Home Blog Page 1790

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Cabdi Xaanshi iyo Raiisulwasaare ku xigeenka oo ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay.

0

Isniin 14, Oct 2024 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.

War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay inuu u tanaasulay Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda kadib talo bixino uu sheegay iney uga yimaadeen dhinacyo dhexdhaxaadiyaal ah, wuxuuna shaaciyay in Saalax Axmed Jaamac uu sii wadan doono shaqadiisa Senatarnimo.

Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa dhankiisa qoraal uu soo saaray ku sheegay in khilaafkii asaga iyo guddoomiye Cabdi Xaashi u dhexeeyay in la soo afjaray, islamarkaana uu kusii shaqeyn doono kursigiisa Senatarnimo.

Khilaafka soo kala dhex galay labadaan masuul ayaa ahaa mid ka dhashay talaabo uu qaaday guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ahayd inuu ku dhawaaqay in Senator Saalax Axmed Jaamac uu soo xaadiri waayay kalfadhiyadii Golaha Aqalka sare, islamarkaana uu lumiyay xubinimada kursiga uu ku fadhiyay, waxaana arintaas ka horyimid inta badan mudaneyaasha golaha Aqalka sare iyo Raysal Wasaare ku xigeenka khudhiisa.

Qoraalada kasoo baxay Xafiisyada gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyay masuuliyiintii dhexdhaxaadiyay in la dhameeyo khilaafka u dhaxeeyay labada masuul.

 

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {14.10.2024}

Isniin 14-10-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herrow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Saudi Arabia supports international disaster relief efforts.

0

Monday 14 Oct 2024 {HMC} The Kingdom of Saudi Arabia, through the King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief), has been leading humanitarian and relief efforts worldwide.

Saudi Arabia’s ultimate goal is to serve people in need, regardless of their background, and to provide support and assistance in accordance with the principles of human brotherhood.

The Kingdom actively supports international and UN initiatives aimed at reducing the impact of disasters and crises.

It has contributed significantly to alleviating suffering, improving living conditions, and achieving sustainable development goals.

Through the KSrelief, the Kingdom has provided $18 million to the United Nations to address the effects of natural disasters and marine pollution resulting from the FSO Safer.

In response to the severe drought and famine in Somalia, the Kingdom of Saudi Arabia implemented specific projects to address the crisis.

It undertook the rehabilitation and digging of new artesian wells, ensuring a supply of clean water to affected populations and livestock.

Additionally, the Kingdom provided food security assistance to the most vulnerable groups, displaced persons, and those affected in Somalia, Yemen, Libya, Pakistan, and Sudan during humanitarian crises.

When a devastating earthquake struck Syria and Türkiye, the Kingdom of Saudi Arabia demonstrated its commitment to humanitarian aid by swiftly responding.

It operated relief air bridges, dispatched volunteer and medical teams, and supported local and international relief efforts.

The Kingdom has also made generous contributions to alleviate the humanitarian crisis in the Gaza Strip, providing food, shelter, and medical aid through air and sea bridges and airdrops.

The Kingdom recently established a camp for displaced Palestinians in Khan Yunis to assist those affected by sea high waves and damaged tents.

On October 13th, the Kingdom joins the world in celebrating the International Day for Disaster Reduction, promoting a culture of disaster prevention, preparedness, and solidarity with those affected by humanitarian crises.

SOURCE 

{DAAWO MUUQAALKA} Xureynta Galbeedka Hiiraan Dad hada nool Ayaa u dhimandoono.

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Xureynta Galbeedka Hiiraan Dad hada nool Ayaa u dhimandoono.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Kenya says extra police ready for Haiti in early November

0

Monday 14 Oct 2024 {HMC}  An extra 600 Kenyan police officers set to join a U.N.-backed mission to try to quell rampant gang violence in Haiti will be ready for deployment in early November, Kenya’s police chief said Saturday.

President William Ruto had pledged the additional officers Friday following a meeting with Haiti’s interim Prime Minister Garry Conille, as the two leaders appealed for the international community to do more.

“A contingent of 600 officers will soon join the Kenyan police already stationed in Haiti after completing pre-deployment training.” said Kenya’s Inspector General of Police Douglas Kanja.

“Once this training is complete, the officers will be ready for departure early next month,” he said at a media briefing alongside Conille in Nairobi.

The East African country is leading the multinational mission aimed at tackling spiraling insecurity in the crime-ravaged Caribbean nation and has so far sent 400 police.

Addressing concerns about delays in paying the salaries of officers already in Haiti, Kanja said, “The payment issue has been sorted out, and the officers are happy.”

On Friday, Ruto had urged the international community to “urgently” rally behind the mission, which has been hobbled by a chronic lack of funding.

“This is the moment to provide that critical support for us to be able to undertake the exercise at hand,” he said in a call echoed by Conille.

The Haitian leader’s visit to Kenya comes a week after gang members opened fire in the Haitian town of Ponte Sonde, some 100 kilometers (60 miles) from the capital Port-au-Prince, butchering 109 people and wounding around 40 more.

The U.N. Security Council last month extended the policing mission for one year, without transforming it into a U.N. peacekeeping mission as floated by Port-au-Prince.

More than 3,600 people have been killed this year in “senseless” gang violence in Haiti, according to the U.N. human rights office.

SOURCE VOA

{DAAWO MUUQAALKA} Madasha horumarinta Haweenka oo ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Madasha horumarinta Haweenka oo ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Haween Da’ah oo ku nool Baraawe ayaa ka shaqeeya shaqo aan looga baran dumarka

Isniin 14-Oct-2024 {HMC}Haween Da’ah oo ku nool Baraawe ayaa ka shaqeeya shaqo aan looga baran dumarka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Maraakiibta iyo diyaaradaha Dagaalka Shiinaha oo galay xadka Taiwan iyo xiisad taagan.

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Maraakiibta iyo diyaaradaha Dagaalka Shiinaha oo galay xadka Taiwan iyo xiisad taagan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Xureynta Galbeed Hiiraan Waa in ay Dad hada nool u dhintaan.

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Xureynta Galbeed Hiiraan Waa in ay Dad hada nool u dhintaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudiga Anshaxaee Ee Komishanka Doorashooyinka ayaa waxay digniin u direen Xisbiyada Ururada Siyasada

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Gudiga Anshaxaee Ee Komishanka Doorashooyinka ayaa waxay digniin u direen Xisbiyada Ururada Siyasada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA