Home Blog Page 1655

Diyaarad Milatari oo ku Dhacday Deegaan ay Maamulaan AS

0

Talaado, 5,Nov 2024 {HMC} Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta diyaarad nooca dagaalka ah ay ku dhacday duleedka degmada Qoryooley, gaar ahaan tuulo ay maamulaan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab.

Xog heshay Radio Hiiraanweyn ayaa ku warramaya in diyaaradda ay ahayd Drone siday gantaallo waxayna ku dhacday tuulo lagu magacaabo Farsooley, oo ay gacanta ku heyso Al-Shabaab.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in diyaaraddan ay leedahay dowladda Turkiga oo kamid ah dalalka waa weyn ee taageerada milatari siiya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Macluumaadka la helayo ayaa muujinayo in Al-Shabaab ay gacan gashay diyaaradda iyo agabkii ay sidday, inkastoo ay ahayd nooca yaryarka ee loo adeegsado duqeymaha.

Illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya iyo Turkiga oo ku aadan diyaaradda ku dhacday tuulada Farsooley oo ku dhow degmada Qoryooley.

Turkiga ayaa indhowaanahan ka qayb-qaadanayay dagaalka Al-Shabaab, waxaana diyaaradihiisa dagaalka ay duqeymo ka wadeen koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Maleeshiyaad la wareegay dhul dowladda ka burburisay dadkii deganaa

Talaado, 5,Nov 2024 {HMC} Maleeshiyaad hubeysan oo macawuusley ah ayaa la wareegay dhul kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, dhulkaas oo bilooyin kahor laga burburiyay dadkii deganaa oo sheeganayay in ay iyagu leeyihiin.

Maxkamad kutaalla maamulka Koonfur Galbeed ayaa amartay in dhulkan ay degnaayeen shacab badan in la burburiro, waxa ayna u xukmiyeen milkiyadda dhulkaasi gabar uu dhalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

Dad sheeganaya lahaanshiyaha dhulkan ayaa maanta tagay dhulka la burburiyay iyaga oo wata maleeshiyaad hubeysan, waxa ayna sheegeen dadkan in dhulka iyagu leeyihiin ayna diyaar u yihiin in ay difaacdaan iskana celiyaan ciddii ugu timaada.

Qaar kamid ah odayaasha sheegaya milkiyadda dhulkan laga burburiyay ayaa sheegay in awood loo adeegsday loona burburiyay dhulkooda sifo sharcidarro ah, waxa ayna sheegeen in ay iska celinayaan cid kasta oo dhulkooda soo damaacisa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa awood ku burburiyay dhulkan kuyaalla Ceelasha Biyaha ee milkiiyadiisa la isku heesto, waxaana dhulkan oo hadda ah mid cidlo ah la wareegay maleeshiyaad hubeysan oo sheegay in ay difaacanayaan.

Somalia to relocate Ethiopian embassy from presidential compound.

0

Tuesday 5 Nov , 2024 {HMC} Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Ahmed Moalim Fiqi, has announced plans to relocate the Ethiopian Embassy, currently situated within the presidential compound, to a different location.

In a statement to the media on November 4, Minister Fiqi explained, “The decision was made following public protests over the presence of a foreign embassy within the President’s compound.” He acknowledged the widespread discontent, stating, “The Somali people’s concerns about the embassy’s location are valid.

 

We will promptly take action to move it to a new site outside the presidential palace.”

The minister elaborated, “The previous location of the Ethiopian Embassy currently serves no beneficial purpose. We will renovate that area and relocate the embassy there.”

 

Should this relocation not proceed as planned, Minister Fiqi suggested a reciprocal move: “We will request that the Somali Embassy in Addis Ababa be granted space within the Ethiopian President’s compound.”

 

This decision is reported to have the approval of President Abdullahi Yusuf Ahmed’s administration and follows the recent Memorandum of Understanding signed between Ethiopia and Somaliland, which some sources indicate may underscore growing tensions between Ethiopia and Somalia.

 

The situation follows an incident a week prior involving Ali Mohammad Adam, a consultant at the Ethiopian Embassy, who was reportedly found engaged in activities breaching diplomatic protocol. Minister Fiqi ordered his departure from the country within 72 hours.

SOURCE Addis Insight

{DAAWO MUQAALKA} Ergiga gaarka ah ee qaramada midoobey uqaabilsan somalia Mr: james swan oo KGS lagu soo dhaweyay.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Ergiga gaarka ah ee qaramada midoobey uqaabilsan somalia Mr: james swan oo KGS lagu soo dhaweyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Axsaabta Soomaaliland oo la siiyay digniin ka hor doorashada.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC}Axsaabta Soomaaliland oo la siiyay digniin ka hor doorashada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wasaaradda Waxbarashada oo shaaciyay in ardayda ay si bilaash ah ku helayaan Kaarka Aqoonsiga.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC}  Wasaaradda Waxbarashada oo shaaciyay in ardayda ay si bilaash ah ku helayaan Kaarka Aqoonsiga..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Qaran oo Dhaqaalaha iyo amniga dalka wax badan ka badali doona”Wasiir Fardowso Cigaa”.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Qaran oo Dhaqaalaha iyo amniga dalka wax badan ka badali doona”Wasiir Fardowso Cigaa”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelaha Hoose

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelaha Hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka oo ay tageen masuuliyiin sare.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka oo ay tageen masuuliyiin sare.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Midowga Yurub Oo Gadiid Dagaal Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya

0

Talaado, 5, Nov 2024 {HMC} Midowga Yurub Oo Gadiid Dagaal Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA