Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Shugri Baryare
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Shugri Baryare
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Arbaco 30 Oct, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 – 2029), oo si habsami leh uga socda xarunta Hangarka Afisyoone.
Ra’iiul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhagaystay Khubarrada ku howlan qorista Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029, wuxuuna kormeeray Sheybaarrada kala duwan ee ay shaqadu ka socoto isagoo ku ammaanay howsha muhiimka ah ee ay Qaranka u hayaan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa xarunta, waxa uu ka qaybgalay doodwadaag wax ku ool ah oo ay yeesheen Wasaaradda Caafimaadka, Dhaqaatiirta iyo Ganacsatada kaas oo looga hadlayay muhiimadda ay leedahay in qeybaha bulshada oo dhan ay door ku yeeshaan, diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda uu hogaamiyo ee DanQaran ay doonayso in dalkeena loo jiheeyo dhanka horumarka, tayeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka casriyeynta oo wax badan ka beddeli doona qorshaha la doonayo in Qaranka lagu horumariyo.
Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxa uu intaa raaciyay in dib u eegis lagu samaynayo dhismaha iyo sharciyada Ha’yaddaha fulinta si dalkeenu ula jaanqaado dunida horumartay, iyadoo qorshuhuna yahay in Xukuumadda DanQaran ay dalka ku hogaamiso wax-qabad muuqda oo bulshada u riyaaqdo.

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo baaritaanno socda
Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Wasiiru dowlaha cusub ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo xilka la wareegay.
Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Guddoomiye Madaale “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaan ka rabnaa ineey dalka ka Xoreeyaan AS.
Wednesday 30 Oct, 2024 {HMC} Some companies are coming up with creative ways of making electric vehicles a more realistic option in power-challenged areas of Africa.
Countries in Africa have been slow adopters of battery-powered vehicles because finding reliable sources of electricity is a challenge in many places.
The Center for Strategic and International Studies described Africa as “the most energy-deficient continent in the world” and said that any progress made in electricity access in the last five years has been reversed by the pandemic and population growth.
Onesmus Otieno, for one, regrets trading in his diesel-powered motor bike for an electric one. He earns his living making deliveries and ferrying passengers around Nairobi, Kenya’s capital, with his bike.
The two-wheeled taxis popularly known as “boda boda” in Swahili are commonly used in Kenya and throughout Africa. Kenyan authorities recently introduced the electric bikes to phase out diesel ones. Otieno is among the few riders who adopted them, but he said finding a place to charge his bike has been a headache.
Sometimes the battery dies while he is carrying a customer, he said, while a charging station is far away. So, he has to end that trip and cancel other requests.
To address the problem, Chinese company Beijing Sebo created a mobile application that allows users of EVs to request a charge through the app. Then, charging equipment is brought to the user’s location.
Lin Lin, general manager for overseas business of Beijing Sebo, said because the company produces the equipment, it can control costs.
“We can deploy the product … in any country they need, and they don’t need to build or fix charging stations,” Lin said. “We can move to the location of the user, and we can bring electricity to electric vehicles.”
Lin said the mobile charging vans use electricity generated from solid waste and can charge up to five cars at one time for about $7 per vehicle — less for a motorbike.
Countries in Africa have been slow to adopt electric vehicles because there is a lack of infrastructure to support the technology, analysts say. The cost of EVs is another barrier, said clean energy expert Ajay Mathur.
”Yes, the capital cost is more,” Mathur said. “The first cost is more, but you recover it in about six years or so. We are at the beginning of the revolution.”
Electric motor bike maker Spiro offers a battery-swapping service in several countries to address the lack of EV infrastructure.
But studies show that for many African countries, access to reliable and affordable electricity remains a challenge. There are frequent power cuts, outages and voltage fluctuations in several regions.
Companies such as Beijing Sebo and Spiro are finding ways around the lack of power in Africa.
”We want to solve the problem of charging anxiety anywhere you are,” Lin said.
SOURCE VOA
Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} “Jabuuti dalkeenna iyo dadkeena ayeey garab istaageen” Xildhibaan Cabdoow Xeydar
Arbaco 30 Oct, 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda ay u leedahay labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya iskaashi diblomaasiyadeed, iyo ka shaqeynta wax wada qabsi wadajir ah, taas oo Gobolka u horseedi karta horumar, is ixtiraam, amni, nabad iyo xasillooni waarta.
Dhankiisa Guddoomiye Dileyta Maxamed ayaa shacabka iyo dowlad uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran, isaga oo bogaadiyey guulaha ay ku tallaabsatay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} “Marka qofka madaxda ah la magacaabo waxaan raadinaa haybtiisa qabiilka” Wasiir Faarax Sheekh.