Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda….
{DAAWO MUQAALKA} Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka hadlay colaadda Saax-maygaag farriina u diray…………….
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka hadlay colaadda Saax-maygaag farriina u diray…………….
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda….
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda….
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dableyda dishay qoyska Soomaaliyeed oo laaqoonsaday
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Dableyda dishay qoyska Soomaaliyeed oo laaqoonsaday
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA}Yaan la ansixin Miisaaniyadda sanadka 2025,hadii aan Askariga lacag loo kordhineyn”Xildhibaan Jesoow
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Yaan la ansixin Miisaaniyadda sanadka 2025,hadii aan Askariga lacag loo kordhineyn”Xildhibaan Jesoow
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Aragtida dhalinyarada Baladweyne ee kulanka Caawa El Clásico.
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Aragtida dhalinyarada Baladweyne ee kulanka Caawa El Clásico.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidanka Itoobiya & Jabhadda FANO oo ka socda duleedka Addis Ababa
Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya Wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Ciidanka Federaalka iyo kuwa Jabhadda FANO uu ka socdo duleedka Magaalada Addis Ababa xarunta Dalkaas, dagaalkaan waxa uu billowday kaddib markii Abiy Ahmed uu ciidan dheeraad ah geeyay furimaha dagaalka.
Jabhadda FANO oo maalmihii lasoo dhaafay ku siqeysay Magaalada Addis Ababa ayaa weerarro kala hortagtay ciidamada dheeraadka ah ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku kordhiyay Furimaha Dagaalka si ay u adkeeyaan difaacyada Dagaalka.
Dagaallada Sokeeye ee ka jira gudaha Dalka Itoobiya ayaa saameyn taban ku reebay isu socodka qaybo kamid ah Gobollada Dalkaas, Xukuumadda Abiy Ahmed ayaa kordhisay ciidamada Federaalka ee ilaalinaya Magaalada Addis Ababa oo dhanka kale ah xarunta Midowga Afrika.
Dagaalyahanada Jabhadda FANO ayaa dhawaan soo bandhigtay muuqaallo ay ka duubtay Askar ay sheegtay in ay ku qabatay dagaallada socda, qaarkood oo ka hadlay sida gacanta loogu dhigay, ujeedka dagaalkooda iyo arrimo kale ayaa codsaday in la joojiyo dagaallada ka socda dalkaas.
Dagaallada ka dhex jira Xukuumadda Talada heysa Itoobiya iyo Ismaamullada ayaa billowday sanadkii 2020 kaddib markii Ismaamulka Tigray uu qabsaday doorasho ay diidday Xukuumadda Abiy Ahmed, markii dambe waxa uu murankooda isku baddelay dagaal toos ah oo ka dhacay Waqooyiga Dalkaas.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.10.2024}
Sabti 26-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Sahra Gabre & Yaasiin Cali
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne DENI, ayaa Jubbland ku taageray go,aankii ay ka qadatay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.
Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Madaxweyne DENI, ayaa Jubbland ku taageray go,aankii ay ka qadatay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.



