Home Blog Page 1801

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13-10-2024}

Axad 13-10-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali & Abdi najiib

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Garoonka Diyaardaha Dagmadda Hobyo oo dayac tir lagu sameyay.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Garoonka Diyaardaha Dagmadda Hobyo oo dayac tir lagu sameyay.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka Puntland oo war kasoo saaray kalumaysiga sharci darada ah ee xeebaha deeganada Maamulkaasi.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Maamulka Puntland oo war kasoo saaray kalumaysiga sharci darada ah ee xeebaha deeganada Maamulkaasi.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta  Hiiraanweyn.

Waxaa soo jeedinayo: Tawakal

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka Wada Hadleyn Madaxweynaha Jubbland iyo James Swan?

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Maxay ka Wada Hadleyn Madaxweynaha Jubbland iyo James Swan?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Salah Jaamac oo ka jawaabay xil ka qaadistii lagu sameeyay ee Aqalka sare.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Salah Jaamac oo ka jawaabay xil ka qaadistii lagu sameeyay ee Aqalka sare.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Maamulka Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} RW Xamse oo dhagax dhigay Dib u dhiska Tuulada Ciyaaraha

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho, ayaa sheegay in dhismaha mashruucan uu qeyb ka yahay dadaallada Xukuumadda DanQaran ee horumarinta isboortiga iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.

Qeybaha dib-u-dhiska lagu sameynayo ee maanta la dhagax-dhigay oo ka kooban, dayactirka garoonka kubadda cagta, iyo dib-u-dhiska qqeybaha koleyga, dabaasha, orodka iyo qeybo kale, ayaa waxaa maalgashanaya shirkad ay leeyihiin dhallinyaro Soomaaliyeed.

Ra’isul Wasaaraha, ayaa xusay in dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ay qeyb weyn ka qaadan doonto horumarka dalka iyo bilicda caasimadda, isla markaana ay xoojinayso shaqo abuurka dhallinyarada, dhaqaalaha iyo dalxiiska, isaga oo uga mahadceliyey Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha dadaalkeeda la xiriira horumarinta isboortiga dalka.

Tartankii Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee sanadkan ka dhacay garoonka, ayaa muujiyay xiisaha bulshada u qabaan isboortiga, taas oo dowladda ku dhiirigelisay in la dhammeystiro qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay garoonka, si loo soo celiyo qeybihii kale ee ka maqnaa tartanka, tani oo fursad siinaysa dhallinyarada leh xirfadaha kala duwan ee cayaaraha.

{DAAWO MUQAALKA} Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xiisaha iyo xamaasadda ay shacabku u qabaan ciyaaraha ayaan go’aansanay….

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Xiisaha iyo xamaasadda ay shacabku u qabaan ciyaaraha ayaan go’aansanay….

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA