Home Blog Page 1607

Doowladda Soomaliya oo Ka Tacsiyeeysay Geerida General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg)

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda, General Yusuf Xasan Faarax (Yusuf Dheeg), khabiir ciidan oo qiimo leh iyo diblumaasi sare.

General Yusuf Dheeg ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliya. Wuxuu noloshiisa u huray inuu Soomaaliya ugu adeego si hagar la’aan ah, isaga oo xilal kala duwan soo qabtay. Wuxuu ahaa Jeneraal sare oo lagu maamuusay Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, isagoo tababar ku qaatay Midowgii Soofiyeeti, islamarkaana door muhiim ah ka qaatay waqtiyadii muhiimka ahaa ee taariikhda dalka.

Markii uu u wareegay diblumaasiyadda, wuxuu noqday Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, isagoo sare u qaaday xiriirka caalamiga ah. Intii uu ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda, wuxuu sameeyay guulo waaweyn, oo ay ka mid tahay matalaadda Soomaaliya ee Shirweynaha Qaramada Midoobay.

Wasaaraddu waxay u diraysaa tacsi diiran qoyska, saaxiibbada, iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed xilligan murugada leh. General Yusuf Dheeg wuxuu ahaa waddani daacad ah oo u taagnaa adeegga Soomaaliya, lana xasuusan doono mar walba. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannatul Firdows ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa.

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay nin fududeeyay ilaa 9 qarax oo Al Shabaab fulisay

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Ciidanka hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA oo gacanta ku dhigay nin katirsanaa kooxda Al Shabaab , kaa oo NISA sheegtay in kooxda u qaabilsanaa hubinta iyo sameynta gaadiidka ay u adeegsadaan qaraxyada.

Ninkan ay ciidamada NISA gacanta ku dhigeen ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir Maxamed Xasan (Xaaji), waxaana la sheegay in xubin muhiim ah ka ahaa shabakadda Al Shabaab u qaabilsan qaraxyada ismiidaaminta ah iyo hubinta gaadiidka qaraxyada loo adeegsado.

Qoraalka kasoo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ninkan ku lug lahaa cillad bixinta ilaa sagaal gaari oo kooxda Al Shabaab qaraxyo u adeegsadeen, waxaana la sheegay in ninkan uu gaari Harier ah oo lagu qarxiyay hotelka SYL uga soo dhiibay Ceelasha Biyaha ninkii ismiidaamiyay.

{DAAWO SAWIRADA} Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo xilka ku wareejiyay Jeneraal Odawaa

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odowaa Yusuf Raage iyo Taliyihii hore Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxiyadiin.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in labadi sano ee lasoo dhaafay ciidanku xorreeyay deegaanno badan oo ay kooxda Al Shabaab haysteen, isla markaana ay Xukuumaddu gaarsiisay adeegyadii asaasiga ahaa ee bulshadu u baahnayd.

Waxa uu intaa ku daray  in taliyaha cusub laga doonayo dardargelinta dagaalka dalka lagaga xorreynayo AL Shabaab iyo kooxaha nabadda diiddan, isagoo tilmaamay inay muhiim tahay xoojinta iyo tayeynta dhismaha qeybaha kala duwan ee ciidamada qalabka, la wareegidda amniga dalka iyo in ciidanka laga wacyigaliyo waxyaabaha maanka dooriya.

Mudan Xamsa ayaa xusay in dalka la gaarsiiyay horumar dhinacyo badan leh oo dowlada Soomaaliyeed ku tallaabsatay intii Xukuumaddan ay jirtay oo ay kamid yihiin qaadista cunaqabatayntii hubka, taas oo ku timid dedaal badan oo dowladu bixisay, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo inaan xubin ka noqonay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayna markhaati ka yihiin shacabka Soomaaliyeed.

{DAAWO MUQAALKA} Qaabkii Eey U Dhacay Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka.

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Qaabkii Eey U Dhacay Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dadka Muqdisho oo la barayo Habka ay ugu qeeyb qaadan karaan Doorasho qof iyo Cod ah.

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Dadka Muqdisho oo la barayo Habka ay ugu qeeyb qaadan karaan Doorasho qof iyo Cod ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Baaritaano Lagu Ogaaday Dhibka Somalida Uu Ku Haayo Barta TIktoka

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Baaritaano Lagu Ogaaday Dhibka Somalida Uu Ku Haayo Barta TIktoka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Diyaarad militari oo ay leedahay Itoobiya oo ku dhacaday gobolka Axmaarada

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Diyaarad militari oo ay leedahay Itoobiya oo ku dhacaday gobolka Axmaarada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Baaritaan Lagu Sameeyay Garoonka Muqdisho Xili Dalka Ay Kusuganyihiin…

0

Isniin 18,Nov 2024 {HMC} Baaritaan Lagu Sameeyay Garoonka Muqdisho Xili Dalka Ay Kusuganyihiin…

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Somali Foreign Minister receives credentials of new IOM chief of mission in Somalia.

0

Monday Nov, 18, 2024 {HMC} Somali Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi received the credentials of the new International Organization for Migration (IOM) Chief of Mission to Somalia, Manuel Marques Pereira, during a meeting in Mogadishu on Sunday.

Minister Fiqi and the new chief discussed strengthening collaboration on key initiatives supporting Somalia’s development.

The Ministry of Foreign Affairs is leading efforts to establish a Diaspora Centre to engage and support over 4 million Somalis living abroad. The centre is expected to play a crucial role in mobilizing diaspora contributions to Somalia’s socio-economic progress.

“The Ministry of Foreign Affairs remains committed to leading initiatives that advance Somalia’s development. We look forward to continuing our partnership with IOM to achieve these shared goals,” the Minister stated,” the ministry said.

The Foreign Minister praised IOM’s Stabilization Projects, which align with the government’s priority to reconnect essential services to areas recently liberated from AS

Sourcce Hiiraan Online

TikTok ‘clan battles’ over music and poetry stoking tensions in Somalia.

0

Monday 18, Nov  2024 {HMC} Many in Somali society are concerned that online bravado can cross the line into hate speech, worsening clan-based rivalries

The contests are viewed on thousands of smartphone screens across Somalia and beyond, and usually feature two rivals who look like typical fresh-faced Generation Z influencers.

Side-by-side on the screen, each of these digital gladiators performs to whip up their supporters, who respond with a blizzard of cute emojis and paid-for digital tributes.

The game might use the live battle feature of the voguish TikTok app, but the sentiments expressed by these 21st century adversaries stem from some of Somalia’s oldest, but also most divisive traditions.

Using music, speeches, poetry and jibes, each player takes it in turn to extol the virtues of their own clan, and at times to mock or denigrate that of their opponent.

The winner is the player whose performance garners the most digital gifts, and the loser suffers the public humiliation of having to admit the supremacy of another clan.

Such live online contests, which are known as “clan debates”, “clan wars”, or The Big Tribal Game, can attract tens of thousands of spectators in Somalia itself, but also around the world in the large Somali diaspora.

The Big Tribal Game is widely watched outside Somalia (the people shown were playing the game and they were not involved in any clan-related violence)

To the spectators, the contests are harmless fun and a chance for Somali youth to take pride in their culture and traditions.

Yet in a country that from the 1990s has been torn apart by civil war often waged by clan-based militia, the sight of clans raising grievances and trading taunts about ancestors or battles is worrying.

Many in Somali society are concerned that the heated bravado can at times cross a line into hate speech and is worsening clan-based tensions.

The contests’ popularity among the diaspora is also a demonstration of how the online world is allowing clan rivalries to be taken up by a new generation, whose own parents have often fled Somalia’s conflicts.

Mukhtar Hassan Olad fled Mogadishu to Sweden in 2003 at a time when the capital and much of the country were carved out into fiefdoms and ruled by various clan-based factions.

By some estimates, Somalia’s civil war has killed as many as half a million people and displaced nearly four million more.

The 43-year-old told The Telegraph that the TikTok contests bring back bad memories.

The Big Tribal Game has worrying implications for many (the people shown were playing the game and they were not involved in any clan-related violence)

“Back when I left Somalia, it was the guns terrorising the community, but now it’s the smartphone,” he said.

“Every time I see these debates on TikTok, I get reminded of the past atrocities that I and many like me were lucky enough to survive.”

“Instead of using TikTok to empower and educate Somalis, they’d rather fuel clan hatred. The same clan hatred that ripped their country apart.”

For those dealing with the aftermath of Somalia’s conflicts, they also fear that the online contests and aggressive comments on social media could have real world repercussions.

Clan conflicts forced Abdirashid Osman Mohamed to leave his home in the Lower Shabelle region and he currently lives in a camp in the Garasbaaley district of Mogadishu.

He said that during the violence that forced him to leave, online vitriol was often stirred up against his clan.

“First they start off by insulting the clan, then they say things like we don’t belong here.

“I was born and raised in this land. How can someone all the way in Europe say my clan and family don’t belong here and then rally their clan against us.”

Clans in Somali life

When large-scale clan-based violence erupted in the Somaliland region in 2023, the European and American diaspora took part on both sides by providing funding, technical support and propaganda through their smartphones.

Clans are still a key arbiter of many aspects of Somali life and identity, and they have played a significant role in politics.

At the same time, growing use of the internet and mobile phones is leading to new online culture and keeping alive links with the diaspora. According to World Bank figures, in 2022 nearly 30 per cent of Somalis were online.

Dr Jethro Norman, a researcher at the Danish Institute for International Studies, said: “The Big Tribal Game thrives on the spectacle of confrontation, pitting individuals against each other in a public forum where they trade insults tied to clan identity.

“This dynamic appeals to viewers by giving them a sense of participation in ongoing rivalries, while reinforcing their own clan identities and grievances.”

Social media now gives Somali clan conflicts a global footprint, he said.

“While regulations in countries like the US and in the EU aim to curb hate speech or incitement of violence, they are often broad and may not be well-suited to the nuanced clan-based content that emerges in Somali contexts,” he said.

SOURCE 


Ben Farmer and Mohamed Gabobe in Mogadishu