Home Blog Page 1787

Dalka Kenya oo Qofkii ugu horreeyay ugu geeriyooday xanuunka Mpox

0

Talaado 15-10-2024 {HMC} Dowladda Kenya , ayaa shaacisay in qofkii ugu horreeyay oo qabay xanuunka furuqa daanyeerka ee Mpox, waxaa sidoo kale jira dad kale oo la ildaran xanuunkan oo lagu daaweenayo qaar kamid ah isbitaalada kuyaalla Kenya.

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Kenya ayaa xaqiijisay geerida halka qof ee u dhintay xanuunka Mpox , iyo sidoo kale 13 xaaladood kale oo laga helay 11 degmo oo gudaha dalka ah, oo ay ku jiraan magaalooyinka waaweyn ee Nairobi, Mombasa iyo Nakuru.

Dowladda Kenya ayaa baadigoob xooggan ugu jira 68-qof oo la tuhmayo in ay qabaan xanuunka furuqa daanyeerka, waxaana la helay saddex qof oo dadkaasi kamid ahaa , kuwaa oo al sheegay in laga helay xanuunkan lagu tuhmayay.

Wasaaradda Caafimaadka Kenya, ayaana xal u raadineysa xanuunkan Mpox oo laga cabsi qabo in dalkaasi kusii faafo, waxaana dadka lagu wargaliyay qofkii xanuunkaasi isku arka in uusan qarsan uu tago xarumaha caafimaadka si xaaladiisa loola tacaalo.

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {15-10-2024}

Talaado 15-10-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiyare & Sahro Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA}”Dowladda Soomaaliyeed waxa ay hiigsaneysaa isbeddel dhaqaale” Wasiirka Shaqada XFS Maxamed Cilmi

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} “Dowladda Soomaaliyeed waxa ay hiigsaneysaa isbeddel dhaqaale” Wasiirka Shaqada XFS Maxamed Cilmi

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA}”Shacabkeenu waxay ku tiirsanyihiin wax soo saarka Xoolaha” Xildhibaan Maxamed Haaruun

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC}“Shacabkeenu waxay ku tiirsanyihiin wax soo saarka Xoolaha” Xildhibaan Maxamed Haaruun

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Somalia oo marti gilinaysa shir heer caalaami markii ugu horeysay.

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Somalia oo marti gilinaysa shir heer caalaami markii ugu horeysay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA Soomaaliya oo Waxbarasho Bilaash ah ugu deeqday Ardayda Suudaan

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Soomaaliya oo Waxbarasho Bilaash ah ugu deeqday Ardayda Suudaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA Qalbiyadiina Udiyaariya Jihadka Markaasan Guuleysaneynaa” Taliyaha Guutada 21’aad Qeybta 27’aad”

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Qalbiyadiina Udiyaariya Jihadka Markaasan Guuleysaneynaa” Taliyaha Guutada 21’aad Qeybta 27’aad”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Holwlgalo qorsheysan oo laga fuliyay inta badan 10 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Holwlgalo qorsheysan oo laga fuliyay inta badan 10 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA}”Gudoomiyaasha degmooyinka waynoo siman yihiin” Gudoomiye Yabooh.

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC}“Gudoomiyaasha degmooyinka waynoo siman yihiin” Gudoomiye Yabooh.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiyaha Degmada Boondheere ayaa faray dhalinyarada inay ka qayb qaataan bilicda degmada.

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Guddoomiyaha Degmada Boondheere ayaa faray dhalinyarada inay ka qayb qaataan bilicda degmada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA