Sabti 02-Nov-2024 {HMC} “Todobaatan xildhibaan oo Wasiiro lagu soo tixay ayaa Gulwadeyn ka sameyay Barlamaanka” Xil/Jeesoow.
{DAAWO MUQAALKA} Buuq ka taagan xarunta Baarlamaanka kadib KhudbaddiiXasan Sheekh,Haddaba waa sidee jawigu
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Buuq ka taagan xarunta Baarlamaanka kadib KhudbaddiiXasan Sheekh,Haddaba waa sidee jawigu
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha Cusub ee Booliiska Garoonka Gaashaanle Sare Axmed Maxamed Cali
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Taliyaha Cusub ee Booliiska Garoonka Gaashaanle Sare Axmed Maxamed Cali
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Taliyihii hore ee Garoonka Aadan Cadde “Sunnada Dowladnimadu waa in la is bedelo”
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Taliyihii hore ee Garoonka Aadan Cadde “Sunnada Dowladnimadu waa in la is bedelo”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu Madaxweyne Xasan shiikh kala kulmay Baarlamaanka Soomaaliya.?
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Muxuu Madaxweyne Xasan shiikh kala kulmay Baarlamaanka Soomaaliya.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay sababta uu isku Casilay Agaasimii Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya.?
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Maxay tahay sababta uu isku Casilay Agaasimii Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu Madaxweyne Xasan shiikh kala hadlay Xildhibaanada Goalaha shacabka.?
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Muxuu Madaxweyne Xasan shiikh kala hadlay Xildhibaanada Goalaha shacabka.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Sidee ayey u dhacday codeyntii baarlamaanka Soomaaliya uu ku ogolaaday codsigii MW Xasan Sheekh.
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Sidee ayey u dhacday codeyntii baarlamaanka Soomaaliya uu ku ogolaaday codsigii MW Xasan Sheekh.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Doorasho qof iyo cod ahna u dhacdo waa inaad dib u dhigtaan Mudo hal bil ah fasixiina
Sabti 02-Nov-2024 {HMC} Doorasho qof iyo cod ahna u dhacdo waa inaad dib u dhigtaan Mudo hal bil ah fasixiina
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Xildhibanada Jubaland oo Taageray Go,aankii MadaxweynE Ahmed Madoowe ee….
Sabti 02- November-2024 {HMC} War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ku matala Jubbaland ayey si buuxda u taageereen mowqifka Jubaland ay ka qaadatay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.
Xildhibaannada ayaa War-saxaafadeedka ay soo saareen ku shaaciyay in ay taageerayaan go’aanka Madaxweyne Axmed Madoobe ku gaaray in uu qabto doorashada maamulkiisa, si aysan firaaq dastuuri ah u dhicin.




