Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Wasaaradda Maaliyadda waxaa looga baahan yahay inay kordhiso dakhliga Miisaaniyadda
Dowlada Turkiga oo soo jeedisay in Itoobiya la siiyo deked badeed.
Isniin, 4, Nov,2024 (HMC) – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in dalkiisu uu wado dadaallo aan kala joogsi lahayn oo uu ku doonayo in lagu xalliyo khilaafka hadda ka dhex jira Itoobiya iyo Soomaaliya, iyadoo la samaynayo heshiis guud oo ku habboon labada dhinac.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo ku sugan Jabuuti ayaa shaaca ka qaaday muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya la aqoonsado madax banaanideeda iyo midnimada dhuleed, iyo sidoo kale sida ay lagama maarmaanka u tahay in Itoobiya ay hesho marin badeed.
Fidan waxa uu muujiyay in heshiis guud uu u baahan yahay in laga gudbo caqabadaha taariikhiga ah ee culeyska ku haya madaxda labada dal, lagana gaaro go’aanno u adeegaya baahida hadda jirta, iyadoo oo ku micneyay in nuxurka arrintu uu u baahan yahay in si shuruud la’aan ah loo aqoonsado madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, waxaa intaa dheer in Itoobiya baahida ay u qabto badda in lagu gaaro hab nabadeed.
Waxa uu tilmaamay in Itoobiya oo ah dal aan bad lahayn oo ay ku nool yihiin dad aad u badan, ay gebi ahaanba ku tiirsan yihiin ganacsiga badda, taas oo ka dhigaysa gelitaanka badda mid muhiim u ah danaheeda dhaqaale.
Fidan waxa uu carabka ku adkeeyay in heshiis dhexmara Itoobiya iyo Soomaaliya uu ka dhigan yahay muhiimadda koowaad ee Ankara ay siineyso wada hadaladaan ay garwadeenka ka tahay, isla markaana dalkiisu uu la shaqeynayo dhammaan dhinacyada ay khuseyso, ujeedaduna tahay in la gaaro heshiis guud oo qanciya dhammaan dhinacyada.
Waxa uu ku macneeyey in uu arrimahan kala hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, waxaana uu sheegay in kulankani uu xoojin doono fikradaha iyo soo jeedinta ay soo bandhigeen dhinacyada, isaga oo carabka ku adkeeyay in Turkiga ay ka go’an tahay in ay sii wadayaan taageeradooda si loo gaaro heshiis guud oo ay ku wada qanacsan yihiin labada dhinac uu ula jeedo Soomaaliya iyo Itoobiya si gobolka u noqdo mid xasiloon.
Bus plunges into Himalayan gorge in north India, killing at least 36 people.
Monday 4,November, 2024 {HMC} At least 36 people have died and several others were injured after a bus fell into a deep gorge in the north Indian state of Uttarakhand, officials and Indian media reported.
The state’s Chief Minister Pushkar Singh Dhami said the accident took place on Monday in the Marchula area of Almora district in the Indian Himalayas.
“The district administration has been instructed to carry out relief and rescue operations swiftly,” he wrote on X.
Vineet Pal, a senior official, told reporters that 36 people died in the accident, adding that some of the injured were airlifted for specialised treatment.
The bus was coming from Garhwal district in the north of Uttarakhand and was headed to Ramnagar. The vehicle had at least 42 passengers on board, Devendra Pincha, a local police officer, told the Reuters news agency.
A human chain of volunteers lined the steep slopes, and across a rushing river, helping pull out the wounded from the remains of the bus. Dead bodies were carried out and laid on the back of a truck.
Pal said a preliminary investigation suggested the bus skidded before tumbling down a 60-metre (200-foot) gorge. Some passengers managed to escape or were thrown out of the bus by the impact, and then alerted the authorities about the accident.
In a post on X, Prime Minister Narendra Modi offered his “deepest condolences to those who have lost their loved ones in the unfortunate road accident”.
Modi’s office said in a statement that the families of those killed would receive 200,000 rupees ($2,380) in support, while those injured would get 50,000 rupees ($595).
Source Al-Jaziira
{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo ka badbaaday isku day Dil
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo ka badbaaday isku day Dil
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Garaad Jaamac oo ka Digay Doonyo ka jillaabta Xeebaha Garacad
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Garaad Jaamac oo ka Digay Doonyo ka jillaabta Xeebaha Garacad
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dhalinyaro soomaaliyeed oo dil isugu geystay Dalka Mareykanka.
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Dhalinyaro soomaaliyeed oo dil isugu geystay Dalka Mareykanka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Damiirka ayaa nasiin waayay in askariga dalka difaaco uu qaato mushaar yar”Xildhibaan Jeesoow”
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Damiirka ayaa nasiin waayay in askariga dalka difaaco uu qaato mushaar yar”Xildhibaan Jeesoow”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {04.11.2024}
Isniin 03- November-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Mustaf Cali Axmed
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Wasaarada Beraha oo Deeq waxbarasho u Dirtay Howlwadeen ka tirsan XFS.
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Wasaarada Beraha oo Deeq waxbarasho u Dirtay Howlwadeen ka tirsan XFS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Maxamed Faarax”Shaqo ayaan ka Qabanay Mishaar kordhinta Ciidamada Qaranka”
Isniin 04-Nov-2024 {HMC} Xildhibaan Maxamed Faarax”Shaqo ayaan ka Qabanay Mishaar kordhinta Ciidamada Qaranka”



