Home Blog Page 1703

{DAAWO MUUQAALKA} Waxaa guul weyn ah in la ansixiyey sharciga iIaalinta Naafada Qaranka

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Waxaa guul weyn ah in la ansixiyey sharciga iIaalinta Naafada Qaranka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaad kala socotaa Heshiiska dhisaya Awooda Ciidanka Dowlada oo maanta ay gashay DF?

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Maxaad kala socotaa Heshiiska dhisaya Awooda Ciidanka Dowlada oo maanta ay gashay DF?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Mooshin ah in mushaarka ciidanka loo kordhiyo ayaan wadnaa” Xildh. Jeesow

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} “Mooshin ah in mushaarka ciidanka loo kordhiyo ayaan wadnaa” Xildh. Jeesow

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Aamino Mushaarka Ciidamada waa in laga Dhigaa 500

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Xildhibaan Aamino Mushaarka Ciidamada waa in laga Dhigaa 500

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Xamse oo Muqdisho kula Kulmay Wafdi Ka socday Jarmalka

0

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergayga Gaarka ah ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Jarmalka.
Ergayga Gaarka ah ayaa ugu hambalyeeyay Soomaaliya horumarka dhinacyada kala duwan ee ay gaartay labadii sano ee la soo dhaafay, oo ay ka mid ahaayeen deyn-cafinta, ku biirista East African Community, qaadista cunaqabateynta iyo in Soomaaliya ay ku guuleysatay kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025 — 2026.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa isna uga mahadceliyay dowladda Jarmalka taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyo dadaalkeeda ku aaddan xasilloonida gobolka.
— DHAMMAAD —

{DAAWO MUUQAALKA} Guddiga arimaha Bulshada Barlamaanka oo ka hadlay Muhiimada Sharciga Tacliinta sare.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Guddiga arimaha Bulshada Barlamaanka oo ka hadlay Muhiimada Sharciga Tacliinta sare.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Around 40 killed in Chad in jihadist attack on army

0

Monday 28-Oct-2024 {HMC} An attack by jihadist group Boko Haram on the Chadian army killed around 40 people overnight near the Nigerian border, the government and local sources said Monday.

“A garrison housing more than 200 soldiers was targeted by members of Boko Haram” late on Sunday, a local source told AFP.

The presidency said in a statement that the attack struck near Ngouboua in the west of the country, “tragically leaving about 40 people dead.”

Chadian President Mahamat Idriss Deby Itno visited the scene early on Monday and launched an operation “to go after the attackers and track them down in their furthest hideouts”, the statement added.

The attack struck at 10:00 pm local time (2100 GMT), local sources told AFP.

“Boko Haram members took control of the garrison, seized the weapons, burnt vehicles equipped with heavy arms, and left,” said one local source, who asked not to be named.

A vast expanse of water and swamps, Lake Chad’s countless islets serve as hideouts for jihadist groups, such as Boko Haram and its offshoot Islamic State in West Africa (ISWAP), who make regular attacks on the countries’ army and civilians.

Boko Haram launched an insurgency in Nigeria in 2009, leaving more than 40,000 people dead and displacing two million, and the organization has since spread to neighboring countries.

In March 2020, the Chadian army suffered its biggest ever one-day losses in the region, when around 100 troops died in a raid on the lake’s Bohoma peninsula.

The attack prompted then-president Idriss Deby Itno — the current president’s father — to launch an anti-jihadist offensive.

In June, the International Office for Migration (IOM) recorded more than 220,000 people displaced by attacks from armed groups in Lake Chad province.

SOURCE VOA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudiga Tacliinta sare qofka ka mid noqonaya waa in lagu qoraa inuu Muslim yahay

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Gudiga Tacliinta sare qofka ka mid noqonaya waa in lagu qoraa inuu Muslim yahay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Yabooh “Daayniile waan ku garab taaganahay Dhismaha wadooyinka”

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Gudoomiye Yabooh “Daayniile waan ku garab taaganahay Dhismaha wadooyinka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Madaxweeynaha Masar oo Israa’iil iyo Xamaas Usoo Jeediyay Xabad Joojin Laba Maalmood Ah

0

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa Axaddii ku dhawaaqay in dalkiisa uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil iyo Xamaas, muddadaas oo lagu sii deyn doono afar qof oo ka mid ah Isra’iiliyiinta ku afduuban Gaza.

Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in soo jeedinta ay sidoo kale qeyb ka tahay in xasbiyada Isra’il laga sii daayo qaar ka mid ah maxaabiista Falastiiniyiinta iyo in gargaar bini’aadannimo la gaarsiiyo Marinka Gaza.

Sisi wuxuu sheegay in qorshana soo jeedinta ah ay ujeedadiisu tahay “in xaaladda horay loo sii wado,” iyo in ugu danbeynti la gaaro xabbad-joojin joogta ah.

Ma jirto jawaab deg deg ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxday Isra’il iyo Xamaas oo ku saabsan warka kasoo baxay Dowladda Masar. Wadahadallada soo socda ee xabad-joojinta Gaza ayaa la filayaa in lagu qabto magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Maraykanka, Qatar iyo Masar ayaa garwadeen ka ahaa wadahadalo lagu soo afjarayo dagaalka Gaza ee u dhaxeya Isra’il iyo Xamaas, kaas oo billowday 7-badi bishi October ee sannadki 2023.