Home Blog Page 1662

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 0/11/2024

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DAAWO MUQAALKA} Cabdiqafaar Xaange “oo labada Gole ugu Mahad Celiyey Ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee 2025

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Cabdiqafaar Xaange “oo labada Gole ugu Mahad Celiyey Ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee 2025

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Waa bixi doonaa si aan ugu qeyb galo shirka wadatashiga Axmed Madoobe” xildhibaan Garaad.

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} “Waa bixi doonaa si aan ugu qeyb galo shirka wadatashiga Axmed Madoobe” xildhibaan Garaad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kursigiina Axmed madoobe majiro Dalka doorasho Qof iyo cod ah ayuu aaday”Senator Iftiin”

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Kursigiina Axmed madoobe majiro Dalka doorasho Qof iyo cod ah ayuu aaday”Senator Iftiin”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kismaayo ayaan tageynaa Waxaana aqbalnay masuumaada Madaxweyne Axmed Madoobe”Xildhibaan Jeylaani”

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Kismaayo ayaan tageynaa Waxaana aqbalnay masuumaada Madaxweyne Axmed Madoobe”Xildhibaan Jeylaani”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Waa imisaa tirada xildhibaanada gaari doonta Jubaland ka dib codsigii MW Axmed Madoobe?

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Waa imisaa tirada xildhibaanada gaari doonta Jubaland ka dib codsigii MW Axmed Madoobe?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Kenya oo war ka soo saaray weerar ka dhacay xaafadda Islii.dilka kenya

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Booliska Kenya oo war ka soo saaray weerar ka dhacay xaafadda Islii.dilka kenya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Xildhibaanada Soomaliya oo maanta ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee 2025

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay qoondada Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2025 oo doodo badan ay ka yeesheen fadhiyadii u dambeeyay.

172 Mudane oo katirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka ay u codeeyaan in ay aqbaleen, waxaa diiday 2 Xildhibaan halka uu ka aamusay mudane kale sida uu sheegay shirguddoonka oo kulankaas kaddib natiijada ku dhawaaqay.

Miisaaniyadda oo gaareysa $1,359,714,328 ayuu Guddiga Maaliyadda u qaabilsan Baarlamaanka la wadaagay Xildhibaannada labada Aqal halka Wasiirka Maaliyadda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka uu sharaxay waxyaabaha lagu qabanayo.

Waxaa jiray Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhowaan soo jeediyay in mushaarka loo kordhiyo Ciidamada maadaama lacagta miisaaniyaddu ay badan tahay.

Soomaali Dil Iskugu Geeysatay Dalka Mareekanka

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Nin ayaa la xiray kaasoo lagu soo oogay dacwad dil ah oo lala xiriirinayo toogasho ka dhacday waqooyi bari magalada Columbus ee dalka Mareykanka subaxnimadii Axadda, sida ay booliisku sheegeen.

Saraakiisha ayaa looga yeeray qeybta 3300 ee East 5th Avenue, oo u dhaw garoonka caalamiga ah ee John Glenn Columbus abbaare 5:50 am ka dib toogasho halkaas ka dhacday. Markii ay askartu yimaadeen, waxay heleen hal qof oo ka dhaawacan xabadka ayna ku taalo rasaas.

Dhibbanaha ayaa loo qaaday xarunta caafimaadka ee Grant isagoo xaaladdiisu liidato. Waxaa markii dambe la sheegay inuu u dhintay 6:21 subaxnimo dhawacii soo gaaray.

Inkastoo Boolisku aysan shaacin aqoonsiga ninla dilay iyo kan la dilay haddana warbaahinta Mareykanka ayaa qoraya in labafda ay yihiin Soomaali.

Qeybta Booliiska Columbus ayaa tuhmanaha ku sheegtay galabnimadii Axadda inuu yahay Cawil Maxamed oo 30 jir ah hase ahaayee weli ma shaacin magaca qofka la dilay.

Sida ku cad warqad dhaar ah, dembi-baarayaashu waxay wareysteen dhowr markhaati waxayna go’aamiyeen in dhibbanaha la dilay uu la dagaalamay Maxamed ka hor intaanay toogashadu dhicin.

Booliisku waxay sheegeen in Maxamed uu dhibanaha u qaaday goob kale toogashada ka dib, uuna isku dhiibay askarta iyadoon wax dhibaato ah dhicin.

{DAAWO MUQAALKA} Shirkadsha Ganacsiga oo Billaabay ineey maalgashi ku Sameeystaan Degmada Aadan Yabaal.

0

Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Shirkadsha Ganacsiga oo Billaabay ineey maalgashi ku Sameeystaan Degmada Aadan Yabaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA