Home Blog Page 1714

faahfaahina Kasoo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Qarax xooggan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac , ayaa goordhaw ka dhacay maqaayad kutaalla xaafada Jamhuuriya ee katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Sida aan xogta ku helnay qaraxa miino ee ka dhacay degmada Kaaraan , ayaa la sheegay in uu ahaa nuuca miinada , taa oo la dhigay qeyb kamid ah maqaayadda lagu weeraray.

Maqaayadda ayaa la sheegay in xilliga uu qaraxu dhacayay ay ku sugnaayeen dad u badnaa shacab, waxaana dadkii halkaasi ku sugnaa qaarkood noqdeen kuwa dhintay iyo kuwa dhaawacmay.

Goobjoogayaal ayaa ku warranay in dadka qaraxa ku dhintay gaarayaan shan qof, halka kuwa dhaawacmayna intaasi ka badan yihiin, waxaana dadka dhaawacmay loola cararay isbitaallo kuyaalla Muqdisho.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya, waxaana saacadihii lasoo dhaafay qeybo kamid ah Muqdisho lagu dilay dad badan oo shacab ah, kuwaa oo badankood loo dilay in kaamirada CCTV ay xirteen darteed loo dilay.

Puntland oo Si Kulul U Cambaareeysay Qariirad aay Soo Bandhigtay DFS

0

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Maamulka Puntland ayaa si kulul u cambaaraysay, islamarkaana nasiib darro ku tilmaantay khariirad ay adeegsatay dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo muran gelisay gobollo iyo degmooyin ka tirsan Puntland.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ku cambaaraysay khariiraddaasi muranka gelisay degaannada ka tirsan gobollada iyo degmooyinka Puntland

“Arrintaan waxay kaloo horudhac u tahay khilaafaadka ka imaan kara sahaminta iyo soo saarista khayraadka dalka ee aan heshiiska lagu ahayn ee sida shaqsiga iyo qarsoodiga ah loo siiyey shirkaddo iyo Waddamo aan Marin hannaanka sharciga ah” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka.

“Xuduudayntaan cusub waxay muujinaysaa in lagu carqaladeynayo Midnimada, Wadajirka, Xasiloonida iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda Gobolada Puntland” ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka ka aoo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland.

Puntland ayaa sidoo kale uga digtay dowladda Federaalka Soomaaliya tilaabooyinkani keeni karaan xasilooni daro iyo dib u dhac ku yimaada midnimada, Wadajirka iyo Dowlad-dhiska Soomaaliya.

Five things to know about Israel’s attack on Iran.

0

Saturday 26, Oct, 2024 {HMC} Israel delivered its long-expected response to Iranian missile attacks early Saturday by carrying out a series of airstrikes against the Islamic Republic.

Here’s what to know:

Multiple targets were struck

Under the cover of darkness, Israel struck multiple sites in different parts of Iran. Explosions were heard in the capital, Tehran, which sits deep inside the country.

The Israeli military said its “precise and targeted strikes” hit missile air defense systems and “aerial capabilities” as well as missile manufacturing facilities used to produce weapons that have been used against Israel. Iran insisted the strikes caused only “limited damage.”

 

It was not immediately clear how hard of a blow Israel dealt, with neither country providing detailed assessments of the destruction. Iran said the strikes targeted military bases in the provinces of Ilam, Khuzestan and Tehran.

Israel appeared confident in its battering of Iran’s air defenses, with military spokesperson Rear Admiral Daniel Hagari saying that “Israel now has broader aerial freedom of operation in Iran.”

What wasn’t hit also matters

The strikes did not appear to target facilities that would all but ensure a harsh Iranian response. Those most notably include Iran’s oil infrastructure, the backbone of the OPEC member’s economy, and its nuclear facilities.

U.S. President Joe Biden earlier this month said he would not support an Israeli strike on Iranian nuclear sites.

U.S. officials felt they had secured agreement from Israel not to hit nuclear or oil sites after dispatching another air-defense missile battery and associated troops, although those assurances were not set in stone.

This attack has finished

Israel signaled that the predawn bombardment was the end of this attack.

“The retaliatory strike has been completed, and its objectives have been achieved,” Hagari said early Saturday, still the Sabbath in Israel.

Not long after, Iran’s Civil Aviation Organization said commercial flights would resume after being halted because of the airstrikes.

The Israeli attacks aimed to deter future aggression and “show we won’t be silent” but to do so in a way that would minimize the embarrassment for Iran, said Yoel Guzansky, a researcher at the Tel Aviv-based Institute for National Security Studies.

Outrage and calls for restraint

The White House indicated that it wants the strikes to end the direct exchanges of fire between Israel and Iran, and it warned Iran against responding.

British Prime Minister Keir Starmer said there was a “need to avoid further regional escalation” and called on all sides to show restraint.

Reactions in the region were harsher. Saudi Arabia, Iran’s main Arab rival, condemned the strike, calling it a threat to regional security and “a violation of international laws and norms.”

Turkey accused Israel of having “brought our region to the brink of a greater war” and said, “Putting an end to the terror created by Israel in the region has become a historic duty.”

Syria and Iraq also condemned the strikes. So did U.S.-designated terror group Hamas, which along with other militants attacked Israel on October 7, 2023, killing 1,200 people, mostly civilians, and taking some 250 hostages into Gaza.

Israel’s retaliatory offensive in the Gaza Strip has so far killed more than 42,600 Palestinians, according to local health officials, who don’t differentiate between civilians and combatants but say women and children make up for more than half the deaths.

Iran’s response will be key

The Iranian Foreign Ministry said Iran would respond to the airstrikes, calling them a clear violation of international law as it asserted Tehran’s right to self-defense.

Israel characterized Saturday’s attack as a response to previous aerial assaults by Iran using missiles and exploding drones in April and a missile attack this month. Many of those projectiles were shot down before reaching their targets.

Iran could attempt another direct bombardment, although doing so risks provoking yet another direct Israeli attack on its territory at a moment when its defenses are weakened.

It could also encourage allied militant groups such as Hamas in Gaza and Hezbollah in Lebanon to intensify their attacks, although both have suffered serious blows in their ongoing wars with Israel.

“Iran will play down the impact of the strikes, which are, in fact, quite serious,” predicted Sanam Vakil, the director of the Middle East and North Africa program at the London-based think tank Chatham House.

She said Iran is “boxed in by their own military limitations, economic constraints from sanctions and by the U.S. election outcome,” which could affect the course of further escalation or diplomatic outreach.

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} “Nimcada Soomaaliya taala waa la qodayaa dadka Soomaaliyeed way ka faa’iidayaan”Caasho Koos.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} “Nimcada Soomaaliya taala waa la qodayaa dadka Soomaaliyeed way ka faa’iidayaan”Caasho Koos.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Puntland leader supports Jubbaland elections, warns against federal interference

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Puntland State President Said Abdullahi Deni announced his administration’s support for Jubbaland President Ahmed Madobe to conduct an independent election next months, emphasizing the importance of respecting local governance autonomy.

“We are committed to supporting Jubbaland in holding elections according to law and order,” Deni stated. He urged the Jubbaland election committee to proceed with the process with the elections.

“The federal government lacks the constitutional authority to interfere in member state elections,” he asserted, accusing federal leaders of attempting to suspend regional constitutions to maintain control.

He further alleged that the federal administration opposes “one person, one vote” elections in favor of a plan to extend regional state terms by one year to secure its own extension. Deni warned that Somalia’s stability could be jeopardized if the federal government does not adhere to legal frameworks.

Puntland declared semi-independence in April 2024, citing dissatisfaction with the current federal constitution. The oil-rich state stated it would operate independently until constitutional revisions are approved via a national referendum.

{DAAWO MUQAALKA} Sagootin rasmi ah oo loo sameeyay leyli saraakiil oo muddo sanad ah tababar ugu maqnaa dalka Masar.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Sagootin rasmi ah oo loo sameeyay leyli saraakiil oo muddo sanad ah tababar ugu maqnaa dalka Masar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaanno ka tirsan BJFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Oslo ee dalka Norway.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Xildhibaanno ka tirsan BJFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Oslo ee dalka Norway.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Cumar qaladiid ayaa in la dhiso buundooyinka gobalka geddo.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Xildhibaan Cumar qaladiid ayaa in la dhiso buundooyinka gobalka geddo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dhaqtar ku taqasusay Neerfaha iyo dhimirka oo ka shaqa bilaabay isbitaalka Hilaal ee Baledweyne

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Dhaqtar ku taqasusay Neerfaha iyo dhimirka oo ka shaqa bilaabay isbitaalka Hilaal ee Baledweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA</h1

{DAAWO MUQAALKA} Senator Muuse Suudi oo si adag Uga Hadlay Xaqiraada laga Sameynaa Dowladda Mdaxaweyne Xasan Shiikh.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Senator Muuse Suudi oo si adag Uga Hadlay Xaqiraada laga Sameynaa Dowladda Mdaxaweyne Xasan Shiikh.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA