Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Taliye ku xigeenka Booliska “dhismaha xaruntan wax wayn ayay ka badalaysaa gurmadka deg-deg ah”
{DAAWO MUUQAALKA} Raisul wasaare Xamse ”Dadaal dheer ayaa La galiyey Xaruntaan in la Hergaliyo”
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Raisul wasaare Xamse ”Dadaal dheer ayaa La galiyey Xaruntaan in la Hergaliyo”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Maxeey Yihiin ciidamo halis ah oo la geeyay dalka Ruushka uu ka walaacsan Mareykanka?
Talaado 29-Oct-2024 {HMC} Ciidamo milatari ah oo lagu qiyaasay 10,000 oo askari oo u dhashay Waqooyiga Kuuriya ah ayaa loo diray dalka Ruushka si ay tababar ugu soo qaataan, sidoo kale ciidamada Ruushka gaan uga siiyaan dagaalka ay kula jiraan Ruushka sida ay shaacisay wasaadaradda Difaaca Mareykanka ee Pentagon.
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa ku dhawaaqday, in tirada askarta u dhalatay Kuuriyada Waqooyi ee loo diray Ruushka ay sii kordheen, waxa ayna xustya in tallaabadan kor u qaadeyso cabsida laga qabo in dagaalka Ruushka ka wado Ukrine sii ballaarto ayna qeyb ka noqdaan ciidamada Kuuriytada Waqooyi.
Afhayeenka Pentagon Sabrina Singh ayaa sheegtay in qaar ka mid ah ciidamada Kuuriyada Waqooyi ee loo daabulay bariga Ruushka, gaar ahaan xadka Ukraine si ay tababar ugu qaataan markii hore lagu qiyaasay ilaa 3-kun oo askari balse hadda tiradaasi kasii bateen
“Qeyb ka mid ah askartaas ayaa mar horeba u soo dhawaaday Ukraine, waxaana aad uga walaacsanahay in Ruushku uu doonayo inuu askartan u isticmaalo dagaalka ama inuu taageero howlgallada dagaalka ee ka dhanka ah ciidamada Ukraine ee ku sugan gobolka Kursk ee Ruushka ee u dhow xadka Ukraine,” Singh ayaa u sheegay suxufiyiinta.
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk-yeol ayaa isna sheegay in ciidamada Kuuriyada Waqooyi ee la geeyay Ruushka ay halis ku yihiin amniga qaranka dalkiisa iyo beesha caalamkaba, i waxa uu ku tilmaamay iskaashiga milatari ee u dhaxeeya Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi mid sharcidarro ah.
Dhinaca kale Xoghayaha guud ee NATO Mark Rutte ayaa horaantii Isniintii sheegay in ciidamo u dirista Kuuriyada Waqooyi ee dalka Ruushka ay ka dhigan tahay “kor u kac weyn” oo ku saabsan colaadda Ukraine iyo balaarinta khatarta ah ee dagaalka Ruushka.
“Iskaashiga milatari ee qotoda dheer ee u dhexeeya Ruushka iyo Waqooyiga Kuuriya waxay khatar ku yihiin amniga Indo-Pacific iyo Euro-Atlantic labadaba,” Rutte ayaa u sheegay suxufiyiinta ka dib wadahadal uu la yeeshay wafdi ka socda Kuuriyada Koonfureed .
Dhinaca kale Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ma uusan xaqiijin wararka ay warbaahintu qortay ee ku saabsan in ciidamo loo diray Ruushka, balse wuxuu sheegay in haddii Pyongyang ay tilaabadaas qaaddo uu aaminsan yahay in ay la jaanqaadi doonto xeerarka caalamiga ah.
Dowladda Ruushka ayaa markii hore meesha ka saartay wararka ku saabsan ku lug lahaanshaha Kuuriyada Waqooyi ee dagaalka ay kula jirto Ukraine . Laakin madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ma uusan beenin in ciidamada Kuuriyada Waqooyi ay ku sugan yihiin Ruushka, wuxuuna sheegay in ay tahay arrin gudaha ah oo ku saabsan sida uu u hirgeliyay heshiis kasta oo iskaashi oo lala galo Pyongyang.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa iska fogeeyay hadalka Rutte Isniintii wuxuuna xusay in Pyongyang iyo Moscow ay saxiixeen heshiis amni oo wadajir ah bishii June ee la soo dhaafay.
Lavrov waxa kale oo uu sheegay in macalimiin millatari oo reer galbeed ah muddo dheer si qarsoodi ah loogu daabulayey Ukraine si ay uga caawiyaan ciidankeeda adeegsiga hubka riddada dheer ee ay bixiyaan saaxiibada reer galbeedka.
{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha SODMA Maanta waxaan Furnay Xarunta Gargaarka Deg Deg ah.
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Gudoomiyaha SODMA Maanta waxaan Furnay Xarunta Gargaarka Deg Deg ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} “Weerarkii Soobe 2 waxaa ay DFS uga jawaabtay dagaal lagu jibiyay AS”Wasiirka Caafimaadka XFS.
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} “Weerarkii Soobe 2 waxaa ay DFS uga jawaabtay dagaal lagu jibiyay AS”Wasiirka Caafimaadka XFS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi ka socda DFS iyo Qaramada Midoobay oo booqday magaalada Baydhabo.
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Wafdi ka socda DFS iyo Qaramada Midoobay oo booqday magaalada Baydhabo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Sudan’s RSF, allies sexually abused victims from 8-75 years, UN mission says.
Tuesday 29 Oct, 2024 {HMC} Sudan’s Rapid Support Forces (RSF) and allies have committed “staggering” levels of sexual abuse, raping civilians as troops advance and abducting some women as sex slaves during the more than 18-month war, a U.N. mission said on Tuesday.
Victims have ranged between eight and 75 years, said the U.N. fact-finding mission’s report, with most sexual violence committed by the RSF and allied Arab militia in an attempt to terrorize and punish people for perceived links to enemies.
“The sheer scale of sexual violence we have documented in Sudan is staggering,” said mission chair Mohamed Chande Othman in a statement accompanying an 80-page report based on interviews with victims, families and witnesses.
The report echoed investigations by Reuters and rights groups into widespread sexual abuse in the conflict.
The RSF, which is fighting Sudan’s army, did not immediately respond to a request for comment. It has previously said it would investigate allegations and bring perpetrators to justice.
The paramilitary RSF has roots in so-called Janjaweed militias, which helped the military crush a rebellion in Sudan’s western Darfur region two decades ago.
In the current conflict, the RSF has seized control of large parts of Sudan including in West Darfur where it is accused of carrying out ethnic killings against the Masalit people with the help of Arab militias.
The U.N. mission said racist slurs against non-Arabs in parts of West Darfur state were widely used during sexual attacks, indicating ethnicity targeting.
Forced impregnation
One victim from El Geneina in West Darfur said her rapist told her at gunpoint: “We will make you, the Masalit girls, give birth to Arab children,” the report said.
In another case, a West Darfur woman was held captive for over eight months by RSF guards and impregnated by her main captor during repeated rapes, it added.
In four other incidents, women were taken from the street before being beaten and raped then released or abandoned unconscious on the street. Perpetrators mostly wore either RSF uniforms or scarves concealing their faces, victims said.
The report said it had documented a smaller number of sexual violence cases involving the Sudanese army, with more investigation needed. It also said it had credible reports that both warring parties had recruited child soldiers.
Last month, the mission found that both the army and RSF had committed major abuses like torture and arbitrary arrests.
Though pushed out of global headlines by the Ukraine and Gaza conflicts, Sudan’s war has created one of the world’s worst humanitarian disasters, with thousands killed, more than 11 million uprooted, widespread hunger and involvement of foreign powers.
SOURCE VOA
{DAAWO MUUQAALKA} Digniin Adag oo loo diray Xisbiga Kulmiye iyo rag hub lagu arkay.
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Digniin Adag oo loo diray Xisbiga Kulmiye iyo rag hub lagu arkay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay sababta loo Xeray wadaooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho.?
Talaado, 29 October, 2024 {HMC} Maxay tahay sababta loo Xeray wadaooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Beledweyne blast kills one, injures seven in attack on local restaurant.
Tuesday 28 October , 2024 {HMC}. At least one civilian was killed, and seven others were injured following an explosion targeting a popular restaurant in the Howlwadaag neighbourhood of Beledweyne town, Hiiraan region, on Tuesday.
The restaurant, frequented by young locals, particularly football players, was the scene of the bomb blast, which left nearby residents in shock.
Security forces arrived at the site hours after the explosion to investigate but did not report any arrests.
Tensions have been escalating in Beledweyne in recent weeks as last night gunmen killed a Somali National Army soldier, Abdirahman Ali Kaar, and took away his AK-47 rifle in the Koshin neighborhood.



