Home Blog Page 1654

Saxafiyad 30 sano ka hor lagu dilay Soomaaliya oo Taalo Loo dhisaayo.

0

Isniin 5 Nov 2024 {HMC} Dowladda Wadanka Talyaaniga ayaa taalo u dhistay Ilaria Alpi, oo ahayd saxafiyad 30 sano ka hor lagu dilay magaalada Muqdisho, iyada iyo sawirqaadeheeda Miran Hrovatin.

Taaladeeda oo lagu xasuusan doono ayaa todobada bisha laga taagayaa magaalada Campobasso.

Ilaria Alpi waxay ahayd saxafiyad wax baarta oo katirsanayd telefishinka Rai. Aria Alpi waxay jirtay 33 sano oo kaliya markii Muqdisho lagu dilay, iyada oo xilligaas ku howlanayd baarista noocyada ganacsiga sharci darrada ah.

Markii la dilayay, waxay daba socotay kiis hub ah iyo qashinka sunta sharci darrada ah oo ay aaminsanayd in Ciidanka Talyaaniga iyo hay’ado kale ay ku lug lahaayeen.

Talyaaniga ayaa shakhsiyaad Soomaaliyeed oo lala xiriirinayay dilkeeda xirxiray. Waxaa kamid ah dadka la xiray nin lagu magacaabi Xaashi Cumar oo muddo ka badan 20 sano u xirnaa dambigaas, inkastoo sanadkii 2016 lasii daayay, lana siiyay mardhow ka hor inta uusan 2022 u geeriyoon qarax gaarigiisa loogu xiray.

Sannadkii 2009-kii Francesco Fonti, oo hore uga tirsanaan jiray ‘Ndrangheta’, ayaa sheegay in Ilaria Alpi iyo sawir qaadeheedii la dilay sababtoo ah waxay arkeen qashinka sunta ah oo uu soo raray markabka talyaaniga laga leeyahay ee Ndrangheta oo soo gaaray Boosaaso.

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {05.11.2024}

Isniin 5 Nov 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Prosecutor tells jury of 9/11-style plot thwarted in the Philippines

0

Monday 5 Nov 2024 {HMC} A Kenyan man who plotted a 9/11-style attack on a U.S. building was training as a commercial pilot in the Philippines when his plans were interrupted, a federal prosecutor told a New York jury Tuesday.

Assistant U.S. Attorney Jon Bodansky told a federal jury in Manhattan that Cholo Abdi Abdullah plotted an attack for four years that he hoped to carry out on behalf of the terrorist organization al-Shabab.

He said Abdullah was almost finished with his two-year pilot training when he was arrested in July 2019 in the Philippines on local charges. He was transferred in December 2020 to U.S. law enforcement authorities, who charged him with terrorism-related crimes.

Abdullah underwent training in explosives and how to operate in secret and avoid detection before moving to the Philippines in 2017 to begin intensive training for a commercial pilot’s license, the prosecutor said.

Abdullah posed as an aspiring commercial pilot even though his true intention was to locate a building in the United States where he could carry out a suicide attack from the cockpit by slamming his plane into a building, Bodansky told the jury.

He said Abdullah was “planning for four years a 9/11-style attack” only to have it thwarted with his arrest.

The defendant, operating from a Nairobi hotel, used the internet to research how to breach a cockpit door and looked up a 2019 terrorist attack that killed some 21 people, Bodansky said. Among those killed in that attack was an American businessman who survived the World Trade Center on Sept. 11, 2001.

Prosecutors have said Abdullah also researched information “about the tallest building in a major U.S. city” before he was caught.

Abdullah, who is representing himself and once pleaded not guilty, declined to give an opening statement and did not actively participate in questioning witnesses Tuesday.

In court papers filed before the trial, prosecutors told the judge that they understood “through standby counsel that the defendant maintains his position that he ‘wants to merely sit passively during the trial, not oppose the prosecution and whatever the outcome, he would accept the outcome because he does not believe that this is a legitimate system.'”

The State Department in 2008 designated al-Shabab, which means “the youth” in Arabic, as a foreign terrorist organization. The militant group is an al-Qaida affiliate that has fought to establish an Islamic state in Somalia based on Shariah law.

If convicted, Abdullah faces a mandatory minimum of 20 years in prison. His trial is expected to last three weeks.

source 


By  LARRY NEUMEISTER

Nin weerar diyaaradeed geysan rabay oo la qabtay

0

Isniin 5 Nov 2024 {HMC} Nin u dhashay dalka Kenyan ayaa lagu helay dambi ah inuu qorsheynayay weerar la mid ah, kii 11-kii Septembar sanadkii 2001-dii lagu qaaday Mareykanka, kaas oo la sheegay inuu ka tirsanaa al-shabaab.

Xeerbeegti heer federaal ah oo ku sugan magaalada Manhattan oo ka tirsan New York, ayaa Cholo Abdi Abdullah ku helay dhammaan dambiyada lixda ah ee lagu soo oogay, oo ah inuu maleegayay inuu afduubo diyaarad, isla markaana uu u adeegsado weerar dhisme, sida laga soo xigtay rikoorada maxkamadda.

Waxaa lagu wadaa in la xukumo bisha March ee sanadka soo socda, waxana uu wajihi doonaa ugu yaraan 20 sano oo xarig ah.

Dhageysiga dacwadda Cholo Abdullaahi ayaa bilowday todobaadkii la soo dhaafay, isaga ayaa is difaacayay, wuxuuna diiday inuu hadal ka jeediyo furitaankii maxkamadda, sidoo kalena si toos ugama uusan qeyb qaadan su’aalo weydiinta markhaatiyaasha.

Garyaqaanada loo xil saaray inay Cabdulaahi ka caawiyaan is difaaciddiisa, ayaanan ka soo jawaabin farriimo loo diray Isniintii shalay ahayd.

Dacwad oogayaasha heer federaal oo Khamiistii soo afjaray kiiskooda, ayaa sheegay in Cholo Cabdi uu weerarkan qorsheeyay muddo afar sano ah, isagoo soo qaatay tabobar ballaaran oo ku saabsan walxaha qarxa iyo sida loo adeegsado qaab qarsoon loogana badbaadi karo xarig.

Kadib wuxuu u guuray dlka Filibiin 2017-kii halkaas oo uu ka bilaabay tababarka duuliyenimo.

Cabdulaahi Cholo ayaa ku dhowaa inuu dhameysto tabarka duuliyenimo ee labadaa sano socday markii la soo xiray sanadkii 2019-kii.

Sanadkii xigay waxaa loo wareejiyay dalka Mareykanka, gaar ahaanna waxaa lagu wareejiyay mas’uuliyiinta fulinta sharciga Mareykanka, kuwaas oo ku eedeeyay dembiyo la xirriira argagaxisanimo.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in Abdullah uu sidoo kale baaritaan ku sameeyay sida loo jabsado albaabka diyaaradaha iyo sidoo kale inuu baarayay xogo la xiriira “dabaqa ugu dheer Mareykanka kuna yaala magaalada ugu weyn ee dalkaas” ka hor inta aan gacanta lagu soo dhigin.

Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sannadkii 2008-dii al-shabaab u aqoonsatay urur argagixiso

{DAAWO MUQAALKA} Baaq loo diray Beelaha iyo Bulshada gobolka Awdal ka hor Doorashooyinka Somaliland.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Baaq loo diray Beelaha iyo Bulshada gobolka Awdal ka hor Doorashooyinka Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Cadaaladda XFS oo xilka u kala warejiyay wasiiru dowlihii hore iyo wasiiru dowlaha cusub.

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC}Wasiirka Cadaaladda XFS oo xilka u kala warejiyay wasiiru dowlihii hore iyo wasiiru dowlaha cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo laga Cafiyay Hal Bilyan oo Doollar”

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC}  Soomaaliya oo laga Cafiyay Hal Bilyan oo Doollar”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ardayda way ka faa’ido doontaa kaarka aqoonsiga Wasiirka Cali Xoosh

0

Talaado, 5,  Nov 2024 {HMC} Ardayda way ka faa’ido doontaa kaarka aqoonsiga Wasiirka Cali Xoosh

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Mareykanka oo Soomaaliya ka Cafiyay In ka Badan 1 Bilyan oo Dollar

0

Talaado, 5,Nov 2024 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Dowladda Mareykanka ay cafisay qeyb weyn oo ka mid ah deyntii ay ku lahayd Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in dhammaan shuruudihii dayn-cafinta ee lagu heshiiyay si rasmi ah loo buuxiyay, iyadoo dowladda Mareykanka ay noqotay midda ugu badan ee deynta ku leh Soomaaliya. Biixi Iimaan Cige ayaa ku ku dhawaaqay in dowladda Mareykanka ay cafisay lacag gaaraysa $1.14 bilyan oo doolar, taasoo qeyb ka ah dadaallada dowladda Soomaaliya ee ku aaddan dib-u-habeynta dhaqaalaha.

Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in deyn-cafintu ay ka dhigan tahay fursad weyn oo Soomaaliya in ay dib u dhisto dhaqaala.

“Waxaa maanta soo dhameystirmay shuruudihii dayn cafinta ee na loogu masaxi lahaa buugga, dowlado badan ayaa nagu lahaa dayn, Dowladda Mareykanka oo ah tan ugu badan ee deynta nagu leh ayaa naga cafisay lacag gaareysa 1.14 bilyan.” Ayuu yiri, Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige.

Munaasabadda lagu soo bandhigayay in deyn-cafinta ay Soomaaliya ka heshay Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ka qayb-galay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, iyo mas’uuliyiin kale oo sare, kuwaas oo dhammaantood ka muujiyay sida ay u taageersan yihiin horumarka Soomaaliya iyo dadaallada ay ku wajahday xalinta dhibaatooyinka dhaqaale.

Somali Americans gear up for US elections

0

Tuesday 5 Nov , 2024 {HMC} Somali Americans in Minnesota last month took part in a town hall involving Democratic and Republican party representatives encouraging them to participate in the 2024 election, arguing the stakes are high for them and their grandchildren.

During a VOA town hall event in Minneapolis, Somali Americans listened to remarks by panelists from both political parties, who answered questions about the economy, immigration, and foreign policy, explaining what their candidate would do to win the votes of Somali Americans.

Economic policy

While many Somali Americans are traditionally Democratic-leaning, there are rising numbers who support former President Donald Trump, crediting him for stronger economic conditions during his presidency, despite concerns over his immigration policies.

Faisal Deri, chair of the African Republicans of Minnesota, urged Somali Americans to vote for Trump, stating that Somali Americans, including truck drivers, experienced positive economic conditions during his presidency.

“Truck drivers’ business was thriving, with a high volume of work and plenty of income flowing in. That brought significant money into the community, and they were able to send substantial support to their relatives in Somalia. But, under [President Joe] Biden’s term, business was down, and many have been forced to park their trucks,” Deri said.

Nimo Ahmed, a Democrat and an activist, is the chair of the Somali American Coalition Action Fund. She said there’s no way the community will vote for Trump, claiming his policies primarily benefit millionaires.

“[Vice President Kamala] Harris will support small businesses, which are essential for many Somali families in Minnesota who run small stores. Trump had focused on supporting millionaires and would continue to do so, but we are middle-class people, and only the Democratic Party truly supports the middle class,” Ahmed said.

Habon Abdulle, director of Ayada Leads, an organization that empowers African diaspora women, stressed that it is crucial for everyone to vote.

“Vote for whoever you choose, but please vote, because your vote reflects your values and who you’re negotiating with. Please make your voice heard,” Abdulle said.

On the economy, the other questions posed to the panelists included: Why is the U.S. spending billions of dollars on foreign wars while homelessness persists in America? What actions can Harris take to address high interest rates, given the community’s desire for affordable homeownership?

In response, Deri asserted that the ongoing wars abroad have contributed to rising interest rates. He noted that when Trump was in office, interest rates were low, allowing many Somalis to purchase homes. However, that is no longer the case, as affordability has decreased.

“If Trump returns to the White House, his first action would be to end the wars and cut foreign aid to Ukraine, rearranging those funds for use within the United States,” Deri said.

Nimo Ahmed defended Harris on economic policies, asserting that her policies aim to support lower and middle-class Americans.

Immigration policy

Trump’s plans for “mass deportations” as well as tightening immigration policy are also concerns for Somali Americans, as well as a travel ban that affected many foreign visitors during his last term in office. Community members said they worry reinstating travel bans could halt family reunifications, and mass deportations could impact many Somali residents in the United States.

Ahmed, the Democrat party supporter, said Trump’s policies would not be good for Somali American communities.

“Trump doesn’t respect immigrants and has referred to them as ‘poisoning the blood.’ We must support Harris to prevent deportations so Somalis without legal status can live with dignity here. When Trump talks about ‘poisoning the blood,’ he’s including some Somalis in that group, so we need to protect them,” Ahmed said.

In contrast, Deri, the Republican panelist, argued that Trump’s immigration policies focus on preventing criminals from entering the United States, a benefit to all American communities, including Somalis.

“The deportation policy targets criminals who bring drugs into the country, which especially harms minorities like us. The focus isn’t on Somalis, and each country’s rules must be respected,” Deri said.

Foreign policy

Ahead of the election, opinion surveys have indicated that many American Muslims oppose the Biden administration’s handling of the war between Israel and Hamas. During the VOA town hall, some participants questioned why they should support Harris when there seems to have been no significant action in ending the conflict in Gaza.

“I don’t support Biden and Harris for failing to establish a cease-fire in Gaza. It’s disheartening, but Trump doesn’t have anything for Gazans; their lives would only be worse if he were to be elected. I prefer Harris’s party because they can be held accountable, while Trump’s administration lacks that accountability,” Democrat Nimo Ahmed said.

The war in Gaza began on October 7, 2023, following a terror attack in southern Israel by Hamas, a U.S.-designated terror group.

Deri, the pro-Republican activist argued that the Biden-Harris administration’s policies have been tested, and they missed their opportunity to deliver aid to Gaza.

“If we vote for Harris, we are rewarding someone who has failed. Trump is a strong leader, and he could potentially resolve the Gaza situation quickly,” Deri said.

Amin Harun, a lawyer in Minneapolis, said the division of opinion among American Muslims is a significant issue.

“Some are voting, some are rejecting, and others are supporting different candidates. Unifying the voices of Muslims is essential for expressing their collective thoughts,” Harun said.

Abdulle, the director of the Ayada Leads organization, underscored the importance of voting.

“Even if you don’t vote for the president, you need to participate in local elections, vote for local seats so that your votes make an impact,” Abdulle said.

Ifrah Farah, a town hall attendee, said there should not be a reason to equate the policies of Biden with those of Harris, who she said has her own political agenda.

Farah urged participants to vote, stating, “Elections are crucial. If you’re a citizen of this country, you should vote because it will benefit you and your children in the future.”

As the community gears up for these crucial elections, there are dozens of Somali American candidates vying for seats to represent a rapidly growing immigrant community that has exceeded 300,000.