusub ayaa ah mid tilmaamaya shuruucda iyo xeerarka lagu hagi doono Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee dalka si loo hubiyo in Ururada iyo Xisbiyada siyaasada ay ku shaqeeyaan qaab hufan oo waafaqsan Dastuurka dalka.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh oo kulanka labada gole goobjoog ka ahaa ayaa uga mahadceliyay labada gole talaabada ay ku meel mariyeen xeerka dhismaha Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee doorashooyinka.

Sabtigii lasoo dhaafay ayay aheyd markii sidaan oo kale Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ku meel mariyeen xeerka dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo sohdimaha, waxaana talabaasi ka horyimid maamulada Jubbaland, Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda dowladda Fedaraalka.

Denmark oo Sheegtay in Soomaaliland U Aragto Qeyb ka Mid Ah Soomalia

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Danjire Axmed Macalin Fiqi , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Denmark u fadhiya dalkeenna Danjire Steen Sonne Andersen, waxa ayna kawada hadleen arrimo muhiim ah.

Kulanka ay yeesheen Wasiir Axmed Fiqi iyo Safiirka Denmark ayaa diiradda lagu saaray sidii loo cadeyn lahaa hadalladii dhawaan ka soo yeeray Somaliland ee ku saabsanaa doorashooyinka Somaliland iyo tabashada shacabka ee ka dambeysay.

Danjire Andersen, ayaa raali gelin ka bixiyay hadalkii uu jeediyay, waxa uuna xaqiijiyey in Denmark ay si joogto ah u ixtiraamayso midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, waxaanu hoosta ka xariiqay in Somaliland tahay qayb ka mid ah Soomaaliya oo aan la kala qaybin karin.

Danmark iyo Soomaaliya ayaa weli ah saaxiibo ay ka go’an tahay, iyagoo si dhow uga wada shaqeynaya arrimaha mudnaanta la wadaago, oo ay ku jiraan dowlad-dhisidda, wax ka qabashada isbeddelka cimilada, iyo horumarinta nabadda iyo amniga.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay hadalkii uu dhawaan magaalada Hargeysa ka jeediyay safiirka dowladda Denmark u jooga Soomaaliya, kaa oo Somaliland ku tilmaamay dal madaxbannaan, waxa ayna taasi dhalisay in safiirka iyo dowladiisa laga dalbado in hadalkaasi jawaab ka bixiyaan.

Muuse Biixi oo ogolaaday Natiijada Doorasho looga Guulistay

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha ay dhawaan doorteen shacabka reer Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana uu aqbalay oo soo dhaweeyey natiijada ku-meel-gaadhka ah ee kasoo baxday guddida doorashooyinka.

Ugu horrayn, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu si mug iyo miisaan leh ugu mahadceliyey cid kasta oo ka qayb qaadatay doorashooyinkii madaxtooyada iyo xisbiyada ee  qabsoontay sida shacbiga reer Somaliland ee codkooda sida nabadgelyada ah u dhiibtay, guddidii doorashooyinka, axsaabtii iyo ururradii tartamayey iyo ciidamadii amniga ilaalinayey.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu si cad u sheegay inuu aqbalay guusha xisbiga WADDANI kasoo hooyey doorashooyinkii  ka dhacay, murashaxiintiisana ku hambalyeynayo xilka culus ee la saaray, waxana uu yidhi,“Waxan halkan ka caddaynayaa inaanu aqbalnay natiijadii doorashada kasoo baxday oo uu ku guulaystay xisbiga WADDANI, sharcigana ay tahay sharafta iyo Qaran-dhiskuna sidaa yahay.”

Madaxweynuhu isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas ku daray,“Ma aha maalin aynu murmaynno oo aynu isku qabsanayno oo dhexdeenna khilaaf ka imanayo’e waa maalin aynu wada guulaysannay oo aynu Qarankeennii kor u dhisnay,” ayuu yidhi Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Ugu dambayntii, Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu taageerayaasha xisbiga KULMIYE ugu baaqay inay u hoggaansamaan natiijada, isaga oo guud ahaanba shacabka reer Somaliland-na ka codsaday in lala shaqeeyo Madaxweynaha la doortay, Qarandhiska Somaliland-na meel looga soo wada jeesto, si guul wadareed iyo badhaadhe loo gaadho.