Home Blog Page 1705

Maxeey Tahay Kiiska aay Kenya Ku Xalisay Maxkamadda Gaarka Ah?

0

isniin 28-Oct-2024 {HMC} Dowladda Kenya ayaa sheegtay in kiisaska ka dhaca imtixaannada in lagu xalin doonno Maxkamad gaar ah si looga hortago rabshado iyo khiyaano ka dhacda sida uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Dalkaas Julius Ogamba.

Wasaaradda oo dib ugu soo laabteen kiisas horay u dhacay inta lagu howlanaa qaadista Imtixaannada Shahaadiga ah ayaa sheegtay in si looga hortago dambiyadaas in loo deynayo go’aannadaas Maxkamado gaar ah.

Julius Ogamba ayaa Ardayda, Macallimiinta, Waalidiinta iyo cid weliba oo quseeya go’aankaan ku wargeliyay in laga feejignaado xaalad weliba oo abuuri karta rabshado ka dhaca Dalka Kenya sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Waxbarashada Dalkaas.

Madaxa ugu sarreeya Dalladda loo sameeyay in ay maamusho Iskuullada ayaa sheegay in Ardayda gaaraysa 1.3 Milyan ay ka faa’iidaysan doonnaan Goobaha Waxbarashada gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dowladda haddii ay dhibco fiican helaan.

DFS oo Wado Dadaalo Looga Reebayo itoobiya Hoolgalada Cusub ee Dalka

0

isniin 28-Oct-2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysatay in Itoobiya laga reebo howlgalka cusub ee AUSSOM maadaama ilaa haatan aanay jirin isbaddel ku yimid xadgudubka ay ku sameysay Madaxbannaanida iyo wadajirka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulanka looga hadlayo qorshaha cusub ee howlgalka AUSSOM geynaya go’aanka ugu dambeeya ee muujinaya in guud ahaan Itoobiyaanka laga saaro howlgalkaas.

Itoobiya ayaa taageero badan ku waysay go’aankeeda la xiriira in ay dhegaha ka xiray ka laabashada heshiiskii is afgaradka ahaa ee la gashay Maamulka Somaliland (Gobollada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya).

Socdaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tegay Eretareeya, Jabuuti, Kenya, Uganda, Burundi iyo Dalal kale ayaa hoos u dhigay dhaqdhaqaaqa Siyaasadeed ee Itoobiya iyo rejada ay ka leedahay in lagu daro howlgalka AUSSOM.

Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xuseen Macallin oo marar kala duwan ka qaybgalay shirarka saddex geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya, Midowga Afrika & Qaramada Midoobay ayaa xoojiyay go’aanka Itoobiyaanka looga hortagaayo ku biirista howlgalkaas cusub ee billaabanaya 2025.

Itoobiya waxaa Soomaaliya ka jooga Ciidamo qaarkood ku howlgalla Magaca howlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, halka qaar kale aanay u diiwaangashaneen howlgalkaas, lama caddeyn ujeedka joogitaankooda Dalka.

{DAAWO SAWIRADA } Doowladda oo Guulo Ka Sheegatay Hoowlgal Ka Dhacay Gobalka Bay

0

isniin 28-Oct-2024 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu Dagaalamayo AS ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo halkaasi oo aay Ku Sugnaayeen Xubna Ka Tirsan As.

Ciidanka ayaa burburiyay goobo ay AS ku dhuumaaleysanayeen, si dadka shacabka ah ee ku safra waddooyinkaas ay lacago aay Ugu Yeeraan Sakawaaadka uga qaadaan.

Taliyaha Ururka 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed L/X/le Ahmed Maxamed Nuur ( Ahmed Dhagey ) ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalladu ay sii socon doonaan lana ciribtiri doono tirada yar ee AS-Ka Ah ee halkaas uga dhuumaaleysata.

{DAAWO SAWIRADA} Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis horleh kala saxiixdey

0

isniin 28-Oct-2024 {HMC} Tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal iyo horumarinta difaaca, ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Yaşar Güler waxay ku kala saxiixdeen heshiis iskaashi maaliyadeed oo diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca.

Heshiiskan taariikhiga ah ayaa ujeedadiisu tahay xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, kobcinta iskaashi faa’iido u leh labada dhinac, waxaana heshiiskan lagu kala saxiixday kulan heer sare ah oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan labada dowladood, iyadoo heshiiskan lagu soo bandhigay sida ay uga go’an tahay Turkiga inay Soomaaliya ka taageeraan dib u soo kabashada iyo dadaallada horumarineed ee socda.

Iskaashigan ayaa si gaar ah muhiim ugu ah Soomaaliya oo sii xoojineysa dib u dhiska Ciidankeeda, kadib sannado badan oo colaado iyo xasillooni darro ah.

Sida ku cad heshiiska, Turkiga wuxuu bixin doonaa kaalmo dhaqaale oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee muhiimka ah ee militariga Soomaaliya, taas oo ka mid ah maalgelinta kaabayaasha muhiimka ah, kuwaas oo lagama maarmaan u ah kor u qaadista tayada Ciidanka Xoogga Dalka.

Born in France but searching for a future in Africa

0
Monday 28 October , 2024 Menka Gomis was born in France but has decided his future lies in Senegal, where his parents were born.

The 39-year-old is part of an increasing number of French Africans who are leaving France, blaming the rise in racism, discrimination and nationalism.

BBC Africa Eye has investigated this phenomenon – being referred to as a “silent exodus” – to find out why people like Mr Gomis are disillusioned with life in France.

 

The Parisian set up a small travel agency that offers packages, mainly to Africa, aimed at those wanting to reconnect with their ancestral roots, and now has an office in Senegal.

 

“I was born in France. I grew up in France, and we know certain realities. There’s been a lot of racism. I was six and I was called the N-word at school. Every day,” Mr Gomis, who went to school in the southern port city of Marseille, tells the BBC World Service.

“I may be French, but I also come from elsewhere.”

Mr Gomis’s mother moved to France when she was just a baby and cannot understand his motivation for leaving family and friends to go to Senegal.

“I’m not just leaving for this African dream,” he explains, adding it is a mixture of responsibility he feels towards his parents’ homeland and also opportunity.

“Africa is like the Americas at the time of… the gold rush. I think it’s the continent of the future. It’s where there’s everything left to build, everything left to develop.”

The links between France and Senegal – a mainly Muslim country and former French colony, which was once a key hub in the transatlantic slave trade – are long and complex.

A recent BBC Africa Eye investigation met migrants in Senegal willing to risk their lives in dangerous sea crossings to reach Europe.

Many of them end up in France where, according to the French Office for the Protection of Refugee and Stateless Persons (OFPRA), a record number sought asylum last year.

Around 142,500 people applied in total, and about a third of all requests for protection were accepted.

It is not clear how many are choosing to do the reverse journey to Africa as French law prohibits gathering data on race, religion and ethnicity.

But research suggests that highly qualified French citizens from Muslim backgrounds, often the children of immigrants, are quietly emigrating.

Those we met told us attitudes towards immigration were hardening in France, with right-wing parties wielding more influence.

Since their appointment last month, Prime Minister Michel Barnier and Interior Minister Bruno Retailleau have pledged to crack down on immigration, both legal and illegal, by pushing for changes to the law domestically and at the European level.

Riots broke out in France last year after a teenager of Algerian descent was shot by police at point-blank range. AFP

Fanta Guirassy has lived in France all her life and runs her own nursing practice in Villemomble – an outer-suburb of Paris – but she is also planning a move to Senegal, the birthplace of her mother.

“Unfortunately, for quite a few years now in France, we’ve been feeling less and less safe. It’s a shame to say it, but that’s the reality,” the 34-year-old tells the BBC.

“Being a single mother and having a 15-year-old teenager means you always have this little knot in your stomach. You’re always afraid.”

Her wake-up call came when her son was recently stopped and searched by the police as he was chatting to his friends on the street.

“As a mother it’s quite traumatic. You see what happens on TV and you see it happen to others.”

In June last year, riots erupted across France following the fatal shooting of 17-year-old Nahel Merzouk – a French national of Algerian descent who was shot by police.

The case is still being investigated, but the riots shook the nation and reflected an undercurrent of anger that had been building for years over the way ethnic minorities are treated in France.

A recent survey of black people in France suggested 91% of those questioned had been victims of racial discrimination.

In the wake of the riots, the UN High Commissioner for Human Rights (OHCHR) called on France to address “issues of racial discrimination within its law enforcement agencies”.

The French foreign ministry dismissed the criticism, saying: “Any accusation of systemic racism or discrimination by the police in France is totally groundless. France and its police fight resolutely against racism and all forms of discrimination.”

However, according to French interior ministry statistics, racist crimes rose by a third last year, with more than 15,000 recorded incidents based on race, religion or ethnicity.

For schoolteacher Audrey Monzemba, who is of Congolese descent, such societal changes have “become very anxiety-provoking”.

Early one morning, we join her on her commute through a multicultural and working-class community on the outskirts of Paris.

With her young daughter, she makes her way by bus and train, but as she approaches the school where she works, she discreetly removes her headscarf under the hood of her coat.

BBC

I want to go to work without having to remove my veil”

Audrey Monzemba

Schoolteacher

In secular France, wearing a hijab has become hugely controversial and 20 years ago they were banned in all state schools – it is part of the reason Ms Monzemba wants to leave France looking to move to Senegal where she has connections.

“I’m not saying that France isn’t for me. I’m just saying that what I want is to be able to thrive in an environment that respects my faith and my values. I want to go to work without having to remove my veil,” the 35-year-old says.

A recent survey of more than 1,000 French Muslims who have left France to settle abroad suggests it is a growing trend.

It follows a peak in Islamophobia in the wake of the 2015 attacks when Islamist gunmen killed 130 people in various locations across Paris.

Moral panics around secularism and job discrimination “are at the heart of this silent flight”, Olivier Esteves, one of the authors of the report France, You Love It But You Leave It, tells the BBC.

“Ultimately, this emigration from France constitutes a real brain-drain, as it is primarily highly educated French Muslims who decide to leave,” he says.

 

Abdoul Sylla is concerned about his sister Fatoumata’s decision to move to Senegal

Take Fatoumata Sylla, 34, whose parents are from Senegal, as an example.

“When my father left Africa to come here, he was looking for a better quality of life for his family in Africa. He would always tell us: ‘Don’t forget where you come from.'”

The tourism software developer, who is moving to Senegal next moth, says by going to set up a business in West Africa, she is showing she has not forgotten her heritage – though her brother Abdoul, who like her was born in Paris, is not convinced.

“I’m worried about her. I hope she’ll do OK, but I don’t feel the need to reconnect with anything,” he tells the BBC.

“My culture and my family is here. Africa is the continent of our ancestors. But it’s not really ours because we weren’t there.

“I don’t think you’re going to find some ancestral culture, or an imaginary Wakanda,” he says, referring to the technologically advanced society featured in the Black Panther movies and comic books.

In Dakar, we met Salamata Konte, who founded the travel agency with Mr Gomis, to find out what awaits French Africans like her who are choosing to settle in Senegal.

When I arrived in Senegal three years ago I was shocked to hear them call me ‘Frenchie'”

Salamata Konte

Travel agency co-founder based in Dakar

Ms Konte swapped a high-paying banking job in Paris for the Senegalese capital.

“When I arrived in Senegal three years ago I was shocked to hear them call me ‘Frenchie’,” the 35-year-old says.

“I said to myself: ‘OK, yes, indeed, I was born in France, but I’m Senegalese like you.’ So at first, we have this feeling where we say to ourselves: ‘Damn, I was rejected in France, and now I’m coming here and I’m also rejected here.'”

But her advice is: “You have to come here with humility and that’s what I did.”

As for her experience as a businesswoman, she says it has been “really difficult”.

“I often tell people that Senegalese men are misogynistic. They don’t like to hear that, but I think it’s true.

“They have a hard time accepting that a woman can be a CEO of a company, that a woman can sometimes give ‘orders’ to certain people, that I, as a woman, can tell a driver who was late: ‘No, it’s not normal that you’re late.’

“I think we have to prove ourselves a little more.”

Nonetheless, Mr Gomis is excited as he awaits his Senegalese citizenship.

The travel agency is going well and he says he is already working on his next venture – a dating app for Senegal.

 

{DAAWO MUUQAALKA} “Cidda aan Dawladnimada doonayn u joojin mayno” Wasiir Maxamed Kaahin.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} “Cidda aan Dawladnimada doonayn u joojin mayno” Wasiir Maxamed Kaahin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muuse Biixi muxuu kala kulmay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Hargeysa

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Muuse Biixi muxuu kala kulmay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Hargeysa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

More than 120 killed in paramilitary rampage in Sudan, UN and doctors group say

0

Fighters from the notorious paramilitary Rapid Support Forces ran riot in east-central Sudan in a multi-day attack that killed more than 120 people in one town, a doctors group and the United Nations said.

It was the group’s latest attack against the Sudanese military after suffering a series of setbacks, losing ground to the military in the area. The war, which has been going on for more than a year and a half, has wrecked the African country, displacing millions of its population and pushing it to the brink of a full-blown famine.

RSF fighters went on a rampage in villages and towns on the eastern and northern sides of the province of Gezira between Oct. 20-25, shooting at civilians and sexually attacking women and girls, the United Nations said in a statement Saturday, adding that they looted private and public properties, including open markets.

The attack displaced more than 4,000 people in the city of Tambiuk and other villages in eastern Gezira, according to the International Organization for Migration’s Tracking Matrix.

“The killings and appalling human rights violations in Gezira province intensify the unacceptable human toll this conflict has taken on the people of Sudan,” IOM Director General Amy Pope told The Associated Press ahead of her trip to the country next week.

She called for concerted international efforts to stop the conflict, saying: “There is no time to lose. Millions of lives are in the balance.”

“These are atrocious crimes,” Clementine Nkweta-Salami, U.N. Humanitarian Coordinator in Sudan, said in a statement on Saturday. “Women, children, and the most vulnerable are bearing the brunt of a conflict that has already taken far too many lives.”

She said the attacks resembled the horrors committed during the Darfur genocide in the early 2000s, including rape, sexual violence, and mass killings.

The RSF was born out of Arab militias, commonly known as Janjaweed, mobilized by ex-Sudanese President Omar al-Bashir against populations in Darfur that identify as Central or East African. At the time, the Janjaweed were accused of mass killings, rapes and other atrocities, and Darfur became synonymous with genocide. Janjaweed groups still aid the RSF.

The Sudanese Doctors’ Union said in a statement that at least 124 people were killed and 200 others were wounded in the town of Sariha, adding that the group rounded up at least 150 others. It called on the U.N. Security Council to pressure the RSF to open “safe corridors” to enable aid groups to reach people in impacted villages.

“There is no way to help the injured or evacuate them for treatment,” the statement said.

Footage circulating online, some shared by RSF fighters themselves, showed members of the paramilitary group abusing detained people. One video showed a man wearing a military uniform grabbing an old man by the chin and dragging him around as other armed men chanted in the background.

The RSF didn’t immediately respond to a request for comment.

The Coordination of Civilian Democratic Forces, an alliance of pro-democracy parties and groups, also accused the RSF of storming villages, and opening fire on civilians as well as rounding up and mistreating “a large number of residents.”

In a statement, the alliance held the RSF “responsible for these massive violations,” and called for holding the preparators accountable.

The attack on Gezira came as the military had successfully taken back areas held by the RSF.

In September, the military launched a massive operation in and around the capital city of Khartoum, reclaiming large swaths of areas from the RSF. Also, earlier this month, it seized control of Jebel Moya, a strategic mountainous area in Gezira province, as well as areas in Gezira and nearby Sinnar province, driving out RSF forces.

In October, a top RSF commander, Abu Aqlah Keikel, the de facto ruler of Gezira, defected and surrendered himself to the military.

That prompted RSF fighters to attack villages and towns in Gezira seen as loyal to Keikel, according to local reports.

The war in Sudan began in April 2023 when simmering tensions between the military and the RSF exploded into open fighting in Khartoum, before spreading across the country.

The war has been marked by atrocities such as mass rape and ethnically motivated killings. The U.N. and international rights groups say these acts amount to war crimes and crimes against humanity, particularly in the western region of Darfur, which has been facing a bitter onslaught by the RSF.

The conflict has killed more than 24,000 people so far, according to the Armed Conflict Location and Event Data, a group monitoring the conflict since it started.

SOURCE VOA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Maaliyada Soomaliland “Markale ayaa ku Guuleeysaneeynaa Kursiga.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Wasiirka Maaliyada Soomaliland “Markale ayaa ku Guuleeysaneeynaa Kursiga.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Goorma ayaa SHIDAAL laga soo saari karaa Soomaaliya?

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Goorma ayaa SHIDAAL laga soo saari karaa Soomaaliya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA