Home Blog Page 1600

{DAAWO MUQAALKA} Sheekh Cabdi ninka ugu da’da weyn ee sida KMG ah usii ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubaland.

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Sheekh Cabdi ninka ugu da’da weyn ee sida KMG ah usii ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Cabsi Laga qabo Fatahaad Cusub oo Saameyso Baladweyne.

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Cabsi Laga qabo Fatahaad Cusub oo Saameyso Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Xidig oo ka Hadlay Doorashada Jubbaland

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Xildhibaan Xidig oo ka Hadlay Doorashada Jubbaland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Cabdiraxmaan Cirro oo kulan la qaatay taliska ciidamada maamulka Soomaaliland.

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha la doortay ee maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa maanta qaaday tallaabadiisii ugu horreysay, wuxuuna kulan la yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidamada maamulkaasi.

Cirro ayaa kulan is xog wareysi ah la qaatay taliyaha ciidanka milatariga Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka Qaranka, isaga oo kala hadlay arrimaha ammaanka ee maamulkaasi.

Taliye Nuux iyo saraakiisha kale ee kulanka ka qayb-galay ayaa madaxweynaha cusub ugu tegay salaan, waxayna la wadaageen warbixin la xiriirta xaaladda ammaanka.

Sidoo kale, Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan kale la yeeshay taliyaha ciidanka Dabdamiska Axmed Maxamed Xasan (Sawaaxili) iyo saraakiil uu hogaaminaayo oo salaan ugu tegay.

Taliye Sawaaxili ayaa bogaadiyay Madaxweynaha cusub ee la doortay, isaga oo ugu duceeyay in Alle ku asturo masuuliyada culus ee loo igmaday.

Kulamadan ayaa qayb ka ah dadaallo uu haatan bilaabay Cabdiraxmaan Cirro oo kusoo baxay doorashadii ka dhacday Somaliland, kadib markii uu ka guuleystay Muuse Biixi.

Madaxweynaha cusub ayaa lagu wadaa inuu dhawaan xilka la wareego, wuxuuna hadal uu jeediyay kadib guushiisa sheegay in aanu jiri doonin dabaaldagyo maadaama ay Somaliland ay u taalo tacsida madaxweynihii hore ee maamulka Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

{DAAWO MUQAALKA} Faarax Cabdulqadir ayaa ugu baaqay Bulshada in ay xusustaan macallimiintoodi ee jahliga kaso saray

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Faarax Cabdulqadir ayaa ugu baaqay Bulshada in ay xusustaan macallimiintoodi ee jahliga kaso saray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Senator Cabdi wali “Kuwa Doorashada diidan qaar 3 jeer madaxweyne doontay oo waayey ayaa ku jira”

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Senator Cabdi wali “Kuwa Doorashada diidan qaar 3 jeer madaxweyne doontay oo waayey ayaa ku jira”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kormeer lagu sameeyey ciidanka ilaalada xeebaha soomaaliya.

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Kormeer lagu sameeyey ciidanka ilaalada xeebaha soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dorashadii kadhacday Somaliland mid lamida Muqdisho waa laga qabankaraa “R.wasaarw Saalax Jaamac”

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Dorashadii kadhacday Somaliland mid lamida Muqdisho waa laga qabankaraa “R.wasaarw Saalax Jaamac”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Mareykanka oo Turkey uga digay in ay marti-geliso xubnaha…..

0

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Mareykanka oo Turkey uga digay in ay marti-geliso xubnaha…..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {20.11.2024}

Arbaco 20, Nov 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Abdirahmaan Ahmed Maaskaro

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO