Home Blog Page 1702

FAAH_FAAHIN: Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baladweyne.

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Ugu yaraan 7_qof oo ka kooban caruur iyo dhalinyaro ayaa dhaawacyo kala duwan ku noqday qarax bam gacmeed oo caawa ka dhacay xaafada howl_wadaag ee magaalada Baladweyne.

Taliye xigeenka saldhiga galbeed ee Booliska Baladweyne ayaa Hiiraanweyn u sheegay in marka laga tago dhaawaca uu sababay qaraxa sidoo kalle uu jiro dhimashada hal oo ka mid ah dhalinyarada uu haleelay bamka.

Dhamaan dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa lagu dabiibayaa goobo caafimaad oo ku yaala gudaha baladweyne.

Ciidanka Amniga oo ku baxay falkaan ayaa wada howlgal lagu raadinayo kooxdii ka dambeysay falkaaa sababay khasaaraha leh dhimashada iyo dhaawaca.

WAR DEG-DEG AH: Dil goordhow ka dhacay Magaaladda Baladweyne.

0

Isniin 28-Oct-2024 {HMC} Askari la sheegay in uu ka tirsan yahay ciidamadda Nisa ayaa lagu dilay Maqribnimadii Caawa xaafada kooshin ee magaaladda Baladweyne gaar ahaan agagaarka suuqa-balka.

dilka askarigaan ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen koox hubeysan oo aan la garan heytooda, dilka ka dibna waxay qaateen qorigi uu watay askariga ay dileen.

Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay iyaga oo wada dhaqdhaqaaq ay ku baadigoobayaan eedeysanayaasha dilka geystay, mana jirto wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay laamaha amniga ee Magaaladda.

Waxii waraar ah ee kusoo kordha kala Soco Hiiraanweyn.net

{DAAWO MUUQAALKA} Ahmiyadda ay wadanka u leeyihiin Badbaadada Dhir-beereedka iyo Takoorka

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Ahmiyadda ay wadanka u leeyihiin Badbaadada Dhir-beereedka iyo Takoorka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Waxaa rabaa in la meel mariyo sharciga ay soo diyarisay Wasaaradda Waxbrashada” Xil/Sharif Cabdalla

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} “Waxaa rabaa in la meel mariyo sharciga ay soo diyarisay Wasaaradda Waxbrashada” Xil/Sharif Cabdalla

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Golaha Aqalka oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Golaha Aqalka oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Go’aaanada masiiriga ah ee waxbarashada siyaasadda hakaga fogeeyo

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} “Go’aaanada masiiriga ah ee waxbarashada siyaasadda hakaga fogeeyo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shabakad Katirsan AS oo qorshe halis ah ka wadday Soomaaliland oo La qabtay

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Shabakad Katirsan AS oo qorshe halis ah ka wadday Soomaaliland oo La qabtay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Siyaasi Sharaawe oo Si adag uga Jawaabay Hadal ka so yeeray Cali Maxamed Geedi iyo Odayaal kale.

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Siyaasi Sharaawe oo Si adag uga Jawaabay Hadal ka so yeeray Cali Maxamed Geedi iyo Odayaal kale.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Odayaal Baladweyne Ku shiray oo Fariin u Diray Cali Guudlaawe

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Odayaal Baladweyne Ku shiray oo Fariin u Diray Cali Guudlaawe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudiga Jaamacada ayaaba sharci ku dhisneyn waxaana rabnaa waxbarashada inaan balaarino

0

Isniin, 28 October, 2024 {HMC} Gudiga Jaamacada ayaaba sharci ku dhisneyn waxaana rabnaa waxbarashada inaan balaarino

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA