Home Blog Page 1638

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Hoose ee Xamar oo ka digtay boorar sharci darro ah oo lagu dhagsado waddooyinka Muqdisho.

0

Axad 10,Nov 2024 {HMC} Dowladda Hoose ee Xamar oo ka digtay boorar sharci darro ah oo lagu dhagsado waddooyinka Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in CXDS ay kaso baxaan furimaha

0

Axad 10,Nov 2024 {HMC} Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in CXDS ay kaso baxaan furimaha

HA KA DAAWO MUQAALKA

Carruur badan oo ku dhintay duqeyn ay ciidanka Isra’il ka fuliyeen Qaza.

0

Axad 10- Nov-2024 {HMC} Qoyska iyo qaraabacada carruur ku dhintay duqeyn ay ciidanka Isra’il ku bartilmaameedsatay goob ay kubad ku ciyaarayeen ayaa Sabtidi sameeyay kulan xus ah oo ay ugu murugoodeen uguna duceeyeey carruurta.

Duqeynta lagi dilay carruurta ayaa ka dhacday deegaanka Mawasi ee xeebta koofureed ee Gaza, halkaas oo ay isugu tageen boqollaal kun oo Falastiinyiin ah oo kasoo barakacay deegaanno kala duwan oo ku yaalla Marinka Gaza.

Maxamed Zanun oo ka mid ah qaraabada carruurta ayaa sheegay in ilamaha la dilay ay ahaayeen bartilmaameedka madfaca lasoo ganay maadaama buu yiri aysan cid kale goobta joogin.

Warbixin Jimcihi shalay kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay, in 70 boqolkiiba dadka lagu dilay dagaalka hadda ka socda Gaza muddada 14-ka bil ah ay yihiin dumar iyo carruur.

Qatar withdraws as mediator between Israel and Hamas,

0

Saturday 9,Nov 2024 {HMC} Qatar has withdrawn as a mediator in ceasefire and hostage release talks between Israel and Hamas, reports say.

It comes after senior US officials reportedly said Washington would no longer accept the presence of Hamas representatives in Qatar, accusing the Palestinian group of rejecting fresh proposals for an end to the war in Gaza.

Anonymous Qatari sources told the AFP and Reuters news agencies that Hamas’s political office in Doha “no longer serves its purpose” due to “a refusal to negotiate a deal in good faith”.

Qatar is ready to resume its role as a mediator were Israel and Hamas to show “sincere willingness to return to the negotiating table”, the sources reportedly said.

Hamas have had a base in the Qatari capital since 2012, reportedly at the request of the Obama administration.

In anonymous briefings to Reuters, US officials said the Qatari government had agreed to tell Hamas to close its political office 10 days ago.

The reports have been denied by Hamas officials.

The small but influential Gulf state is a key US ally in the region. It hosts a major American air base and has handled many delicate political negotiations, including with Iran, the Taliban and Russia.

Alongside the US and Egypt, the Qataris have also played a major role in rounds of so-far unsuccessful talks to broker a ceasefire in the year-long war between Israel and Hamas in Gaza.

But there is growing evidence of a shift in the relationship.

After the killing of Hamas leader Yahya Sinwar, Hamas held a two-hour mourning tent in Doha in a small hall, a stark contrast to the recent three-day mourning held for Hamas leader Ismail Haniyeh, which was conducted with official state oversight and security.

The latest round of talks in mid-October failed to produce a deal, with Hamas rejecting a short-term ceasefire proposal. The group has always called for a complete end to the war and the full withdrawal of Israeli troops from Gaza.

Israel has also been accused of rejecting deals. Days after being fired earlier this week, former Defence Minister Yoav Gallant accused Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu of rejecting a peace deal against the advice of his security chiefs.

The call for Hamas to be expelled from Qatar appears to be an attempt by the outgoing Biden administration to force some sort of peace deal before the end of his term in January.

Were Hamas to be forced to leave Doha, it is unclear where they would base their political office. Key ally Iran would be an option, although the assassination of former leader Ismail Haniyeh in Tehran in July suggests they may be at risk from Israel if based there. It would also not give them anything close to the same diplomatic channels to the West.

A more likely option would be Turkey. As a Nato member but also a Sunni majority state, it would give the group a base from which to operate in relative safety. Last April President Erdogan hosted then Hamas political chief Ismail Haniyeh and his delegation in Istanbul, where they talked about “what needs to be done to ensure adequate and uninterrupted delivery of humanitarian aid to Gaza, and a fair and lasting peace process in the region”.

The move would also most likely be welcomed by Ankara, which has often sought to position itself as a broker between east and west.

Key Hamas figures such as Osama Hamdan, Taher al-Nunu, and others frequently featured on news outlets have been staying in Istanbul for over a month.

Their extended presence in Turkey marks a departure from past visits, which were typically limited to brief stays.

It is thought the personal safety of Hamas leadership is now a major concern for the group, which saw two leaders killed in less than four months. As well as Haniyeh’s death in July, in October Israel killed Yahya Sinwar, the mastermind behind the 7 October Hamas attack on southern Israel.

According to the European Council of Foreign Relations, “Hamas has adopted a temporary model of collective leadership to mitigate the effect of future Israeli assassinations”.

H A Hellyer, a senior associate fellow at the Royal United Services Institute (Rusi), told the BBC that nowhere “will give them protection from Israeli assassination attempts in the same way that being in Doha, where America has its largest military base in the region, did”.

The latest move comes as US officials appear increasingly frustrated with the approach the Israeli government has taken to ending the war. In October, the US Secretaries of State and Defense said if Israel did not allow more humanitarian aid into the territory by 12 November, they would face unspecified policy “implications”.

Last weekend a number of UN officials warned the situation in northern Gaza was “apocalyptic”. On Saturday the independent Famine Review Committee said there was a “strong likelihood that famine is imminent in areas”.

The relationship between President Joe Biden and Netanyahu has deteriorated over the course of the war in Gaza, with increasing pressure from Washington to improve the humanitarian situation for the Palestinians and find some sort of negotiated settlement.

But, according to Dr Hellyer, US attempts at negotiation have been fatally flawed.

“By setting red lines and allowing Netanyahu to cross them without consequence, the Biden administration effectively encouraged further impunity. I don’t think any of this will change in the next 10 weeks,” he said.

Any overtures have been repeatedly rejected by Netanyahu and his right-wing coalition, who will now also feel emboldened by the prospect of an incoming Donald Trump presidency.

While exactly what approach Trump will take to the region remains uncertain, he is thought to be more likely to allow Israel to act on its terms.

He has previously said Israel should “finish what they started” in Gaza. During his last term in the White House, he took a number of steps deemed highly favourable to Israel, including moving the US embassy to Jerusalem.

It has also been reported, however, that Trump has told Netanyahu that he wants to see an end to the fighting by the time he takes office.

Either way, it seems likely that the current US administration will have less influence over the government in Jerusalem.

They may therefore believe the best way to force some sort of deal is to apply pressure on Hamas. Whether it pays off may depend on whether Qatar, so long a reliable ally, decides to go along with it.

SOURCE BBC

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {09.11.2024}

Sabti 09- Nov-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Sabti 09- Nov-2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 9/11/2024.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY.

Howlgalka cusub ee Qaramada Midoobay oo Si Rasmi ah uga ka shaqo bilaabay Soomaaliya

0

Sabti 09- Nov-2024 {HMC}  Axmed Macallin Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Hawlgalka Kumeel-gaarka ah ee Gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), taas oo calaamad u ah tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya uga gudbeyso Hawlgalka Gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) kuna wajahan tahay inay noqoto Koox Qaran oo QM ah (Country Team) marka la gaaro 2026.

 

Isbeddelkan wuxuu muujinayaa adkeysiga iyo guulaha ay gaareen shacabka Soomaaliyeed, laga soo bilaabo horumarka dhanka cafiska deymaha ilaa ka qaadista xayiraadda hubka, ku biiridda Bulshada Bariga Afrika, iyo matalaadda Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

 

Wasiir Fiqi ayaa carrabka ku adkeeyay horumarka Soomaaliya iyo saameynta sii kordhaysa ee ay ku leedahay heerka caalamiga ah, isagoo aqoonsaday dadaallada UNSOM, Kooxaha Farsamada Wadajirka ah ee Xukuumadda Federaalka iyo taageerada muhiimka ah ee dalalka deeq-bixiyeyaasha ah.

 

Mas’uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Yuusuf Hosh, Wasiirka Warfaafinta Da’ud Aweys, iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM James Swan ayaa sidoo kale ka qeybgalay xafladdan muhiimka ah.

 

Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa carrabka ku adkeeyay safarka Soomaaliya ee ku wajahan mustaqbal nabdoon iyo isku filnaansho, wuxuuna ku baaqay in la sii xoojiyo wadashaqeynta lala leeyahay saaxiibbada si loo dhiso hay’adaha Soomaaliyeed.

 

James Swan Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ayaa ku celiyay muhiimada ay leedahay waddo cad, halka Cumar Maxamed, oo ah shaqaalaha ugu muddada dheer UNSOM ee Soomaaliyeed, uu ka sheekeeyay qiyamka iyo go’aan wadaagga ee mideeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

 

Munaasabada ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay jaridda Doolsho ama keegga , taas oo ka turjumaysa aragtideenna wadaagga ah ee xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya.

 

Annaga iyo saaxiibbadeenna, waxaan u heellannahay inaan dhisno Soomaaliya oo nabdoon oo madax-bannaan, taas oo muwaadin kasta oo Soomaaliyeed uu ka qeybqaato kuna faa’iido horumarka qaranka.

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo war ka soo saartay Werarkii dhawaan lagu qaaday Gurigaga uu Baladweyne ka dagan yahay C/llaahi Ganey.

0

Sabti 9,Nov 2024 {HMC} Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in shaqada laga ceyriyay bishii Maarso ee sanadkii 2022-kii Abdullaahi Abdirahaman Aadan (Ganey) oo hadda sheegta in uu yahay Madaxweynaha Hiiraan State.

Ninkan ayaa dhawaan howlgal ciidanka sirdoonka milatariga Soomaaliya ka fuliyeen gurigiisa oo kuyaalla Baladweyn waxa ay kasoo heleen ID- card uu ku qoran yahay in ninkan yahay lataliye katirsan Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Cadullahi Ganey, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay in uu taagerayo ciidamada Itoobiya uuna wado abaabul maleeshiyaad uu hubeenayo kuwas oo loo adeegsanayo hirgalinta danaha Itoobiya.

HA KA DAAWO MUQAALKA

 

 

50 qof oo lagu dilay duqeyn ka dhacdey gobolka Amxaarada ee Dalka Itoobiya.

0

Sabti 9,Nov 2024 {HMC} Weeraradii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka loo yaqaano oo lagu dilay dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay ugu yaraan 50 qof.

Odayaal, caruur iyo haween ayaa ka mid ah dadka la laayay. Waxaana la sheegay in mid ka mid ah dadka dhintay ay ahayd haweeney uur leh.

21 kale ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen, waxaana qaarkood xaaladooda ay halis tahay. Dadka dhaawacyada culus qaba ayaa loo gudbiyay isbitaal ku yaala magaalada Durbeete.

Maalin ka hor weerarka ayaa la sheegay in sahan dhanka hawada ah laga sameeyay deegaanka. ”

Dhacdadan ayaa Talaadadii todobaadkan ka dhacday magaalada yar ee Arge – oo qiyaastii 40 kiiloomitir u jirta xarunta maamulka degmada Achefer – Durbeete, ee Waqooyiga Gojjam.

Dadka deegaanka ayaa dhacdadan u xaqiijiyay Idaacada BBC da laanteeda Af Amxaariga

Sida warbixinta lagu sheegay, duqeynta oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayaa dhacay abaare 7:10 subaxnimo ee xilliga Soomaaliya.

Waxa ay beegsatay suuqa hawada furan, dugsi hoose iyo xarun caafimaad. Dhammaan bartilmaameedyada ayaa la sheegay in ay aad isugu dhow yihiin; waxay ku dhex jiraan radius 300 mitir.

Doowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Masuul itoobiya Hishiis la Galay

0

Sabti 09-Nov-2024 {HMC}  Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, ayaa qoraal ay  soo saartay ku sheegtay in shaqada laga ceyriyay bishii Maarso ee sanadkii 2022-kii Abdullaahi Abdirahaman Aadan (Ganey) oo hadda sheegta in uu yahay Madaxweynaha Hiiraan State.

Ninkan ayaa dhawaan howlgal ciidanka sirdoonka milatariga Soomaaliya ka fuliyeen gurigiisa oo kuyaalla Baladweyn waxa ay kasoo heleen ID- card uu ku qoran yahay in ninkan yahay lataliye katirsan Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Abdullahi Ganey, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay in uu taagerayo ciidamada Itoobiya uuna wado abaabul maleeshiyaad uu hubeenayo kuwas oo loo adeegsanayo hirgalinta danaha Itoobiya.