Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Maxay Dowladda itoobiya kala hadashay Wasiirada Difaaca Afrika.
{DAAWO SAWIRADA} Sooomaliya oo Ka Qeeyb Gashay Shirka Xoghayaasha Baarlamaanka Aduunka.
Talaado 15-10-2024 {HMC} Geneva-Switzerland October, 15, 2024: Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri oo uu wehliyo xoghaye kuxigeenka Golaha Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee Xoghayaasha Baarlamaanka Aduunka kulankiisa 149-aad oo lagu qabtay Magaaladda Geneva ee wadanka Switzerland.
Shirka ayaa warbixin looga dhageystay Golaha urur ay ku mideysanyihiin xoghayaasha Baarlamaanka Aduunka,waxaana sidoo kale shirka looga dooday Barnaamijyada horumarineed ee ay Baarlamaanadda sameeyaan.
Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa aad uga dooday horumarinta iyo isku dubaridka howlaha golaha ay ku mideysanyihiin Xoghayaasha Baarlamaanka Aduunka,waxaana sidoo kale
Shirka lagu soo bandhigay sida looga faa’ideysan karo Garaadka Macmalka ah ( Artificiall intelligence ) AI.

{DAAWO MUQAALKA} “Dadka Hantidooda dalka ku maalgashanaya qawaaniinta dalka ayaa difaaci doono”madaxweyne Xasan shiiq
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} “Dadka Hantidooda dalka ku maalgashanaya qawaaniinta dalka ayaa difaaci doono”madaxweyne Xasan shiiq.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Madaale”Dal Xureeye ayaa u sabab ah horumarka dalka”.
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Gudoomiye Madaale”Dal Xureeye ayaa u sabab ah horumarka dalka”.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Guddiga Arrimaha Golaha Dibadda Aqalka Sare oo kulan su’aalo weydin ah la qaatay Axmed maclin fiqo.
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Guddiga Arrimaha Golaha Dibadda Aqalka Sare oo kulan su’aalo weydin ah la qaatay Axmed maclin fiqo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hogaanka Dhaqanka SSC Khaatumo oo lagu wareejiyay Ninkii Gacantiisa Ku baxay marxuum Cali Baashe
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Hogaanka Dhaqanka SSC Khaatumo oo lagu wareejiyay Ninkii Gacantiisa Ku baxay marxuum Cali Baashe
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hadii Mashruucaan guuleysto dalka oo dhan ayaa hagaagaya” liin
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Hadii Mashruucaan guuleysto dalka oo dhan ayaa hagaagaya” liin
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Somalia oo dekedaha dalka ka Mamnuucday..
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Dowlada Somalia oo dekedaha dalka ka Mamnuucday..
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} munaasabad lagu xusayay maalinta aragga adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} munaasabad lagu xusayay maalinta aragga adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Safiirka Somaaliya ee sacuudiga oo booqday maxaabiista ku xiran gudaha sacuudiga.
Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Safiirka Somaaliya ee sacuudiga oo booqday maxaabiista ku xiran gudaha sacuudiga.



