Home Blog Page 1724

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.10.2024}

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Strikes on Iran suggest Israel may have heeded US warnings

0

Saturday 26, Oct, 2024 {HMC} Israel’s attack on Iran has been anticipated since the latter launched nearly 200 ballistic missiles on Israel almost a month ago.

In a statement announcing that the operation was under way on Saturday, Israel’s military spokesman said Israel had the “right and duty” to respond and that its defensive and offensive capabilities were fully mobilised.

Iranian state media has confirmed that explosions have been heard in the west of Tehran.

But there’s no clarity as yet in precisely what the targets have been and whether they have been successfully hit by Israel.

News sites close to Iran’s Revolutionary Guards says that some military bases in the west and south-west of the Iranian capital have been targeted.

The Syrian state news agency says that Israeli air strikes have also targeted some military sites in central and southern areas of Syria.

The office of the Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has released a picture of him in the operations centre of the military headquarters during the attack.

For now, at least, Iranian media is playing down the impact. The true nature of what has happened is only likely to trickle out bit by bit from the Iranian authorities.

Israel may move more quickly to disclose the details of its attack. But that may depend on whether or not it plans to carry out another wave.

The Pentagon has given a briefing that the US was made aware of Israel’s plans beforehand and that there was no US involvement in the operation.

That’s significant in Washington’s efforts to try to prevent the conflict between Israel and Iran escalating into a confrontation that could move ever closer to all-out war.

The US will also be waiting for the dust to settle to see if Israel’s targets were limited to military targets or went beyond that to include facilities linked to Iran’s nuclear programme – which could trigger another major response from Tehran.

For now – on the scant evidence that is available – Israel may have heeded Washington’s warnings and reined in some of its more ambitious plans to cause maximum pain to the Iranian authorities.

It’s now up to the Iranian leadership to decide how to respond.

The semi-official Tasnim news agency has said there’s no doubt Israel will face what it called a “proportional reaction”.

The Israeli military has already said that if Iran were to make what it called the mistake of beginning a new round of escalation, it would be obligated to retaliate.

SOURCE BBC

{DAAWO MUUQAALKA} Tahriibka iyo Liibiya “Haddii aad Liibiya u socotaan waxaad doorateen cadaab”

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Tahriibka iyo Liibiya “Haddii aad Liibiya u socotaan waxaad doorateen cadaab”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Siyaasiyiinta Reer Awdal oo ku gacan seeyray Ururada Kasoo Jeeda Gobolkooda.

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Awdal ee Somaliland, ee hore ugu ollolayn jiray saami qaybsiga iyo xuquuqda dadka gobolka, ayaa diiday in ay garab istaagaan ururada Hilaac iyo Barwaaqo oo gobolka laga leeyahay.

Saaka waxa ollolaha doorashooyinka u lahaa ururka Hilaac oo uu hoggaaminayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, oo ah siyaasi iyo aqoonyahan caan ah, hadaba waxa dareenka dadka soo jiitay kadib markii la arkay Samatar oo kali ah oo fagaaraha ollolaha ee magaalada Borama taagan, isla markaana anay la socon siyaasiyiintii gobolku.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo aad uga hadli jiray baahida ay reer Awdal u qabaan in ay helaan xisbi ay leeyihiin iyo in anay ku qanacsanayn madaxweyne ku xigeen ee ay rabaan madaxweyne, ayaa si toosa ula saftay Waddani iyo Kaah, isaga oo reer Borama ugu baaqay in ay taageeraan Kaah.

Siyaasi Axmed Muumin Seed oo in badan u doodi jiray xuquuqda siyaasadeed ee gobolka ayaa Waddani ku biiray, sidookale, dhamaan siyaasiyiintii reer Awdal marka laga reebo Madaxweyne Ku Xigeen Saylici oo taageeray ururka Shacabka oo aan saamayn badan lahayn, ayaa ku biiray Waddani iyo Kaah, iyada oo dhawaan ay Waddani ku biireen siyaasiyiin reer Awdal ah oo uu hoggaanayo Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Waxa kale oo xusuus mudan in siyaasiyiinta xuquuqda gobolka ka hadasha ee uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed Abiib, ay hore uga soo horjeedsadeen in ururadu ay u tartamaan kursiga madaxtooyada, iyaga oo garabka saaray mucaaradka.

Hadaba, waxaa shalay indhaha shacabka qabsaday siyaasiyiintii gobolka oo u ollolaynaya Kaah, maantana waxa la arkay Prof. Samatar oo kaligii masraxa taagan, kadib markii ay siyaasiyiintii gobolku dhabarka u jeediyaan.

{DAAWO MUUQAALKA} Sheikh Maxamuud oo baaq Nabadeed udirey Beelo ku dagaalamay qaybo kamid ah gobolka Sool.

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Sheikh Maxamuud oo baaq Nabadeed udirey Beelo ku dagaalamay qaybo kamid ah gobolka Sool.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Laftagaren oo shaqada ka eryey Garsoorka gobolka Sh/hoose

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Laftagaren oo shaqada ka eryey Garsoorka gobolka Sh/hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Jubbaland oo sheegtay in Gobolka Jubada Hoose lagu dilay sarkaal AS u qaabilsan dhinaca Miinooyinka

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Jubbaland oo sheegtay in Gobolka Jubada Hoose lagu dilay sarkaal AS u qaabilsan dhinaca Miinooyinka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Mowqifyada is-diiddan ee ONLF iyo DDS ee wada-hadalka Itoobiya – Maxaa cusub?

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Mowqifyada is-diiddan ee ONLF iyo DDS ee wada-hadalka Itoobiya – Maxaa cusub?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Somalia: Shidaalka waa soo saaraynaa sannadka soo socda.”

0

Sabti, 26 October, 2024 {HMC} Dowladda Somalia: Shidaalka waa soo saaraynaa sannadka soo socda.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo ku dhawaaqay inuu si dhab ah u billowday sahankii…..

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay inuu si dhab ah u billowday sahankii iyo geeddigii looga bixi lahaa gaajada iyo faqriga.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad lagu soo dhaweynayay Markabka Oruc Reis oo baaris ku sameynaya shidaalka Soomaaliya, ayna ka qayb-galeen madaxda qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda, ayaa sheegay in Alle idankii Soomaaliya ay ka gudbi doonto saboolnomada.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in maanta ay billaabatay hawshii aan uga faa’iideysan lahayn kheyraadka dabiiciga ah ee Illaahey dalkeena dhex dhigay.

Mudane Xamza ayaa u mahad-celiyay shacabka iyo dowladda Turkiga, isagoo intaa raaciyay in shacabka Soomaaliyeed ay maanta ku faraxsan yihiin in aan u taaganahay dhaqan-gelinta heshiisyadii aan la galnay walaalaheenna Turkiga.

Heshiisyadan ayaa salka ku haya dhanka amniga, dhaqaalaha iyo soo saarista shidaalka, kuwaasi oo uu sheegay inay ay horseed u noqon doonaan kobcinta dhaqaalaha dalka, sugidda amniga iyo dalkeenu gaaro isku filnaansho dhan walba ah.

Tallaabadan ayey ku macneysay dowladda Xasan Sheekh mid taariikhi ah oo horseedi doonta horumar dhaqaale iyo shaqo abuur ballaaran.

Sidoo kalena waa mid soo bandhigeysa sida ay dowladda Soomaaliya uga go’an tahay in ay si wanaagsan uga faa’iideysato kheyraadka dabiiciga ah ee dalku leeyahay, iyada oo ilaalinaysa danta guud iyo maslaxadda shacabka.