Home Blog Page 1697

Beledweyne Blast Kills One, Injures Seven at Local Restaurant.

0

Tuesday 29 Oct, 2024 {HMC} At least one civilian was killed and seven others injured in an explosion targeting a popular restaurant in the Howlwadaag neighborhood of Beledweyne, Hiiraan region, on Tuesday.

The restaurant, frequented by local youth, particularly football players, was the site of the blast, leaving nearby residents in shock.

Security forces arrived at the scene hours later to investigate but did not report any arrests.

Tensions have been escalating in Beledweyne in recent weeks. Last night, gunmen killed a Somali National Army soldier, Abdirahman Ali Kaar, and took his AK-47 rifle in the Koshin neighborhood.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Howlgallada dib loogu furay wadooyin muhiima oo AS ay horay uxirtay

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Howlgallada dib loogu furay wadooyin muhiima oo AS ay horay uxirtay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxamaed Buraale ‘Waatan sababta aan ku diidanahay Maamulka Hirshabelle”.

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Xildhibaan Maxamaed Buraale ‘Waatan sababta aan ku diidanahay Maamulka Hirshabelle”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Ururka Xisbullaah oo ku Dhawaaqday Hoggaamiye cusub

0

Talaado 29-Oct-2024 {HMC}  Ururka Xisbullaah ee ka dagaallama dalka Lubnaan , ayaa goordhaw si rasmi ah ugu dhawaaqay hoggaamiyahooda cusub, kaddib dilkii diyaaradaha dagaalka milariga Israa’iil u geesteen hoggaamiyihii kooxdaasi Sheekh Xasan Nasrullaah.

Naciim Qaasim oo ahaa xoghaye kuxigeenkii ururka Xisbullaah ayaa loo doortay in uu noqdo hoggaamiyaha cusub ee ururka Xisbullaah, waxa uuna ninkan sannado badan katirsanaa ururka shiicada ee Xisbullaah ,isagoona kasoo qabtay xilal kala duwan.

Hoggaamiyaha cusub ee ururka Xisbullaha oo ah 71 sanno jir ayaa ah nin kasoo jeeda koonfurta dalka Lubnaan, waxa uuna ururka Xisbullaah kusoo biiray xilli aad u fog, waxa uuna hadda kamid yahay hoggaamiyaasha ururkaasi ee ka badbaaday duqeymaha Israa’iil.

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeymo dhinaca cirka ah ku dilay hoggaamiyihii ururka Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrullaah iyo xubno kale oo katirsanaa ururkaasi, waxa ay sidoo kale Israa’iil dileen hoggaamiye kale oo ka hadal hayay in uu beddeli lahaa Nasrullaah.

{DAAWO MUUQAALKA} Saldhigga Booliiska degmada Wisil oo dhismihiisu meel wanaagsan marayo.

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Saldhigga Booliiska degmada Wisil oo dhismihiisu meel wanaagsan marayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dad farabadan oo kasoo barakacay dagaalada ka socda degmada luuq ee gobolka gedo.

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Dad farabadan oo kasoo barakacay dagaalada ka socda degmada luuq ee gobolka gedo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Hoggaamiye cusub oo baddelaya duqeyn lagu dilay hogaamiyahii hore ee…..

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Hoggaamiye cusub oo baddelaya duqeyn lagu dilay hogaamiyahii hore ee…..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xarunta daryeelka dhaawacyada iyo xaaladaha deg-dega ah oo muqdisho laga hirgaliyay.

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Xarunta daryeelka dhaawacyada iyo xaaladaha deg-dega ah oo muqdisho laga hirgaliyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEY

{DAAWO MUUQAALKA} Runtii xarunta xaaladaha deg deg ah wax badan ayeey u tari doonta Bulshada” Dr Dufle.

0

Talaado, 29 October, 2024 {HMC} “Runtii xarunta xaaladaha deg deg ah wax badan ayeey u tari doonta Bulshada” Dr Dufle.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA