Home Blog Page 1725

Qaramada Midoobay oo ka digtay khataro ku wajahan carruurta dhaawaca ah ee Gaza

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in daad gureynta caafimaad ee carruurta dhaawacyada halista iyo cudurrada qaba ee Gaza ay u muuqato in gabi ahaanba istaagtay, taasoo halis gelisay nolosha kumannaan qof oo carruur u badan.

Bukaannadaan ayaa qaba xanuuno halis ah iyo dhaawacyo daran, mana awoodaan in ay Gaza ku helaan dawo iyo qalliino sababo la xiriira go’doominta Isra’il ee Marinka Gaza iyo dagaallada muddada sannadka ka badan halkaasi ka socda.

Afhayeenka UNICEF, James Elder oo Jimcihi shalay wariyaasha kula hadlay magaalada Geneva ayaa sheegay, in daad-gureynta carruurta Gaza ay ka yartahay maalintiiba hal canug.

Carruurta u baahan in si deg deg ah dibadda loogu qaado ayuu sheegay in ay ka badan yihiin 2,500 oo u baahan gargaar deg deg ah. Gaabiska aadka u yar ee daad-gureynta ayuu sheegay in haddii sidaasi uu ku sii socdo ay noqon doonto in daad-gureynta ilmahaasi ay qaadan doonto wax ka badna 7 sano.

Wuxuu sheegay in sababtaasi darteed ay carruurta Gaza dhimanayaan. Carruurta ka badbaadday rasaasta, qaraxyada iyo madaafiicda ayuu sheegay in aysan ka bixi karin Gaza si ay u helaan daryeel caafimaad.

Laanta Caafimaadka Adduunka ayaa ku warrantay in in ka badan 15,600 oo bukaan ay u baahanyihiin daadgureyn caafimaad oo deg deg ah gudaha Gaza.

5,138 oo laga soo saaray Gaza ayaa kala bar ka mid ah qabay cudurka kansarka, halka 40 boqolkiiba ay qabeen dhaawacyo kasoo gaaray madaafiicda dagaalka.

Isra’il oo weerar dhanka cirka ah ku qaadday Iran.

Sabti 26-Octo-2024 {HMC} Isra’il ayaa sheegtay in ay aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah weerar cirka ah ku qaadday saldhigyo millatari oo ay ku yaalla dalka Iran, weerarkaas oo ay sheegtay in ay uga aargudaneyso duqeymihi cuslaa ee ay Iran ku garaacday Isra’il horraanti bishan October.

Weerarka ay Isra’il saakay waabarigi ka hor ku qaadday Iran ayaa ka dhigan tallaabadi u danbeysay ee colaadda sii xumaneysa ee ka aloosan Bariga Dhexe, taas oo sababtay dhimashada tobnaan kun oo ruux muddo ka badan sannad.

Ma jio war rasmi ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxay Iran oo ku saabsan weerarkan, hase yeeshee, warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in laba hir oo qaraxyo aad u waaweyn laga maqlay muddo ku siman laba saacadood gudaha caasimadda Tehran iyo hareeraheeda, gaar ahaan saldhigyada millatariga.

Laba sarkaal oo Israa’iili ah oo qariyay magacyadooda ayaa wakaaladda wararka ee Rueters u xaqiijiyay in Isra’il aysan weerarin xarumaha Iran, balse ay bartilmaameedsatay saldhigyo millatari.

Iran waxay xirtay marinnada hawada ee ku aaddan xaduudaheeda isla maanta oo Sabti ah. Duulimaadyada mari lahaa hawada Iran, Ciraq, Suuriya iyo Lubnan ayaa la weeciyay sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AP.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Mareykanka ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Rueters, in Isra’il ay ku wargelisay xukuumadda Washington weerarka ay ku qaadday Iran. Saraakiishan ayaa sidoo kale xaqiijiyay in Mareykanka uusan ku lug laheyn weerarkaasi.

{DAAWO MUUQAALKA} Muqaal Quruxbadan iyo Markabkii Sahminta Shidaalka Soomaaliya”

0

Jimc, 25 October, 2024 {HMC} Muqaal Quruxnadan iyo Markabkii Sahminta Shidaalka Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shiikh Umal oo sharaxay Sababta Loo dilo Soomaalida ku nool Kenya

0

Jimc, 25 October, 2024 {HMC}Shiikh Umal oo sharaxay Sababta Loo dilo Soomaalida ku nool Kenya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “AS wey jabeen inta dhimana waan is raacineynaa” Madaxweyne Guudlaawe

0

Jimc, 25 October, 2024 {HMC} “AS wey jabeen inta dhimana waan is raacineynaa” Madaxweyne Guudlaawe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {25.10.2024}

Jimco 25-Octo-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka soo kordhay baaritaanka Hooyadii iyo gabdhaheeda ee lagu wada dilay Dalka Kenya?

0

Jimc, 25 October, 2024 {HMC} Baaritaan lagu sameeyey maydadka haweenkii Nairobi lagu dilay ayaa lagu ogaaday arrimahan.

Haweenayda Hooyada ahayd labada gacmood ayaa laga gooyay, maqaarkana waalaga fiiqay, gabadha 12 jirka ahna waa lakufsaday kadibna waa ladilay. Gabadha sadaxaadna mindi lagu dilay.

Baaritaankan waxaa soo saaray dhaqaatiir kutaqasustay baaritaanada maydka waxyeelada u dhinta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Haweenka Jalalaqsi oo dhigay banaanbax ay uga So Horjeedaan Xiisada ka taagan Dagmadaas.

0

Jimc, 25 Oct, 2024 {HMC} Qaar kamid ah Haweenka Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta dhigay banaanbax ay kaga soo horjeedaan in uu Dagaal ka dhaco Dagmadaasi, xili ay xiisad ka taagan tahay gudaha Dagmadaas.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Israeli strikes kill 38 in south Gaza, as medics say troops raid hospital in north

0

Friday 25 October, 2024 {HMC}  At least 38 people have been killed in Israeli strikes in southern Gaza, the Hamas-run health ministry says, as Israeli troops reportedly raided one of the last functioning hospitals in the north of the territory.

Rescue workers said nine children from one family were among those killed near the southern city of Khan Younis.

The ministry and medics also said Israeli troops had ordered patients and staff to leave Kamal Adwan hospital in the northern town of Beit Lahia, close to the besieged Jabalia area.

The Israeli military said it was checking the reports from Khan Younis and that forces were operating “in the area” of Kamal Adwan based on intelligence “regarding the presence of terrorists”.

Meanwhile, Jordan’s foreign minister warned that Israel was carrying out “ethnic cleansing” in northern Gaza, where hundreds of Palestinians have reportedly been killed and tens of thousands displaced in recent weeks.

At least two residential buildings in the south-eastern al-Manara neighbourhood of Khan Younis were hit by Israeli air strikes around dawn on Friday, according to a spokesman for Gaza’s Hamas-run Civil Defence agency.

Fourteen people, including nine children, were killed when the home of the al-Fara family was hit, while six other people were killed in a second strike on a nearby home, Mahmoud Bassal said.

“The rocket fell next to us, and we were buried under the rubble. My children and sister were killed,” Umm al-Ameer al-Fara who survived told AFP news agency.

Ihsan al-Fara said her five-year-old son Issa was killed and that there had only been women and children in the house.

The Civil Defence posted a video that it said showed its rescue workers recovering the bodies of the children from the al-Faras’ home. The same children were also later photographed in body bags at the nearby European Gaza hospital.

Reuters news agency also said the bodies of another three children were brought to Nasser hospital, in Khan Younis.

The Gaza health ministry said a total of 38 people were killed in what it condemned as “several massacres” by the Israeli military.

There was no immediate comment from the Israeli military, but on Friday morning it put out a statement saying that it had “eliminated several terrorists from the air and the ground and dismantled numerous terrorist infrastructures” over the past day.

Meanwhile in northern Gaza, the health ministry said Israeli forces had “stormed” Kamal Adwan hospital and were detaining the hundreds of patients, medical staff and displaced people inside.

“At midnight, the occupation army tanks and bulldozers reached the hospital. The terrorising of civilians, the injured and children began as [the Israeli forces] started opening fire on the hospital,” Eid Sabbah, the director of nursing, said in a voice note to Reuters.

He said the Israeli forces retreated when a delegation from the World Health Organization (WHO) arrived with an ambulance and evacuated 40 patients. However, tanks later returned to the surrounding area and opened fire at the hospital, hitting its oxygen stores, before troops began a raid and ordered staff and patients to leave, he added.

A video posted on social media also showed the hospital’s director, Dr Hussam Abu Safiya, speaking on the telephone while walking through a busy ward with what appeared to be two shattered windows and a damaged ceiling.

“Instead of receiving aid we receive tanks. Tanks that are shelling the building,” he says.

The WHO’s director general, Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, said the agency had lost touch with personnel at Kamal Adwan hospital.

“This development is deeply disturbing given the number of patients being served and people sheltering there,” he added.

He confirmed that the a WHO team had reached the hospital late on Thursday night “amid hostilities in the vicinity”, and transferred 23 patients and 26 caregivers to al-Shifa hospital in Gaza City. They also delivered units of blood, trauma and surgical supplies.

“Kamal Adwan Hospital has been overflowing with close to 200 patients – a constant stream of horrific trauma cases. It is also full of hundreds of people seeking shelter,” he added.

The Israeli military said in a statement that its forces were “operating in the area of the Kamal Adwan Hospital in Jabalia, based on intelligence information regarding the presence of terrorists and terrorist infrastructure in the area”.

“In the weeks preceding the operation, the [forces] facilitated the evacuation of patients from the area while maintaining emergency services,” it added.

Jordan’s Foreign Minister Ayman Safadi urged US Secretary of State Antony Blinken to put pressure on Israel over the deteriorating humanitarian situation and the mass displacement of civilians in northern Gaza.

“We look at northern Gaza and we do see ethnic cleansing taking place, and that has got to stop,” he said at the start of a meeting in London.

Many Palestinians believe the Israeli military is implementing out the so-called “Generals’ Plan” in the north, which would see the forced displacement of all of the estimated 400,000 civilians there to the south followed by a siege of any remaining Hamas fighters.

The Israeli military has denied having such a plan and said its offensive in Jabalia is to rout a Hamas resurgence.

Safadi also warned that the Middle East stood on the “brink of regional war”, adding that every time he met Blinken the situation was getting worse, “not for lack of us trying but because we do have an Israeli government that is not listening to anybody, and that has got to stop”.

“The only path to save the region from that is for Israel to stop the aggressions on Gaza, on Lebanon, stop unilateral measures, illegal measures in the West Bank, that is also pushing the situation to the abyss,” he stated.

Blinken is meeting Arab leaders and foreign ministers in the UK following a diplomatic tour of the Middle East.

The US is believed to be working on a plan for post-conflict Gaza, trying to get buy-in from Arab countries even though progress on a ceasefire and hostage deal for Gaza has been stalled for weeks.

Blinken said he was having important conversations “on ending the war in Gaza and charting a path for what comes next”. He also said there was a “sense of real urgency in getting a diplomatic resolution” to the conflict between Israel and Hezbollah in Lebanon.

On Thursday, Israel said it would send the head of its Mossad intelligence agency to Doha on Sunday to meet the CIA director and Qatar’s prime minister amid renewed efforts to restart the Gaza ceasefire and hostage release talks.

It came after a Hamas delegation met Egyptian security officials in Cairo. Hamas said there had been no change in its conditions for a deal, which include the full withdrawal of Israeli troops from Gaza.

Israel launched a campaign to destroy Hamas in response to the group’s unprecedented attack on southern Israel on 7 October 2023, in which about 1,200 people were killed and 251 others were taken hostage.

More than 42,840 people have been killed in Gaza since then, according to the territory’s Hamas-run health ministry.

SOURCE BBC

{DAAWO MUQAALKA} Koofur Galbeed oo War ka so saartay Dagaalkii ka dhacay Duleedka Yaaqbari weyne

0

Jimc, 25 October, 2024 {HMC} Waxaa maanta dagaal qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu kadhacay meel u dhow deegaanka Yaaqbari weyne, dagaalka kadib ciidanka Booliska gaarka ah Ee KGS ayaa gudaha ugalay yaaqbari weyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA