Home Blog Page 1736

{DAAWO MUUQAALKA} Golaha shacabka BJFS oo Dhaariyay Ra’iisulwasaare kuxigeenka cusub.

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Golaha shacabka BJFS oo Dhaariyay Ra’iisulwasaare kuxigeenka cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa dhaxmaray Ra’iisul-wasaare ku xigeenka cusub iyo Xildhibaanada BJFS.

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Maxaa dhaxmaray Ra’iisul-wasaare ku xigeenka cusub iyo Xildhibaanada BJFS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Muxuu Yahay Go,aanka aay Puntland gaartay oo Horay DFS uga soo baxay?

0

Abaco 23 Oct 2024 {HMC}  Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa deegaanada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimillada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay suuqyada ganacsiga dalka iyo dekedaha uga mamnuucday isticmaalka, ka ganacsiga iyo soo dejinta bacda halka mar la isticmaalo oo dhibaato ku ah deegaanka.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa qasaaro ah oo ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Baladweyne

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Maxaa qasaaro ah oo ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu kala hadalay Taliyaha Guutada 21’aad odiyaasha ku sugan deeganadii uu booqday?

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Muxuu kala hadalay Taliyaha Guutada 21’aad odiyaasha ku sugan deeganadii uu booqday?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Madaxwayneyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo is-faham ka gaarey howlgalka ATMIS.

0

Abaco 23 Oct 2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim u ah amniga gobolka iyo arrimaha diblomaasiyadda.

War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen labada mas’uul ayay ku sheegeen inay muhiim tahay in la ixtiraamo madax-bannaanida dhuleed, iyagoo hoosta ka xariiqay inay ka go’an tahay xasilloonida gobolka.

Qodobada ugu muhiimsan ee laga wada hadlay ayaa ahaa kala guurka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), iyadoo labada mas’uul ay isla garteen in hannaankan uu ahaado mid xasiloon oo si taxadar leh loo maareeyo si looga hortago wax kasta oo faaruq ah oo dhanka ammaanka ah.

Arrinta kale ee xasaasiga ah ee laga wada hadlay ayaa ahayd taageerada dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo bedeli doona ATMIS.

Labada hoggaamiye waxay carrabka ku adkeeyeen baahida loo qabo in la xaqiijiyo qoondo maaliyadeed ka hor inta aan la bilaabin hawlgallada AUSSOM, iyagoo muujinaya doorka muhiimka ah ee howlgalka ee amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Kenya ayaa ahaa mid muhiim u ah socdaalka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku tagay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Socdaalkan ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga gobolka ee dhinaca nabad ilaalinta iyo xaqiijinta in si habsami leh loogu gudbo AUSSOM, taasoo ka tarjumaysa sida ay uga go’an tahay xasilloonida mustaqbalka fog ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

{DAAWO MUUQAALKA} shir looga hadlayay horumarinta dhallinyarada ka dhacay magaalada Kampala

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} shir looga hadlayay horumarinta dhallinyarada ka dhacay magaalada Kampala

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Askar ka baxsaday Difaacyada Hore ee Dagaalka oo la so taagay Maxkamada Ciidamada

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Askar ka baxsaday Difaacyada Hore ee Dagaalka oo la so taagay Maxkamada Ciidamada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo loo ansixiyay $100 Milyan iyo waxa lagu qabanaayo oo……

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Soomaaliya oo loo ansixiyay $100 Milyan iyo waxa lagu qabanaayo oo……

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal dhaxmaray Dadka Deegaanka iyo Kooxda AS

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Dagaal dhaxmaray Dadka Deegaanka iyo Kooxda AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA