Home Blog Page 1704

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Yabooh “Daayniile waan ku garab taaganahay Dhismaha wadooyinka”

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Gudoomiye Yabooh “Daayniile waan ku garab taaganahay Dhismaha wadooyinka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Madaxweeynaha Masar oo Israa’iil iyo Xamaas Usoo Jeediyay Xabad Joojin Laba Maalmood Ah

0

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa Axaddii ku dhawaaqay in dalkiisa uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil iyo Xamaas, muddadaas oo lagu sii deyn doono afar qof oo ka mid ah Isra’iiliyiinta ku afduuban Gaza.

Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in soo jeedinta ay sidoo kale qeyb ka tahay in xasbiyada Isra’il laga sii daayo qaar ka mid ah maxaabiista Falastiiniyiinta iyo in gargaar bini’aadannimo la gaarsiiyo Marinka Gaza.

Sisi wuxuu sheegay in qorshana soo jeedinta ah ay ujeedadiisu tahay “in xaaladda horay loo sii wado,” iyo in ugu danbeynti la gaaro xabbad-joojin joogta ah.

Ma jirto jawaab deg deg ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxday Isra’il iyo Xamaas oo ku saabsan warka kasoo baxay Dowladda Masar. Wadahadallada soo socda ee xabad-joojinta Gaza ayaa la filayaa in lagu qabto magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Maraykanka, Qatar iyo Masar ayaa garwadeen ka ahaa wadahadalo lagu soo afjarayo dagaalka Gaza ee u dhaxeya Isra’il iyo Xamaas, kaas oo billowday 7-badi bishi October ee sannadki 2023.

{DAAWO MUUQAALKA} Xisbiga wadani oo ololihisa Doorashada kusoo Bandhigay Drgmada Duruqsi

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Xisbiga wadani oo ololihisa Doorashada kusoo Bandhigay Drgmada Duruqsi

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysatay in Itoobiya laga reebo howlgalka cusub ee AUSSOM

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysatay in Itoobiya laga reebo howlgalka cusub ee AUSSOM

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Masar oo ku baaqay xabad-joojin laga hirgaliyo Qasa

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Madaxweynaha Masar oo ku baaqay xabad-joojin laga hirgaliyo Qasa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} 18 jir Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} 18 jir Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {27.10.2024}

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Shugri Baryare

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 28/10/2024

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Maxkamada Cadaaladda Aduunka oo Maanta loo Gudbiyay Dacwad ka Dhan ah Israa’iil

0

isniin 28-Oct-2024 {HMC} Koofur Afrika ayaa maanta oo Isniin ah markale waxa ay Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ u gudbineysaa caddeymo ay ku xoojineyso kiiska dacwadda ah ay horay uga furtay Israa’iil oo xasuuq ka geysatay Dhulka Falastiin.

Sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow kiiska Koofurta Afrika ay diyaarisay waxaa qaybtaan ku jira dukumiintiyo dhammeystiran oo ku cad sida ay Ciidanka Israa’iil u beegsadeen Goobaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo kuwa rayidka ah ay degen yihiin.

Caddeymaha Xasuuqaan Koofur Afrika ay u gudbineyso Maxkamadda Qaramada Midoobay hoostagta waxaa kamid ah in xitaa Askarta Israa’iil ay dileen howlwadeenno samafal ah, in ay gargaarkii bani aadamnimada is hor istaageen & in ay si cad u diiday xabbad-joojin ka timid Golaha Ammaanka.

Dalal badan ayaa Koofur Afrika ku dhinac taagan kiiskaan Maxkamadda ICJ ay u gacan gelisay waxaana kamid ah, Turkiye, Nicaragua, Palestine, Spain, Mexico, Libya & Colombia kuwaas oo dhammaan ka damqaday dhibaatada ay geysteen Ciidanka Israa’iil.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Koofur Afrika Ronald Lamola ayaa Warbaahinta u sheegay in Dowladdiisa ay daba joogi doonto kiiskaan ilaa inta laga ciqaabayo Madaxda Israa’iil ee ka dambeysa dhibaatadaan jirta.

Sababta ku riixday Dowladdiisa in ay marba dhinac kasoo gasho kiiska ka dhanka ah Israa’iil ayuu ku sheegay in damiirkooda uu adkeysan waayay inay indhaha ka daawadaan Xasuuqa ka dhanka Falastiin ee Yuhuudda u geysaneyso.