Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Kenya oo bilowday dhex-dhexaadinta Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh
{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweeyn Soomaaliya iyo Caalamka
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {05.11.2024}
Talaado 05- November-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Yaasiin Cali Axmed
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Jarmalka.
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Jarmalka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Taliyayaasha ciidamada Somaliland oo war ka soo saaaray amniga Deegaanadaas.
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Taliyayaasha ciidamada Somaliland oo war ka soo saaaray amniga Deegaanadaas.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} “Culimada iyo kuwa wax curiyo ayaa bulshada kala qaybiyo marka…..”Muuse Biixi
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC}“Culimada iyo kuwa wax curiyo ayaa bulshada kala qaybiyo marka…..”Muuse Biixi
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jubbaland oo War Cusub Kasoo Saartay Doorashooyinka Deegaanadaas
Talaado, 5,Nov 2024 {HMC} Wasaaradda Amniga gudaha dowlad Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir la xiriira xoojinta arimaha amniga iyo u hogaansanaanta nidaamka u degsan Hay’adaha amniga, xilli uu socdo diyaar garow la xariira doorashooyinka Jubbaland.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Aamniga Jubbaland, ayaa lagu faray ciidamada amniga Jubbaland in ay galaan heegan buuxa oo la xariira amniga, waxa ay sidoo kale Wasaaradda amartay ciidamada in aysan ku milmin arrimaha siyaasadda la xariira.
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sidoo kale sheegtay in musharaxiinta iyo sidoo kale daneeyaasha arrimaha doorashada in amnigooda ay sugayaan ciidamada amniga Jubbaland, gaar ahaan kuwa booliiska , waxaana lagu wargaliyay in ay la xariitaan taliska booliiska si ilaalo loo siiyo.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweeyne Xasan oo Gaaray Dalka Jarmalka.

{DAAWO MUQAALKA} Jubbaland oo soo saartay Awaamiir la xariirta Arrimaha Doorashooyinka dhacaya
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Jubbaland oo soo saartay Awaamiir la xariirta Arrimaha Doorashooyinka dhacaya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} R.wasaare Xamza oo soo buuxiyay kuraastii ay Baneeyeen Masuuliyiin kasoo jeeday Jubaland
Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} R.wasaare Xamza oo soo buuxiyay kuraastii ay Baneeyeen Masuuliyiin kasoo jeeday Jubaland.



