Home Blog Page 1606

{DAAWO MUQAALKA} Tirinta codadka doorashada Somaliland oo soo dhammaatay iyo Ciro oo ku ,,

0

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf.

Arrintan ayaa waxaa macnaheedu yahay inay hadda la sugayo natiijada heer qaran sida uu sharcigu dhigayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {18.11.2024}

Isniin 18, Nov 2024 {HMC}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HAKAAN KA DHEGEEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} RW Xamza oo si kulul uga hadlay doorashada Jubbaland.

0

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha Jubaland ee Axmed Madoobe.

Waxa uu tilmaamay in maamulka Jubaland uu horay u aqbalay doorashooyinka qof iyo codka ah, oo ay ka shaqeyneyso Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya.

Hadalka ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka muuqday halka uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamulka Jubaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

IDP women selling animal bones to support families in Baidoa.

0

Monday 18, Nov  2024 {HMC} Maydigo Omar Yarow, a 60-year-old widow and mother of six, wakes up before dawn and heads to a livestock slaughter site on the outskirts of Baidoa to scavenge for discarded bones and hide.

She collects them to sell to local restaurants that crush and cook them into broth, a dish that is popular among their customers.

Maydigo said other women in the camp informed her about this work they were already doing. The livestock owners whose animals have been slaughtered don’t ask the women for any payment for the bones they collect that earns them a decent living.

Maydigo makes $4 a day from selling the bones, which gets her family three meals and pays for the children’s education. Before that they went without food for days.

“This work is tough, but it has changed our lives. Before, we relied on help from my brother. Now, I can feed my children without asking anyone. I prepare three meals for them every day, and they go to school,” she said.

She began bone-collecting in May when collecting firewood in the rural areas became unsustainable due to increased competition. She only used to earn 30,000 Somali shillings ($1.2) per day at best from selling firewood. Life has been a struggle since the death of her husband from cholera in 2020. Her children, who are still young, depend solely on her.

More than 60 displaced women are involved in collecting the bones and hide from slaughter sites in this area of Baidoa, in southern Somalia’s Bay region.

The work is not without challenges. Maydigo said she often encounters thieves and wild animals on her way to the slaughter site. She leaves her home before sunrise as the bones are taken quickly.

“If you don’t get there early, others will take the bones before you arrive,” she explains. Sometimes coming home at night she has been robbed of the bones she collected.

Maydigo’s family fled to the displacement camps in Baidao from Sarmaan village, 40 kilometres from Hudur, after losing their farm and livestock to prolonged drought.

Another IDP mother of nine, Hawo Salad Cali, 50, also collects bones to sell. She was displaced from Howlaha-Guud area, 45 kilometres from Baidoa, where her family’s five-hectare farm in was ruined by prolonged bouts of drought. They were forced to join Buur camp in December 2023.

With humanitarian aid to the camps halted in recent months, her family has relied on the help of neighbours to meet basic needs.

Hawo explains that she walks 10 kilometres a day to the Hanano slaughterhouse to collect bones, carrying them back on foot in heavy sacks. She earns around $6 from a day’s work, which she uses to feed her children and repay her debts.

Fetching water is an additional daily ordeal for these displaced women. Hawo walks two kilometres to a well outside the camp, carrying a 20-litre jerrycan home on her back. Each jerrycan costs 5,000 Somali shillings.

“I used to depend on aid, and my children often went hungry. Now I can take care of their food and even pay off some of the $100 debt I owe for food and clothing. Life is still hard, but it’s better than before,” she shared.

According to Isho Ali Abdi, a 37-year-old mother, the $5 she earns collecting bones and hide has eased her worries about providing food and clothing for her five children. She has been able to enroll two of her children in primary school.

“Before, my children stayed home without any schooling. Now thanks to this work, I can afford their education. They are learning and I can provide for them. It’s been a big change for us,” she said.

Every day, Isho carries up to 25 kilograms of bones on her back, walking long distances to sell them. Though the work is exhausting, her family’s financial struggles leave her no room to rest. The work is better than the laundry jobs she used to do, earning at most $2 per day that didn’t pay for her household’s needs.

Two years ago, Isho separated from her husband and has since taken on the sole responsibility of caring for her children. In April, her family was displaced from Shabelow village, 30 kilometres from Baidoa, after severe drought destroyed their five-hectare farm. The crops including sorghum, maize, and beans, withered, leaving them without food or income.

SOURCE

{DAAWO MUQAALKA} Xabsiga Dhaxe ee Baladweyne waxaa ku xiran Maxaabiis isku jirta AS iyo Gacan ku dhiigle Mana laha Cunto biyo Koronto iyo Musqul.

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Xabsiga Dhaxe ee Baladweyne waxaa ku xiran Maxaabiis isku jirta AS iyo Gacan ku dhiigle hadane Mahaaystaan Cunto biyo Koronto mana lahan wax Musqul ah sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha Xabsiga.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Mareykanka ayaa Ukraine ogoladaay gantalada 300km ku garacan bartilmaameedyada gudaha Ruushka.

0

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Dalka Mareykanka joe biden ayaa Ukraine u fasaxay inay u adeegsadaan hubka Mareykanka lagu sameeyo duqeymaha ka socda gudaha Ruushka, taasoo calaamad u ah isbedel muuqda oo ku yimid mowqifkiisa ku saabsan colaadda Ukraine iyo Ruushka, sida laga soo xigtay laba sarkaal oo Mareykan ah iyo ilo xog ogaal ah.

Ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in Ukraine ay isku diyaarineyso inay qaado weeraradeeda ugu horreeya mustaqbalka dhow, inkastoo faahfaahin gaar ah aan la shaacin sababo la xiriira dhanka ammaanka.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in gantaalada ay “la hadli doonaan naftooda” iyaga oo ka jawaabaya warka ogolaanshaha Mareykanka.

“In badan oo ka mid ah warbaahinta ayaa sheegaya in aan helnay ogolaansho si aan u qaadno tallaabooyinka ku habboon. Si kastaba ha ahaatee, shaqo-joojin laguma dhawaaqo hadal, arrimahan oo kale laguma sheego. Gantaalada ayaa runtii u hadli doona naftooda,” ayuu yiri mar uu khudbadiisa fiidkii.

Aqalka Cad ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo arrintan.

Isbeddelka siyaasaddan ayaa ku soo beegmaya iyadoo Ukraine ay ku dhawaaqday xayiraadaha awoodda degdegga ah ee waddanka oo dhan ka dib “weerar ballaaran” oo Ruush ah oo sii burburiyay kaabayaasha tamarta ee horeba u daciifay, taasoo keentay dhimashada sagaal rayid ah oo dalka oo dhan ah.

Oggolaanshahaaga ayaa loo baahan yahay si loo suugo amaanka waxana ka badaalo dagaalka. Waxaan u isticmaalnaa gantalada si aan u maareyno waxyaabo dheeraad ah oo laga yaabo in ay ku dhejiyaan qalabka oo aan u ururino xogta ku saabsan hawshaada.

Maaree dookhyada Konton iyo laba qof ayaa ku dhaawacmay, toban qof oo ay ku jiraan laba carruur ah, ayaa naftooda ku waayay markii gantaal Ruushku uu ku dhacay dhismo ka kooban sagaal dabaq oo ku yaalla gobolka Sumy ee waqooyi-bari ee Ukraine, sida ay sheegeen ciidammada gurmadka degdegga ah iyo militariga ee dalkaas.

Mr. Zelensky ayaa sheegay in Ruushka uu sidoo kale riday 120 gantaal iyo ku dhawaad ​​100 diyaaradood oo aan duuliye lahayn, kuwaas oo lala beegsaday Kyiv iyo sidoo kale koonfurta, bartamaha iyo galbeedka fog ee dalkaasi.

Dad rayid ah ayaa lagu dilay gobollada Mykolaiv, Lviv, Kherson, Dnipropetrovsk, iyo Odesa intii lagu guda jiray waxa ay mas’uuliyiinta caasimadda ku tilmaameen mid ka mid ah weerarradii ugu ballaarnaa tan iyo markii uu billowday duullaankii Ruushka ee ku dhawaad ​​saddex sano ahaa.

UK to put Sudan resolution to vote by UN Security Council.

0

Monday 18, Nov  2024 {HMC} Britain will seek backing from other United Nations Security Council members on Monday for its demand that Sudan’s warring parties stop hostilities and allow deliveries of aid, the British foreign ministry said.

With London holding the rotating presidency of the council, British foreign minister David Lammy is due to chair a vote on a UK/Sierra Leone-proposed draft resolution, which also calls for the protection of civilians.

Lammy will say “the UK will never let Sudan be forgotten” and announce a doubling of Britain’s aid to $285 million, according to a statement from his ministry.

A power struggle between the Sudanese army and the paramilitary Rapid Support Forces broke out in April 2023 ahead of a planned transition to civilian rule, killing thousands and triggering the world’s largest displacement crisis.

The ministry said Lammy would also criticize restrictions by Israel on humanitarian aid in Gaza and call for an immediate ceasefire along with the release of all hostages.

On the war in Ukraine, he was due to say that Britain “will keep standing with Ukraine until reality dawns in Moscow.” He was due to speak to media with Ukrainian Foreign Minister Andrii Sybiha.

SOURCE VOA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {11.18.2024}

Isniin18- November-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare &Sahra Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Allaha U naxariistee waxaa Aas Qaran oo loo sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland.

0

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas Qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey madaxweynihii Afraad ee Somaliland, marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dhawaan geeriyooday.

Aaska Qaran ee loo sameeyey madaxweyne hore waxa ka qaybgalay shirguddoonka goleyaasha wakiillada iyo guurtida, xildhibaanno, wasiirro, wufuud ka socotay dalalka deriska, madaxda axsaabta qaranka, siyaasiyiin, haldoor, culimo iyo dadweyne aad u tiro badan oo isaga kala yimi daafaha dunida iyo dalka gudihiisa, iyada oo halkaas laga jeediyey hadallo loogu ducaynayo marxuumka, laguna sharraxayo sifooyinkii wanaagsanaa ee uu lahaa iyo waxqabadkii ballaadhnaa ee dalka ka hirgeliyey muddadii uu hoggaaminayey.

Madax kala duwan oo halkaas ka hadashay, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehellada, qaraabada iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum Axmed Siilaanyo, waxana ka marag kaceen dedaalkii iyo naf-hurkii uu horumarka dalkiisa ka geystay muddadii hoggaanka dalka iyo midkii halgankaba kasoo geystay.

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dawladda Federal-ka Ethiopia, Mudane Aadan Faarax, xubinna uu ka yahay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa ka qabgalay Aaska qaran ee madaxweyne hore marxuum Axmed Siilaanyo, waxana ay ku sifeeyey siyaasi iyo cabqari weyn oo geeska Afrika ka baxay.

Madaxweynihii Afraad ee Somaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kamid ahaa tiirarkii ugu waaweynaa ee hoggaaminayey halgankii qadhaadhaa ee dib-u-xoraynta, waxana uu muddo ka badan Toddoba sannadood ahaa madaxweynaha qaranka, isaga oo fuliyey waxqabad ballaadhan oo gobollada iyo degmooyinka dalka, kuwaas oo kamid ah waxyaabaha ugu mudan taariikhdiisa muddadaas uu dalka hoggaaminayey.

{DAAWO MUQAALKA} Nin fududeeyay 9 qarax oo Muqdisho Lagu qabtay,

0

Isniin 18, Nov 2024 {HMC}  Ciidanka hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA oo gacanta ku dhigay nin katirsanaa kooxda Al Shabaab , kaa oo NISA sheegtay in kooxda u qaabilsanaa hubinta iyo sameynta gaadiidka ay u adeegsadaan qaraxyada.

Ninkan ay ciidamada NISA gacanta ku dhigeen ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir Maxamed Xasan (Xaaji), waxaana la sheegay in xubin muhiim ah ka ahaa shabakadda Al Shabaab u qaabilsan qaraxyada ismiidaaminta ah iyo hubinta gaadiidka qaraxyada loo adeegsado.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA