Home Blog Page 1735

{DAAWO MUUQAALKA} Senator Siciid Shirwac “Sharciga Naafada waa sharciga kaliya ee aan aduun ku faa’iidi doono

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Senator Siciid Shirwac “Sharciga Naafada waa sharciga kaliya ee aan aduun ku faa’iidi doono

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} DFS oo beeniyay wararka sheegay in diyaarad shil gashay.

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} DFS oo beeniyay wararka sheegay in diyaarad shil gashay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Baarlamaanka Soomaliya oo Asixiyay Hishiisyo Caalami Ah

0

Abaco 23 Oct 2024 {HMC}  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka guud ee Golaha Shacabka.

Ugu horeyn Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa dhaariyay Ra’isulwasaare Kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha cusub ee Golaha Wasiiradda.

Intaasi ka dib mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa u codeeyay heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dambiyada abaabulan ee isaga kala gudba qaramada iyo baratakooladiisa, waxaana ogolaatay 138-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday sedax Xildhibaanna waa ay ka aamustay.

Sidoo kale Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa u codeeyay Hindise Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed, waxaana ogolaatay 140-Xildhibaan hal Xildhibaan ayaa diiday laba Xildhibaanna waa ay ka aamustay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka soo xiray ayaa Xildhibaanadda uga mahadceliyay ansixinta heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dambiyada abaabulan ee isaga kala gudba qaramada iyo baratakooladiisa iyo sidoo kale Hindise Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed.

Xoghayaha Arrimaha-dibedda Mareykanka, oo hal-haleel kaga baxay Talaabiib

0

Abaco 23 Oct 2024 {HMC} Xoghayaha Arrimaha-dibedda Mareykanka, Antony Blinken ayaa hal-haleel kaga baxay Talaabiib, ka dib markii ay badatay tirada gantaallada Lubnaan ka imanaya ee soo gaadhaya magaaladaasi.

Blinken oo ku sii jeeda Sucuudi Careebiya ayaa weriyaasha u sheegey in loo baahan yahay; in la joojiyo dagaalka, xoogagga Falastiina ay siidaayaan maxaabiista YH.

Reuters waxa ay ku warrantay in Saraakiisha Mareykanka ee Blinken wehelisa iyo weriyaasha socdaalka qaybta ka ah ay ‘god’ ku carareen markii uu iyaga oo quraacanaya uu soo yeedhey qeylada gantaal ka yimi Lubnaan.

Dadaallo dhexdhexaadin ah oo ay hogaaminayaan Mareykanka, Masar, iyo Qatar si loo gaadho xabad-joojin iyo heshiis isdhaafsi maxaabiis ah oo u dhexeeya Israa*l & Xam*s ayaa guuldareystay diidmada Netanyahu ee ah in uu joojiyo dagaalka.

Tirada dhimashada Qasa waxa ay kor u dhaafaysaa 42.7k, halka dhinaca Lubnaana ay ka badan tahay 2500 oo ruux.

{DAAWO MUUQAALKA} Gabdhaha Gurigayga ka shaqeeya ayaa ka mushahar badan Ciidanka Somaliland”Faysal Waraabe”’

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Gabdhaha Gurigayga ka shaqeeya ayaa ka mushahar badan Ciidanka Somaliland”Faysal Waraabe”’

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 23 10 2024

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Israel strikes Lebanon’s Tyre, close to site of ancient Roman ruins

0

Wednesday 23 Oct 2024 {HMC} Israel has carried out at least four air strikes on the historic Lebanese port city of Tyre, hours after expanding its evacuation orders to cover several central neighbourhoods, Lebanon’s state news agency says.

Videos showed huge clouds of black smoke rising from a seafront area that is only a few hundred metres from a Unesco World Heritage-listed Roman ruins. There were no immediate reports of any casualties.

The Israeli military earlier warned civilians to leave, saying it was going to act “forcefully” against the armed group Hezbollah there.

Tens of thousands of residents had already fled the city in recent weeks in response to Israel’s intense air campaign and ground invasion.

But before the strikes began a spokesman for a disaster management unit said about 14,000 people were still living in the city, including those displaced from elsewhere in the south.

“You could say that the entire city of Tyre is being evacuated,” Bilal Kashmar told AFP news agency, adding that many people were heading towards the suburbs.

Overnight, Lebanese media reported that Israeli aircraft carried out multiple strikes on the southern suburbs of the capital Beirut, southern Lebanon and the Bekaa Valley – all areas where Hezbollah has a strong presence.

The Israeli military said the strikes in Beirut targeted weapons storage and manufacturing facilities, as well as command centres belonging to Hezbollah.

The military also said it had killed the Hezbollah sector commanders for the southern areas of Jibchit, Jouaiya, and Qana in air strikes over the past several days, and that its troops had killed about 70 Hezbollah fighters during operations inside southern Lebanon to dismantle the group’s infrastructure and weapons caches.

There was no immediate comment from Hezbollah.

However, the group did say its fighters had launched barrages of rockets into Israel on Wednesday, including one in the morning that targeted the Gilot intelligence base, which is north of the central city of Tel Aviv.

Rocket alert sirens sounded in Tel Aviv, prompting senior US officials travelling with Secretary of State Antony Blinken to be ushered to a safe room in their hotel. It is not known whether or not Blinken himself was also force to shelter.

Another rocket barrage hit two factory buildings in the northern Israeli towns of Acre and Kiryat Bialik, causing damage but no injuries.

Israel’s launched its full-scale military campaign against Hezbollah after almost a year of cross-border fighting sparked by the war in Gaza, saying it wanted to ensure the safe return of tens of thousands of residents of Israeli border areas displaced by rocket attacks.

Hezbollah began firing rockets into northern Israel in support of Palestinians on 8 October 2023, the day after its ally Hamas’s deadly attack on Israel.

More than 2,500 people have been killed in Lebanon since then, including 1,900 in the past five weeks, according to the country’s health ministry. Israeli authorities say 59 people have been killed in northern Israel and the occupied Golan Heights.

SOURCE BBC

{DAAWO MUUQAALKA} Yaa ka dambeeyay Dilka Gabdhihii Soomaaliyeed ee lagu dilay Kenya.?

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Meydadka laba gabdhood oo Soomaali ah ayaa saacadahii lasoo dhaafay lasoo dhigay xaafado ka tirsan magaalada Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhobano ayaa ka jawabay hadallo ka soo yedhay qaar ka mid ah xildhibannada ay isku deganka yihin.

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Xildhobano ayaa ka jawabay hadallo ka soo yedhay qaar ka mid ah xildhibannada ay isku deganka yihin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Golaha shacabka BJFS oo Dhaariyay Ra’iisulwasaare kuxigeenka cusub.

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Golaha shacabka BJFS oo Dhaariyay Ra’iisulwasaare kuxigeenka cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA