Home Blog Page 1692

{DAAWO MUUQAALKA} Dufcadii ugu horeysey ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa tababar ugu soconaya magaalada Baydhabo.

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Dufcadii ugu horeysey ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa tababar ugu soconaya magaalada Baydhabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Kulan Deg Deg Ah Ayaan Ugu Yeeridoonaa Barlamanka Halkaasaana Kasheegi Doonaa Hadalo Aad Muhiimana

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Kulan Deg Deg Ah Ayaan Ugu Yeeridoonaa Barlamanka Halkaasaana Kasheegi Doonaa Hadalo Aad Muhiimana

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waxay guursatay darawalkii tareenka ee ka badbaadiyay inay is disho

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Waxay guursatay darawalkii tareenka ee ka badbaadiyay inay is disho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {30.10.2024}

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Meeshii shaleey Jooga Cid Kamayeeleyno ee horay aan usocono”Madaxweyne Xasan Sheekh”

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Meeshii shaleey Jooga Cid Kamayeeleyno ee horay aan usocono”Madaxweyne Xasan Sheekh”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Booliska Somaaliland oo gacanta ku dhigay dhalinyaro rabshado ka sameeyay magaalada Hargaysa.

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Booliska Somaaliland oo gacanta ku dhigay dhalinyaro rabshado ka sameeyay magaalada Hargaysa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Dowladda Soomaaliya oo codsi hordhigtay madaxda Jubbaland iyo Puntland.

Arbaco 30-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo gudbiyey codsi ku saabsan kulan gaar ah oo uu ku hortagayo fadhiga Baarlamaanka.

Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo kuxigeennadiisa, iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada; Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye; Koonfur-galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed; iyo Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Madaxda Dowlad-goboleedyada ka qayb-galay Madasha Wadatashiga Qaranka, taasoo lagaga arrinsanayo aayaha iyo horumarka dalkeenna, gaar ahaan dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada gacanta argagixisada ku jira, adkaynta amniga, dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka Sida, iyo xaqiijinta himilada shacabka Soomaaliyeed ee doorashada hoggaankooda.

“Walaalaheen naga aragtida duwan waa la hadlaynaa; haddii ay noo ogolaadaan waan u tagayaa, haddii kalena way noo imaanayaan. Wadajir iyo midnimo ayaan rabaa. Maanta dadkeenna waxaa u furan fursad weyn oo ay ku gaari karaan rajadooda, waxaana si wadajir ah uga shaqeynaynaa adkaynta amniga dalka, dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda AS, iyo xaqiijinta Soomaaliyada ay inaga sugayaan shacabkeennu.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray “Walaalaha naga aragtida duwan waan la hadlaynaa, haddii ay noo oggolaadaan waan u tagayaa, haddii kale way noo imaanayaan. Wadajir ayaan rabaa iyo midnimo.”

Madaxweynaha ayaa xusay doorka muhiimka ah ee ay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya qaateen muddadii la soo dhaafay, iyagoo dhexda u xirtay qabyo-tirka dastuurka, difaaca iyo adkeynta midnimada dalka, waxa uuna adkeeyey rajada shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan horumarinta dowladnimada.

{DAAWO MUUQAALKA} Xasan Sheekh Oo Dood-Aag Kakeenay Mushaar Kordhinta Ciidanka

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Xasan Sheekh Oo Dood-Aag Kakeenay Mushaar Kordhinta Ciidanka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ururka Siyaasadeedka Barwaaqo oo fariin u diray shacabka Soomaaliland

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Ururka Siyaasadeedka Barwaaqo oo fariin u diray shacabka Soomaaliland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dad ku dhintay dhismo ku soo dumay caasimada dalka Nigeria

0

Arbaco, 30 October, 2024 {HMC} Dad ku dhintay dhismo ku soo dumay caasimada dalka Nigeria

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA