Home Blog Page 1788

Guutada 14-ka Oktobar oo Hoowlgalo ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose.

0

Talaado 15-Octo-2024 {HMC} Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 14- Oktobar ayaa saakay howlgalo qorsheysan ka sameeyay inta u dhaxeysa magaalooyinka Shalaanbood iyo Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalada ayaa si gaar ciidanka guutada 14-ka Oktobar uga fuliyeen ilaa 15 tuulo oo kala ah Kaaytooy, Mushaani, Majabto, Doonkaa daafeedow, Buulakamiirow, Buulajadiid, Shufeeri, Doondheere, Cadceed, Malable. Buulanaaji, Buulaaruundi, Malable iyo Beeraha baay.

Taliyaha guutada 14-ka October Gaashaanle sare Nuur Farey oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalada ay ahayeen kuwa sifeyn ah, islamarkaana ciidanku ay ku burburiyeen goobo gabaadyo u ahaa kooxda Al-shabaab.

Taliye Nuur Farey ayaa sidoo kale sheegay in howlgalada khasaarre ku gaarsiyeen xubno ka tirsan Al-shabaab, walow uusan shaacin inta uu dhan yahay khasaaraha gaaray kooxda.

Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in ciidamada baaritaano ka wadaan gudaha tuulooyinka ay saakay howlgalada sifeynta ah kula jarmaadeen oo horay ugu sugnayeen kooxda Al-shabaab.

{DAAWO MUQAALKA} Mareykanka oo dib u dejin u sameynaya qaxooti farabadan oo jooga…

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Mareykanka oo dib u dejin u sameynaya qaxooti farabadan oo jooga…

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} “Doorashadan waxaanu doonaynaa inay si xor iyo Xalaala ku dhacdo” Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} “Doorashadan waxaanu doonaynaa inay si xor iyo Xalaala ku dhacdo” Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xooga Dalka ee ku sugan furimha hore ee dagaalka oo fariin culus diray

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Ciidanka Xooga Dalka ee ku sugan furimha hore ee dagaalka oo fariin culus diray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Masar iyo Suudaan oo ka hor yimid heshiiska laga gaaray biyaha Webiga Niil

0

Talaado 15, Oct 2024 {HMC} Masar iyo Suudaan oo ka hor yimid heshiiska laga gaaray biyaha Webiga Niil

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Israa’iil oo sheegtay sida ay uga aargoosanayaan weerarkii ay ku qaadday IRAN.

Talaado 15-Octo-2024 {HMC} Xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in go’aanka looga aargudayo Iran weerarkii gantaallada ballistic-ga ah ee laba toddobaad ka hor uu ku salaysnaan doono baahida ammaanka ee Israa’iil.

Hadalka xalay ayaa jawaab cad u ahaa warbixin uu qoray wargeyska Washington Post oo lagu sheegay in Mr Netanyahu uu u sheegay madaxweyne Biden inuusan bartilmaameedsan doonin shidaalka Iran iyo goobaha nukliyeerka.

Warbixintu waxa ay sheegtay in Israa’iil ay xaddidi doonto weerarkeeda aargoosiga si ay uga fogaato in ay saamayn ku yeelato doorashada Maraykanka ee bisha soo socota.

Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in aanu taageersanayn duqaymaha Israel ee xarumaha la Nukliyeerka. (Labada nin ayaa telefoonka ku wada hadlay Arbacadii ina dhaaftay markii ugu horreysay muddo ka badan 40 maalmood.

Dhanka kale Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay sideed kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn naadir ah oo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen waqooyiga Lubnaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan.

Duqeynta ayaa haleeshay dhismo dad ay degan yihiin oo ku yaala Cayto..Aitou, oo ah tuulo ay ku badan yihiin dadka masiixiyiinta ah , kana fog goobaha ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen kumannaan weerar oo lala beegsaday kooxda Shiicada ah ee Xisbullah ee hubeysan.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in qoys dhawaan ka barakacay dagaalka ay ku noolaayeen halka duqayntu ka dhacday.

Milatariga Israa’iil ayaan si degdeg ah uga hadlin wararkaasi.

Duqaynta ayaa dhacday iyadoo Raysal wasaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu wacad ku maray.

Raysal wasaaraha ayaa booqasho ku tagay saldhiga Militariga Israa’iil eek u yaalla waqooyiga Israa’ill halkaas oo ay diyaarado aan duuliye lahayn oo ay Xisbullah leedahay ku qarxeen ka dibna ay dhalisay dhimashada afar kari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil tiro kalana ay ku dhaawacmeen.

“Wax walba waxay ku xiran yihiin tixgalinta hawlgalka. Arrintaas waanu caddaynay dhawaan, waxaanan sii wadi doonnaa caddaynta maalmaha soo socda sidoo kale,” ayuu raaciyay.Natenyahu.

Milatariga ayaa sheegay in ay baarayaan sida ay diyaarada aan duuliyaha lahayn ay uga baxsatay nidaamka difaaca hawada ee casriga ah, ayna ku garaacday xarunta tababarka Guutada Golani oo ku dhow magaalada Binyamina.

Waxay ahayd mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa ee Xisbullah ay ku ay ku qaado Israa’iil in ka badan hal sano oo dagaal xudduud ah uu socday kaas oo ka dhacay dagaalka Qasa.

Xisbullaha aya sheegtay in weerarkaasi uu jawaab u ahaa weerraradii ay Israa’iil ku ekeaysan Lubanaa, kuwaas oo wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi ay sheegtay inay ku dhinteen ku dhawaad 1,700 oo qof bishii la soo dhaafay.

Inta badan duqaymaha cirka ee Israa’iil ku qaaday Lubnaan toddobaadkii la soo dhaafay ayaa lagu beegsaday deegaanada Shiicadu ay ku badan yihiin ee Koonfurta iyo dooxada Bariga ku taalla ee Bekaa, halkaas oo ay ku xooggan yihiin Xisbullah.

Aitou, oo ah deegaan ay deggan yihiin dadka masiixigana ee Moronite kuna dhow magaalada xeebta waqooyiga galbeed ee Tripoli ayaan ahayn meel la filayey inay weerar ka dhici karo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in aysan jirin digniin, basle kaliy aay maqleen hal qarax oo aad u weyn.

Si kastaba ha ahaateen waxa sidoo kale sheegeen in qoysas dhowra oo dhawaan ka soo barakacay dagaalka Koonfurta lubnan ay dhawaan u soo guureen deegaanka Aitou, meeleha la wareerayna uu ka mid aha guruga dadka barakacay laga kireeyey toddobaadk ka hor

Ilo dhanka ammaanka ah oo Lubnaan ka tirsan ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in dhismaha “lala beegsaday wax yar ka dib markii uu nin ku yimid baabuur”.

Wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan ayaa sheegtay in ay samaynayso baaritaanno DNA-da si loo ogaado aqoonsiga hadhaagii ay heleen dadkii ugu horreeyay ee goobta ku sugnaa.

Sidoo kale Isniintii, militariga Israa’iil ayaa sheegay in weerar ka dhacay koonfurta Nabatieh ay ku dileen taliyihii qeybta ka hortagga taangiyada ee Radwan Force ee Xisbullah. Ururka Xisbullah ayaan ka hadlin arrintaas.

Milateriga ayaa sidoo kale sheegay in ka hor tageen gantaallo lagu soo ganay bartamaha iyo waqooyiga Israa’iil.

Inta badan gantaalada ayaa la qabtay ama waxa ay ku dhaceen goobo banaan ah, sida ay sheegeen ciidamada.

Hal qof oo dumar ah ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray 15 gantaal oo lagu soo tuuray dhanka waqooyiga magaalada Karmiel.

Dowladda Soomaaliya oo Deeq waxbarasho siineysa dal horey Soomaaliya usoo garab qabtay.

Talaado 15-Octo-2024 {HMC} Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool dalkeena, deeqdan ayaana ah mid Suudaan loogu gudayo abaal ay horey ugu galeen arday badan oo Soomaaliyeed.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya , ayaa lagu sheegay in dalkeenna ay abaal weyn ku leeyihiin dadka reer Suudaan, waxa ayna wasaaraddu sheegtay in aysan ilaawi karin garab istaaga ay Sudan u fidisay arday badan oo Soomaaliyeed xilli loo baahnaa” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda.

“Dowladda Suudaan waxa ay ka mid tahay dowladaha aan la ilaawi karin ee dalkeenna iyo dadkeenna soo garab istaagay dhanka u fidinta deeqaha waxbarasho ee tacliinta sare, xilli aysan dalkeenna ka jirin dowlad Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada

Dalka Sudan , waxaa ka qarxay sannadkii hore dagaal sokeeye oo u dhaxeeya ciidanka miatariga ee dalkaasi iyo kuwa gurmadka deg dega ee loo yaqaan RSF, dagaalkaasi ayaana sababay in dad badan oo reer Sudan ka qaxaan dalkooda, kuwaa oo qaarkood gaareen dalkeenna Soomaaliya.

Turkish companies invest $70M in air, seaports in Africa

0

Talaado 15-Octo-2024 {HMC}  In recent years, Turkish construction companies have increasingly engaged in projects involving air and sea ports across Africa.

Summa Construction is currently directing its efforts toward airport projects in Nigeria, while Metag Holding, based in Ankara, has signed a deal to develop Hobyo Port, Somalia’s second-largest seaport, with an initial investment of $70 million.

Turkish firms are gaining attention for their significant contributions to improving air and maritime transportation on the continent.

Metag Holding’s recent agreement aims to enhance Mogadishu Port, which is a vital maritime hub for Somali trade.

In partnership with the local Hobyo Investment Company, Metag’s investment will transform Hobyo Port into a regional trade center, reducing the burden on Mogadishu Port while also providing an alternative route to Ethiopia and Djibouti. Hobyo Port, located in the Galmudug region with a population of 11,000, will play a crucial role in connecting the area to the sea.

Long-term commitment to development
Ahmed Abdi Kariye, head of Somalia’s Galmudug State, emphasized the significance of this project, stating, “This port will not only invigorate our regional economy but also enhance trade and connectivity, benefiting the entire nation.”

The agreement includes an operational period of 80 years, during which Metag will manage the port. It is expected to become operational after a three-year construction period.

The Hobyo project has been under consideration for several years, with initial interest from Qatari-backed companies in 2020 for a public-private partnership that ultimately did not materialize.

Ongoing investment in Somali maritime infrastructure
Türkiye’s involvement in Somali maritime transport has been strengthened through its collaboration with Metag and the management of Mogadishu Port by the Turkish company Albayrak Group.

The port serves as the primary hub for maritime cargo in Somalia and has been operated by Albayrak since 2014, when it acquired a 20-year operating right for the Alport Mogadishu project. Strategically located in East Africa, Mogadishu Port is recognized as Somalia’s largest and only gateway to international trade.

Expanding reach in Africa

Last week, we also noted that Summa Construction is engaged in formal discussions regarding an airport project in Nigeria. Following successful airport projects in Niger, Senegal, Guinea-Bissau, and Sierra Leone, Summa is now pursuing the long-planned Lekki-Epe International Airport project in Nigeria. Lagos State Governor Babajide Sanwo-Olu recently visited Türkiye to discuss this initiative with Selim Bora, chairman of Summa.

Having completed its first airport project in Africa at Senegal’s Blaise Diagne Airport in 2017, Summa has continued to expand its footprint with projects in Niger in 2019, Diffa International Airport in 2021, and Freetown International Airport in Sierra Leone last year. The company is also advancing the Osvaldo Vieira International Airport project in Guinea-Bissau, which began in 2023.

As Turkish companies deepen their involvement in Africa’s infrastructure development, the potential for growth and collaboration remains significant, particularly in the aviation and maritime sectors.

Source Hiiraan Online

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {15.10.2024}

Talaado 15-Octo-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Nile waters divide widens as Egypt and Sudan reject new basin agreement

0

Talaado 15-Octo-2024 {HMC}  Egypt and Sudan have doubled down on their opposition to the newly ratified Nile River Basin Cooperative Framework Agreement (CFA), marking a new chapter in the long-standing regional dispute over water resources. Now ratified by six upstream countries, the CFA officially came into force on October 13, deepening the divide between Nile Basin nations.

Cairo and Khartoum, historically the most dominant players in the Nile waters debate, issued a joint statement after the Egyptian-Sudanese Permanent Joint Technical Commission for the Nile Waters (PJTC) meeting in Cairo on October 11-12. Their message was unequivocal: the CFA’s ratification threatens the region’s delicate balance. The two nations called for restoring the 1999 Nile Basin Initiative (NBI), advocating for an inclusive framework that prevents unilateral actions by upstream countries. “The six-state commission based on the incomplete CFA cannot represent the interests of the entire Nile Basin,” the statement read.

The statement pointed out that the new six-member Nile River Basin Commission, born from the CFA, falls short of representing the interests of all riparian nations. “This is not an accord that can speak for the entire Nile Basin,” the PJTC declared, casting doubt on the legitimacy of the new body.
The CFA’s ratification by Ethiopia, Kenya, Tanzania, Rwanda, Burundi, and Uganda has set the stage for intensified regional tensions. While the agreement aims to establish the Nile River Basin Commission to oversee equitable water sharing, the crux of Egypt and Sudan’s objection is clear: they consider the CFA a direct challenge to historical water rights secured under the 1929 and 1959 colonial-era treaties Nile River Agreements, which allocate the majority of Nile waters to Egypt and Sudan, remain binding under international law.

Egypt’s rejection of the CFA is rooted in its reliance on the Nile for 98% of its water supply. President Abdel Fattah Al-Sisi emphasized this during his recent speech at the Cairo Water Week, stating that water security is Egypt’s top priority. “We cannot afford to lose a single drop of water,” he said, reiterating the country’s concerns over the construction of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam—a colossal hydropower endeavour that has become a national symbol of modernity and independence. However, the dam represents an existential threat for Egypt and Sudan, reducing their control over a river they’ve depended on for millennia.

The CFA’s ratification by upstream states, including Ethiopia, Rwanda, and Kenya, has triggered an avalanche of political and geopolitical ramifications. Ethiopia views the CFA and the dam as critical for its economic development, while Egypt has strengthened alliances with other African nations, including Somalia, to counter Ethiopia’s influence.

Meanwhile, Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed has hailed the CFA’s ratification as a historic step towards a more equitable sharing of the Nile’s bounty. “We stand united in our vision for sustainable development, where all Nile Basin countries benefit,” Abiy said earlier this year. His words, however, have not eased the growing unease downstream.

The wider geopolitical implications of the Nile dispute are also evident. In August, Cairo and Mogadishu signed a military cooperation agreement to counter Ethiopia’s influence in the Horn of Africa. Somalia has welcomed Egypt’s offer to deploy peacekeepers as part of the African Union Mission to Support Stabilization in Somalia (AUSSOM), which will replace the outgoing ATMIS mission in December.

This development follows a trilateral summit in Asmara, Eritrea, where Somali, Egyptian, and Eritrean leaders pledged to bolster security cooperation. Egypt’s increasing military involvement in Somalia, including arms shipments and peacekeepers, is seen as a counter to Ethiopia’s regional influence, particularly after Ethiopia signed an MoU to access to Somaliland’s coastline for a naval base. Ethiopia has expressed concerns over Egypt’s role in Somalia, fearing it may destabilize the region and threaten its own strategic interests, including access to the Red Sea and the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD).

Source Hiiraan Online