Isniin 14-Oct-2024 {HMC} XASUUS:- musiibadii 14-kii October, 7-sano ka hor ka dhacday Isgoyska Soobe,
{DAAWO MUUQAALKA} Kulanka xildhibaannada Oo lagu dhaariyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Kulanka xildhibaannada Oo lagu dhaariyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Maxey Tahay Sababta loo Kala Diray Golihii deegaanka Degmada Xudur?
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Xaaji Xasan, ayaa kala diray guddoonka iyo golaha deegaanka ee degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, kadib markii lagu eedeeyay shaqo xumo iyo wadashaqeyn la’aan dhaxdooda ah.
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed, ayuu ku sheegay sababaha shaqada looga joojiyay guddoonka iyo golaha deegaanka Degmada Xudur ay tahay khilaaf iyo wada shaqeyn xumo dhaxdooda ah, taas oo curyaamisay howlihii maamulka iyo adeegga bulshada.
Wasiirka ayaana si KMG ah u magacaabay guddi fuliya siina qabta xilalkii iyo shaqadii golaha deegaanka degmada Xudur, waxa uuna xusay wasiirka in muddo saddex bilood gudahood lagu soo dhisi doono golle deegaan cusub oo yeelato xarunta gobolka Bakool ee Xudur.

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN:-Dagaal Culus oo ka dhacay Degmada luuq
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} FAAH FAAHIN:-Dagaal Culus oo ka dhacay Degmada luuq
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay Wasiir Cadaala Ee Gobolka Ohio.
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay Wasiir Cadaala Ee Gobolka Ohio.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Iran oo hawada sare u dirtay labo dayax kacmeed
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Iran oo hawada sare u dirtay labo dayax kacmeed
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Xusuusta musiibadii 14-kii October, 7-sano ka hor ka dhacday Isgoyska Soobe
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Xusuusta musiibadii 14-kii October, 7-sano ka hor ka dhacday Isgoyska Soobe
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka deegaanka iyo AS oo ku wada dagaalamay Gobalka Hiiraan.
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Ciidanka deegaanka iyo AS oo ku wada dagaalamay Gobalka Hiiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Buug uu qoray Cabdifitaax ayuu kaga hadlay Burburkii iyo Dagaaladii Dalka ka dhacay
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Buug uu qoray Cabdifitaax ayuu kaga hadlay Burburkii iyo Dagaaladii Dalka ka dhacay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Tababar ku saabsan isku Xerka bulshada oo lagu soo gabagabrryey Degmada Xudur
Isniin 14-Oct-2024 {HMC} Tababar ku saabsan isku Xerka bulshada oo lagu soo gabagabrryey Degmada Xudur



