Home Blog Page 1649

Muxuu Yahay Ganaaxa Gudiga Doorashooyinka Soomaliland aay Soosaareen

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC}  Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray ganaaxyo iyo go’aano la xiriira arimaha Ololaha Doorashada:

  1. Waxay ganaax 20 Milyan Shilin Somaliland ku rideen Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Wakiildda Cali Xaamud Jibriil.
  2. Sidoo kale Gudigu waxay ganaax lacageed oo dhan 20 Milyan Shilling ah ku rideen Xisbiga Waddani

Waxa kale oo  gudigu diginiin kama danbays ah u direen Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye kuwaasoo aan weli bixin ganaaxii lagu riday waxayna magacyadoodu kala yihii sidan:

  1. Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha C/risaaq Muuse Faarax
  2. Wasiirka xidhiidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka C/naasir Muxumed Xasan Buuni
  3. Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Maxamed Cali Bile
  4. Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Faysal C/raxmaan Madar
  5. Madaxa Ololaha Xisbiga Kulmiye Mustafe Maxamud Qodax
  6. Xildhibaan G/deegaana ka hargeisa Maxamed Abiib Cismaan

Waxay kaloo digniin u direen Urur siyaasadeedka Horseed

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Faarax Cabduqadir “Ansixinta hindise sharciyeedka tacliinta sare waa guul u soo hoyatay

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Wasiir Faarax Cabduqadir “Ansixinta hindise sharciyeedka tacliinta sare waa guul u soo hoyatay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda oo war cusub kasoo saartay Doorashadda Qof iyo cod ka ah.

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Dowladda oo war cusub kasoo saartay Doorashadda Qof iyo cod ka ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Aamino Eelaay “Wasiirka Waxbarashada waan ku garab taaganahay howsha culus ee uu hayo”.

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Xildhibaan Aamino Eelaay “Wasiirka Waxbarashada waan ku garab taaganahay howsha culus ee uu hayo”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Safiirka Jarmalka U fadhiya Soomaliya oo Beeniyay Qoxotiga Dib Loogu Cilinaayo Soomaaliya

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Safiirka Jarmalka U fadhiya Soomaliya oo Beeniyay Qoxotiga Dib Loogu Cilinaayo Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira dalkeenna iyo dadaallada dowladda ee horumarka iyo xasilloonida.
Madaxweynaha ayaa xusay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah oo aasaas u ah kobaca dhaqaale, shaqo abuur, la tacaalida isbedelka cimilada iyo amni darrada, isagoo bogaadiyay shirkan oo diiradda saaray sidii loo abuuri lahaa nidaam soo jiita maal-gashadayaasha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay in Soomaaliya ay ku guulaystay qorsheyaal isbeddel dhaqaale iyo diyaarinta sharciyada dhowrista maal-gashadayaasha, iyadoo hiigsaneysa in la xoojiyo kaalinta ganacsiga gaarka loo leeyahay ee kobcinta dhaqaalaha.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehelinayey Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay soo dhaweynayso maalgashideyaasha caalamiga ah, isla markaasna ay heleyaan shacab ku tilmaaman firfircooni iyo hal abuur ganacsi.
DHAMMAAD

{DAAWO MUQAALKA} Waxaan u soo jeedinayaa halkii ay Xoolaha nool ka dhoofin lahaayeen in ay Hilibka dhoofiyaan.

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Waxaan u soo jeedinayaa halkii ay Xoolaha nool ka dhoofin lahaayeen in ay Hilibka dhoofiyaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Nolosheena 80% waxa ay ku tiirsan tahay Xoolaha waana in aan hormarina”Wasir Xasan Eelay”

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Nolosheena 80% waxa ay ku tiirsan tahay Xoolaha waana in aan hormarina”Wasir Xasan Eelay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo xukumo adag lagu riday.

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo xukumo adag lagu riday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Koox Loo Heysto Falal amni daro oo kasoo muuqday maxkamadda ciidamada.

0

Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Koox Loo Heysto Falal amni daro oo kasoo muuqday maxkamadda ciidamada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA