Axad, 27 October, 2024 {HMC} Fariin ka socota Gobalka Sanaag oo loo diray xisbiga Mw Muuse Biixi.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Fariin ka socota Gobalka Sanaag oo loo diray xisbiga Mw Muuse Biixi.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Axad, 27 October, 2024 {HMC} SSC Khaatumo oo dacwo ka ah Puntland\
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Waxaa Caawa Warka So Jeedinaayo Wariye: Sahro Gabre Muxumud
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY
Axad 27-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Wararkii ugu dambeeyay dagaaalka Iran iyo Israel
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Haweeney Lagu eedeyay in ay ka danbeysay Weerarkii Xeebta Liido oo Maxkamada la hor keenay.
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga ka jaray dugsiga farsamada Gacanta Hargeysa.
Axad, 27 October, 2024 {HMC} Masuul iyo shacaba dhul dowladeed lama sii daganaan doono” Gudoomiyaha Jalalaqsi”
Sunday 27, Oct, 2024 {HMC} Directorate of Criminal Investigations (DCI) detectives are appealing for public help in the arrest of the prime suspected in the killing of three women in Eastleigh.
According to the investigative agency, this was after the car Hashim Muhumed was driving was captured by CCTV cameras picking up the victims from their Eastleigh home last week.
The DCIO stated that hours later, their bodies were discovered scattered at various locations.
“The vehicle was also found abandoned at Wakulima Market near ENA Coach stage and towed to DCI Headquarters for forensic examination, further linking Hashim Dagane to the killings,” the DCI indicated.
Detectives indicated that Muhumed abandoned his car in Nairobi and escaped and has been traced to Ijara, Garissa County.
He could also be in Nairobi or any other part of the country, police said.
The vehicle was also found abandoned at Wakulima Market near ENA Coach stage and towed to DCI Headquarters for forensic examination, further linking Hashim Dagane to the killings.
“With one suspect in custody and assisting in the investigation, we appeal to anyone who may have information that could assist in the arrest of Hashim Dagane Muhumed to #FichuakwaDCI by calling our toll-free hotline 0800 722 203 or report at any police station,” the DCI said.
This came as the three women were buried Saturday at the Lang’ata Cemetery in Nairobi.
This came as detectives escalated the hunt for more suspects in the murder of Amina Abdirashid, her aunt, Waris Dahabo Daud, and her niece, Nusayba Abdi Mohammed from Eastleigh in Nairobi.
Police said preliminary investigations show the three were killed in a dispute over a ransom demand by their abductors.
Investigations have revealed the three murdered women were attacked by people known to them for failing to pay the demanded ransom and identifying them while in captivity.
Police are talking to at least four persons of interest and these include a suspect in the murder.
A suspect and a survivor of the murder have told police the killers had demanded ransom from the women but became brutal when they realized the victims had identified them.
“When they realised the women had identified them, they decided to eliminate them and dump their bodies,” said an officer who added they are pursuing known suspects.
They had demanded Sh1 million for the release of each of the women.
SOURCE

Axad 27-Oct-2024 {HMC} Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo dhisidda Guddiga Xiriirka Maareynta Musiibooyinka ee heer qaran, waxaana kala soo qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda degaanka iyo is-beddelka cimilada Yuusuf Cabdiraxmaan Samatar, Agaasimaha waaxda gargaarka gobolka Banaadir Muxyadin Maxamuud, iyo Guddoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga Cabdiraxmaan Galaanbe.
Shirkaan waxaa ka soo qeybgalay Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad goboleedyada, Hay’ado heer federal ah, khubarro iyo saraakiil sare oo ka socotay Hay’adda Cunnada Aduunka ee Qaramada Midoobay, Rugta Ganacsiga, bulshada rayidka ah iyo madax ka socotay xafiiska Somali Crises Recovery Program waxaana maalgaliyay dhisidda guddigan Baanka Aduunka.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa kawarbixiyey u jeedka shirkaan, isagoo xusay in Maareynta Musiiboyinka aysan ku filneen hal Hay’ad, loona baahanyahay in la isku kaashado sida loo maaraynayo masiibooyinka dalka ka dhaca ee dhibaateeya dadka, degaanka iyo dhaqaalaha.
