Home Blog Page 1737

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo loo ansixiyay $100 Milyan iyo waxa lagu qabanaayo oo……

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Soomaaliya oo loo ansixiyay $100 Milyan iyo waxa lagu qabanaayo oo……

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal dhaxmaray Dadka Deegaanka iyo Kooxda AS

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Dagaal dhaxmaray Dadka Deegaanka iyo Kooxda AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Hirshabelle oo ka hadashay Dhismaha Golaha deegaanka Maxaas

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Hirshabelle oo ka hadashay Dhismaha Golaha deegaanka Maxaas

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxaa ka jiro in Shil Diyaaradeed ku burburtay Diyaaradii dowlada Soomaaliya Soo iibsatay.?

0

Arbaco 23-Octo-2024 {HMC}  Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey.

“Hay’adda Duulista oo mas’uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi yihiin kuwo been abuur ah oo uu soo maleegay cadowga Soomaaliya,’ ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Qoraalka Hay’adda ayaa intaas ku sii daray, “Dhamaan Helicopteradii iyo diyaaradii kale ee ay dowlada Soomaaliya lasoo degtay labdii sano ee lasoo dhaafay waa bad-qabaan shaqadii qaran ee loogu talo galay ayeyna ku guda jiraan.”

{DAAWO MUUQAALKA} Waynu is Dhaafineynaa Madaxda Kulmiye Siyaasi Mustafe Cumar

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Waynu is Dhaafineynaa Madaxda Kulmiye Siyaasi Mustafe Cumar

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dib-u-eegista dastuurka oo magaalada Baydhabo ka daah-furay

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Dib-u-eegista dastuurka oo magaalada Baydhabo ka daah-furay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Hindiya oo gargaar isugu jira Dawo & Cunto u dirtay Falastiin

0

Arbaco 23-Oct-2024 {HMC} Hindiya oo gargaar isugu jira Dawo & Cunto u dirtay Falastiin

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Ghana’s parliament suspended after chaotic scenes.

0

Wednesday 23 Oct 2024 {HMC} The Speaker of Ghana’s parliament has suspended proceedings indefinitely following chaotic scenes in the chamber over a row about which party holds the parliamentary majority.

Last week, it was discovered that four MPs had switched allegiance and would run for different parties in the 7 December general election.

Speaker Alban Bagbin then declared that their seats were vacant, arguing that the constitution does not allow MPs to defect.

In a finely balanced parliament, that decision – which is being challenged in court – means that the opposition National Democratic Congress (NDC) has become the majority party.

Last Friday, President Nana Akufo-Addo’s New Patriotic Party (NPP) went to the Supreme Court to ask if the speaker had correctly interpreted the constitution.

The judges asked the Speaker to suspend his declaration until they made a decision. It is not clear when their judgement will come.

Tuesday was the first parliamentary sitting since the Supreme Court’s directive to the Speaker – and MPs from both the NPP and NDC tried to occupy the seats reserved for the majority party.

Eventually, the NPP leader in parliament, Alexander Afenyo-Markin, instructed his MPs to walk out in order to avoid any conflict.

The NDC lawmakers then started singing party songs and marching around the chamber.

The Speaker said that without the NPP legislators present there were not enough MPs to make decisions, which is when he suspended proceedings indefinitely.

The suspension has significant implications as it means the government cannot get approval for important funding and laws, which could affect how the country is run over the coming year.

Ghana has a reputation for being one of the most stable democracies in Africa – but the outcomes of its parliamentary and presidential votes tend to be very close.

After general elections in 2020, both the NPP and the NDC each had 137 MPs – with the NPP becoming the majority party after gaining the support of a legislator who had stood as an independent candidate.

It was discovered that four MPs had switched allegiances only when the roll of candidates running for parliament was issued ahead of December’s vote.

Many Ghanaians are worried about the impact of this political turmoil, especially on the economy.

The high cost of living is a key campaign issue for both parties and their presidential candidates, who are current Vice-President Mahamudu Bawumia for the NPP and the NDC’s John Mahama.

Akufo-Addo will be standing down as president having served two terms in office.

Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay Dhismaha Golaha deegaanka ee degmada Maxaas.

Arbaco 23-Octo-2024 {HMC} Maamulka Hirshabelle oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dhismaha Golaha Deeegaanka ee Degmda Maxaas ee Gobolka Hiiraan. taasi oo maalmihii lasoo dhaafay arrimo ku aadan Wadatashi ku saabsan dhismaha Golahaan ay ka socdeen degmadasi.

Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladdaha Hoose ee Hirshabelle Cabdiraxmaan Daahir Guure {Karoore} ayaa sheegay in uu meel fiican maraayo dhismaha iyo qaban-qaabada Golaha deegaanka ee Maxaas.

Wasiirka oo wareeysi siiyay Warbahinta Hiiraanwayn ayaa sheegay in dadaal badan ay ku bixinayaan sidii ay dadka reer Maxaaseed ay iyagu udooran lahaayeen ciida degmadood Madaxda ka noqoneeyso.

Sidoo kale Wasiirka oo ka hadlayay Warar Lagu Baahiyay Baraha Bulshada kaasi ku aadanaa in degmada Maxaas ay kuraas ku yeelan doonaan dad kasoo jeeda Gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha dhaxe. Waxaana ayuu sheegay in Warkaasi aysan waxba ka jirin ayna soo abaa-buleen Siyaasiyiin iyo dad kale oo uu ku sheegay iney dadka reer Maxaaseed ay u diidanyihiin hormarkooda.

”Majiro wax sax ahna maaha hadaladaas, waxaana soo abuubulay Siyasiyiin iyo dad marin habaabinaya bulshada kuwaas oo diidan in dadka reer Maxaaseed ay is doortaan” ayuu ku jiri hadalkiisa.

Wasiir Karoore Waxaa uu kale sheegay in bulshada iyo waxgaradka loo bandhigi doono ineey diyaar u yihiin in loo dhiso Golo- deegan si ay iyaga usoo doortaan qofkii ay la Xisaab tami karaan..

”Majiro wax qasab ah bushada aya loo bandhigayaa hadii ay nala qaataane waan dhisaynaa” ayuu ku yiri hadalkiisa wasiir karoore.

Maamulka Hirshabeella ayaa Markii ugu horeeysay wado dadaalo Golo deegaan loogu Sameeynayo degmoyinka Gobolka Hiiraan, inkastoo dhowr jeer oo ay guul dareeysteen arintan..

Ghana waxay caan ku tahay inay ka mid tahay dalalka ugu xasilloon dimuqraadiyadda Afrika

0

Abaco 23 Oct 2024 {HMC} Afhayeenka baarlamaanka Ghana ayaa hakiyay hawlihii socday muddo aan la cayimin ka dib markii ay soo baxeen muuqaalo buuq badan oo ka dhacay aqalka, taas oo ka dhalatay muran ku saabsan xisbiga uu haysto aqlabiyadda baarlamaanka.

Todobaadki hore ayaa la ogaaday in afar xildhibaan ay u bedeshay garab istaaga una tartami doona xisbiyada kala duwan doorashada guud ee dhaceysa 7 December.

Guddoomiyaha baarlamaanka Alban Bagbin ayaa markaas sheegay in kuraastooda ay bannaan tahay, isagoo ku dooday in dastuurka uusan ogoleyn in xildhibaannada baarlamaanka ay goostaan.

Baarlaman dheeli tiran, go’aankaas – oo maxkamad looga soo horjeedo – waxay ka dhigan tahay in mucaaradka National Democratic Congress (NDC) uu noqday xisbiga aqlabiyadda.

Ghana waxay caan ku tahay inay ka mid tahay dalalka ugu xasilloon dimuqraadiyadda Afrika – laakiin natiijada codadka baarlamaanka iyo madaxweynaha ayaa u muuqda inay aad isugu dhow