Home Blog Page 1792

{DAAWO MUUQAALKA} Lama aqbali-karo in dadkii maamulka loo xil saaray aysan shaqadii loo igmaday qabaneyn

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Lama aqbali-karo in dadkii maamulka loo xil saaray aysan shaqadii loo igmaday qabaneyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Inaan isku filnaano oo aan wax dhoofino aan ku fakarno”Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga”

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Inaan isku filnaano oo aan wax dhoofino aan ku fakarno”Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed.

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Marwalba oo amnigu soo hagaago waxaa kor u kaca dhaqaalaha dalka.”Wasiir Cabdirisaaq “

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Marwalba oo amnigu soo hagaago waxaa kor u kaca dhaqaalaha dalka.”Wasiir Cabdirisaaq ”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Ra’isul Wasaare Xamsa” AS Waa iska Xureeyneyna Badane Maalgashi ayaan ku Sameeyneyna.”

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Ra’isul Wasaare Xamsa” AS Waa iska Xureeyneyna Badane Maalgashi ayaan ku Sameeyneyna.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN</h2

Muqdisho oo Ka furmay shirka Madasha Dhaqaalaha Qaranka

0

Isniin 14-10-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo socon doona labo maalmood ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasadaha lagu taageerayo kobaca dhaqaale ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay in la xoojiyo iskaashiga dowladda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, si loo abuuro shaqo iyo maalgashi waara. Wuxuu sidoo kale sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay in la horumariyo kaabayaasha dhaqaalaha, loona abuuro dhallinyarada fursado shaqo, si loo yareeyo saboolnimada.

Shirkan wuxuu fursad siinayaa hoggaamiyeyaasha dhaqaalaha iyo ganacsatada, si ay uga wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga caalamiga ah, iyadoo lagu dardargelinayo maalgashi iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Muxuu Yahay Shirka ay dowladda Soomaaliya guddoomineyso oo ka furmay Qatar?

0

Isniin 14-10-2024 {HMC} Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Soomaaliya, ahna guddoomiyaha shirweynaha 70-aad ee Hey’adda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar ka furay kulanwaynaha 71-aada ee (RC71).

Shirweynahan ka furmay magaalada Doha, ayaa sannadkaan diiradda lagu saarayaa arrimo dhowr ah ay kamid yihiin horumarinta Caafimaadka dalalka ku mideysan WHO/EMRO, iyadoo Soomaaliya ay ka tahay xubin firfircoon.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Adam ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay dadaalada ay dowlada Soomaaliya ugu Jirto horumarinta caafimaadka iyo caqabadaha ka jira meelo kala duwan.

Wasiirka ayaana madaxda gobolka ku baraarujiyay in gurmad caafimaad oo deg deg ah la gaarsiiyo dalalka ay shaqaaqooyinku ka jiraan oo ay ka mid yihiin Sudan, Lebanon, Gaza iyo Yemen, dalalkaasi ay ka jiraan colaado iyo xaalado kale oo adag.

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {14-10-2024}

Isniin 14-10-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Shugri Baryare Maxamuud

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaar dhaqameed cajiib ah

0

Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Ciyaar dhaqameed cajiib ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA