Home Blog Page 1690

Sudan displacement crisis worsens as fighting, hunger, sexual violence escalate

0

Wednesday 30 Oct, 2024 {HMC} The International Organization for Migration warned Tuesday that Sudan’s displacement crisis is worsening as increasing numbers of people flee fighting, hunger and sexual violence, thereby threatening “regional instability.

“The scale of this displacement and the corresponding humanitarian needs grows every day,” Amy Pope, IOM director general, told journalists in Geneva on a video link from Port Sudan.

“Throughout this year, Sudan has been the world’s largest displacement crisis. Today I can share that we will release new figures this week showing the displacement number has hit 11 million. That is up 200,000 just since September,” she said, adding that an additional 3.1 million people have fled across borders as refugees.

“Nearly 30% of Sudan’s population has been displaced. … That is actually over 14 million people who are on the move right now,” she said, noting that more than half of those displaced are women and more than a quarter are children under the age of 5.

“Unfortunately, many have been forced to flee repeatedly. They have little access to shelter; they have little access to livelihoods, and getting their basic needs met has been very, very difficult. The scale of displacement and humanitarian needs are growing every day,” she said.

Since war between the Sudanese Armed Forces, or SAF, and the paramilitary Rapid Support Forces, or RSF, erupted 18 months ago, more than 24,000 people have been killed, the United Nations reports.

The World Food Program reports 26 million people face acute hunger, and famine has broken out in Zamzam camp in North Darfur, home to half a million internally displaced people.

“The suffering is growing by the day,” said Pope. “Frankly, half of the population now needs help. People do not have access to shelter. They do not have access to clean drinking water. They do not have health care. Disease is spreading fast. One in every two Sudanese is struggling to get even the minimal amount of food to survive.”

Pope arrived in Port Sudan Monday on a four-day mission to “raise awareness of the needs and the cost of displacement” and to raise the profile of Sudan, which she called “the most neglected crisis in the world today.”

She said more attention must be paid to Sudan’s underreported conflict situation.

“Millions are suffering, and there is now the serious possibility of the conflict igniting regional instability from the Sahel to the Horn of Africa to the Red Sea.”

“The collective failure to act means the devastation risks spilling over into neighboring countries,” she warned, a warning shared by U.N. High Commissioner for Human Rights Volker Türk, who expressed concern about the escalating hostilities and violence in Sudan’s al-Jazirah state.

His spokesperson, Seif Magango, told journalists the high commissioner feared the fighting in al-Jazirah risked exacerbating further “attacks against civilians, ethnically motivated violence and atrocity crimes.” He added that RSF ground forces reportedly have killed hundreds of people “amid widespread looting” in recent attacks on villages targeted in the region.

“Reports also indicate at least 25 cases of sexual violence in several villages in Sharq al-Jazira locality, including three medical personnel and an 11-year-old girl, who died as a result. Women and girls were also reportedly abducted,” he said.

A report released Tuesday by the U.N. Fact-Finding Mission for the Sudan accused the RSF of committing sexual violence “on a large scale” in areas under their control, including gang rapes and abducting and detaining victims in conditions that amount to sexual slavery.

“There are reasonable grounds to believe that these acts amount to war crimes and crimes against humanity, including of torture, rape, sexual slavery and persecution on intersecting ethnic and gender grounds,” it said.

The report also documents cases involving the SAF but concludes that “the majority of rape and sexual and gender-based violence was committed by the RSF.”

Besides the ongoing horrors, Turk’s spokesperson observed that RSF forces were committing other violations that threatened the welfare of the Sudanese people.

“There are reports of burning of crops,” said Magango. “At a time when over 25 million Sudanese are facing acute food insecurity because of the ongoing conflict, destruction of crops in a region considered the country’s breadbasket can only exacerbate an already catastrophic situation.”

Because of the ongoing violence, he said, thousands of families reportedly have been displaced from Al-Jazirah state into the neighboring state of Gedaref and nearby Kassala, “adding to the already dire displacement crisis in the country.”

High Commissioner Türk reiterated his call on leaders of both warring parties to promptly take measures to de-escalate the situation and “to put a stop to violations by their forces.”

Ciidaan Isugu Jiro Sargaakiil iyo askar Israa’iilyiin ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Jabalia

0

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Ciidamada Israa’iil ayaa khasaarooyin hor leh kala kulmaya duullaanka ay ku qaadeen magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana kooxda Xamaas oo jilbaha u dhigtay ciidamada Israa’iil hadda gaarsiiyeen khasaarooyin xanuujiyay askarta Yahuuda.

Ciidamada milatariga Israel ayaa war ay soo saareen ku shaaciyay in afar askari oo katirsanaa ciidankooda uuna ku jiro sargaal sare lagu dilay gudaha Jabalia, kaddib markii qarax laga farsameeyay haraadiga gantaalaha ay adeegsadeen Israa’iil lala eegtay.

Askartan ayaa la sheegay in lagu qarxiyay guri kuyaalla deegaanka Jabalia oo ay ku sugnaayeen , waxaana goobtan lagu dilay ciidamada Israa’iil tahay goob ay maalmihii lasoo dhaafay joogeen ayna ku godoomiyeen shacabka ku dhaqan Jabalia, Beit Lahiya iyo guud ahaan waqooyiga Qaza.

Sidoo kale, millatariga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay dhimashada askari kale oo uga dhintay dhaawac ka soo gaaray jiidda waqooyi, dagaallo ka dhacay koonfurta Lubnaan, waxa ayna warkan qirashada milatariga Israa’iil khasaaraha soo gaaraya sii kordhineysa cabsida iyo walwalka askartooda lasoo darseysa.

Tiradan khasaaraha soo gaaraya ciidamada Israa’iil ayaa sii kordhaysa, in ka badan 600 askari ayaa lagu dilay duullaanka magaalada Gaza tan iyo bilowgii weerarka dhulka, in ka badan 900 oo askarina waa lagu dhaawacay duullaanka ay qaadeen milatariga Israa’iil.

Wiil Soomaaliya Ah oo Ladu Dilay Wadanka Koonfur Afrika

0

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee xarunta gobolka Westren Cape ee dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in xalay deegaan katirsan magaaladaasi lagu dilay wiil dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo halkaasi ka shaqeenayay.

Kooxo burcad hubeysan ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen dukaan Soomaali leedahay oo ku yaallay deegaanka Khayalisha, waxa ayna halkaasi burcada hubeysan ka geesteen dil iyo sidoo kale dhac , iyagoona goobta isaga baxsaday markii dambe.

Sida aan wararka ku helnay burcada hubeysan ayaa halkaasi ku dishay Suleymaan Ahmed Mahamuud oo ahaa nin dhallinyaro ah, waxaana la sheegay burcada in si bareer ah u dileen wiilkaasi Soomaaliyeed xilli ay ugu galeen dukaankii uu joogay.

Ciidamo katirsan booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta lagu dilay wiilkan Soomaaliyeed, waxa ayna saraakiisha booliiska sheegeen in ay socdaan baaritaanno ku aadan kiiskan dilka ah ayna rajeenayaan in lasoo qabto burcadii dilka ka dambeesay.

Dalka Koonfur Afrika ayaa noqday meel lagu gumaado dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi nolosha u raadsaday, waxaana si joogta ah dhalkaasi magaalooyin katirsan dilal , dhaawac iyo dhacba loogu geestaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi nolosha u raadsaday.

Wasiir ka ilmeeyay Dhimashada Israa’iiliyiinta ku Dhintay Dagaalka Xamaas

0

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Wasiirka maaliyadda maamulka Israa’iil, Bezalel Smotrich oo ah xagjir midigta fog ah, ayaa ilmada ceshan waayay inta uu ku jiray hadal uu ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen wasiirrada iyo saraakiisha sare ee Israa’iil iyo xisbigiisa.

Wasiirkan ayaa isaga oo ilmeenaya sheegay in dhimashada askarta iyo dadka Israa’iiliyiinta in ay gaartay tiro uusan nolashiisa horey u arag, wuxuu markii u horreysay caddeeyay dagaalka Qasa iyo Lubnaan ka socda in ay kala kulmeen khasaare aan horey usoo marin.

Bezalel Smotrich, ayaa ka mid ah xubnihii aadka ugu ololeeyay oo Netanyahu ugu hanjabay inay xilka ka qaadayaan haddii uusan dagaal ku qaadin Qasa oo uusan burburin, sidoo kale waxaa ku qasbay in ciidanka Israa’iil loo diro Lubnaan,

Wasiirka Maaliyadda maamulka Israa’iil, ayaa hadda wuxuu cod dheer ku sheegaya intan ka badan inaysan waxba sameyn karin oo aysan fiirsan karin dhimashada tiro-beelka ah, waxa uu sheegay waxa dhacaya in ay yihiin wax aysan horey xisaabta ugu darsan.

Ciidamada Israa’iil ee duullaanka ku qaaday magaalada Gaza iyo Koonfurta dalka Lubnaan ayaa la kulmaya khasaarooyin xooggan, waxaa sidoo kale duqeymaha Xisbullaah iyo Xamaas iyana ka geesanayaan gudaha Israa’iil wadno gariir ku rideen shacabka Israa’iil oo mar kasta godod ku carara.

{DAAWO MUUQAALKA} “Marti ma tihidiin waxaad joogtan dalkiinii labad Walaalnimo kusoo dhawaada” Gudoomiye Aadan Madoobe

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} “Marti ma tihidiin waxaad joogtan dalkiinii labad Walaalnimo kusoo dhawaada” Gudoomiye Aadan Madoobe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxeey Yihiin Waxa uu Ka Codsaday MD Xasan Baarlamaanka?

0

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa kulan casho sharaf ah la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo gudbiyey codsi ku saabsan kulan gaar ah oo uu ku hortagayo fadhiga Baarlamaanka.

Munaasabadda caawa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo kuxigeennadiisa, iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada; Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye; Koonfur-galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed; iyo Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Madaxda Dowlad-goboleedyada ka qayb-galay Madasha Wadatashiga Qaranka, taasoo lagaga arrinsanayo aayaha iyo horumarka dalkeenna, gaar ahaan dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada gacanta argagixisada ku jira, adkaynta amniga, dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka Sida, iyo xaqiijinta himilada shacabka Soomaaliyeed ee doorashada hoggaankooda.

“Walaalaheen naga aragtida duwan waa la hadlaynaa; haddii ay noo ogolaadaan waan u tagayaa, haddii kalena way noo imaanayaan. Wadajir iyo midnimo ayaan rabaa. Maanta dadkeenna waxaa u furan fursad weyn oo ay ku gaari karaan rajadooda, waxaana si wadajir ah uga shaqeynaynaa adkaynta amniga dalka, dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, iyo xaqiijinta Soomaaliyada ay inaga sugayaan shacabkeennu”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay doorka muhiimka ah ee ay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya qaateen muddadii la soo dhaafay, iyagoo dhexda u xirtay qabyo-tirka dastuurka, difaaca iyo adkeynta midnimada dalka, waxa uuna adkeeyey rajada shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan horumarinta dowladnimada.

{DAAWO MUUQAALKA} Lix ruux oo lagu dilay dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Lix ruux oo lagu dilay dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Tababar ku sabsan tacdiyada loo gesto Haweenka iyo caruurta oo baydhabo ka furmey,

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Tababar ku sabsan tacdiyada loo gesto Haweenka iyo caruurta oo baydhabo ka furmey,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu yahay nidaamka cusub ee difaaca hawada ee Israa’iil ay dooneyso in ay rakibto?

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Muxuu yahay nidaamka cusub ee difaaca hawada ee Israa’iil ay dooneyso in ay rakibto?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dardargeliyaan howlaha ganacsi ee Dekadda dagmada Baraawe.

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Dardargeliyaan howlaha ganacsi ee Dekadda dagmada Baraawe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA