Home Blog Page 1802

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Maamulka Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} RW Xamse oo dhagax dhigay Dib u dhiska Tuulada Ciyaaraha

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho, ayaa sheegay in dhismaha mashruucan uu qeyb ka yahay dadaallada Xukuumadda DanQaran ee horumarinta isboortiga iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.

Qeybaha dib-u-dhiska lagu sameynayo ee maanta la dhagax-dhigay oo ka kooban, dayactirka garoonka kubadda cagta, iyo dib-u-dhiska qqeybaha koleyga, dabaasha, orodka iyo qeybo kale, ayaa waxaa maalgashanaya shirkad ay leeyihiin dhallinyaro Soomaaliyeed.

Ra’isul Wasaaraha, ayaa xusay in dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ay qeyb weyn ka qaadan doonto horumarka dalka iyo bilicda caasimadda, isla markaana ay xoojinayso shaqo abuurka dhallinyarada, dhaqaalaha iyo dalxiiska, isaga oo uga mahadceliyey Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha dadaalkeeda la xiriira horumarinta isboortiga dalka.

Tartankii Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee sanadkan ka dhacay garoonka, ayaa muujiyay xiisaha bulshada u qabaan isboortiga, taas oo dowladda ku dhiirigelisay in la dhammeystiro qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay garoonka, si loo soo celiyo qeybihii kale ee ka maqnaa tartanka, tani oo fursad siinaysa dhallinyarada leh xirfadaha kala duwan ee cayaaraha.

{DAAWO MUQAALKA} Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Maareeyaha Garoonka Muqdisho oo ka hadlay hakinta duulimaadyada Kenya Airways

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xiisaha iyo xamaasadda ay shacabku u qabaan ciyaaraha ayaan go’aansanay….

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Xiisaha iyo xamaasadda ay shacabku u qabaan ciyaaraha ayaan go’aansanay….

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Madaale tareenka horumarka somaliya waa dhaqaaqay ee yaa lagaa tagin.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Gudoomiye Madaale tareenka horumarka somaliya waa dhaqaaqay ee yaa lagaa tagin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Dhawaan waxaa la dhisi doonaa 9 Garoon.”Wasiirka Ciyaaraha XFS

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} “Dhawaan waxaa la dhisi doonaa 9 Garoon.”Wasiirka Ciyaaraha XFS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Maxaay Ka Wada Hadleen Axmed Madoowe iyo James Swan?

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xgoordhaw kulan xasaasi ah oo albaabada u xirnaayeen la qaatay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, oo saakay safar ku tagay magaalada Kismaayo.

Sida aan xogta ku helnay kulanka dhax maray Axmed Madoobe iyo Swan, ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan shirkii Golaha Watashiga Qaran uu kasoo baxay Axmed Madoobe iyo arrimaha keenay khilaafka.

Madaxweynaha Jubbaland , ayaa wararku sheegayaan in uu la wadaagay Ergayga Qaramada Midoobay ka socday waxyaabaha keenay in uu isaga soo baxo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxa uu sidoo kale la wadaagay in maamulkiisa diyaar u yahay in dalka doorasho ka dhacdo.

Axmed Madoobe, ayaana lagu caadinayaa sidii uu mar kale ugu laaban lahaa magaalada Muqdisho, si go;aanno looga soo saaro shirka Golaha Wadatashiga Qaran, hasa ahaatee Madaxweynaha Jubbaland ayaa diidan in muddo kordhin loo sameeyo maamulada iyo doorashada qof iyo cod.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbaland.

0

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Dagaalo ka dhan AS oo mar kalle looga dhawaaqay Gobalka Hiiraan.

Axad 13-Oct-2024 {HMC} Dagaalo ka dhan AS oo mar kalle looga dhawaaqay Gobalka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Protesters rally against proposed nuclear plant near forest reserve, tourist hub in Kenya

0

Sunday 13 Oct 2024 {HMC} Dozens rallied against a proposal to build Kenya’s first nuclear power plant in one of the country’s top coastal tourist hubs which also houses a forest on the tentative list of the UNESCO World Heritage site.

Kilifi County is renowned for its pristine sandy beaches where hotels and beach bars line the 165-mile-long coast and visitors boat and snorkel around coral reefs or bird watch in Arabuko Sokoke Forest Reserve, a significant natural habitat for the conservation of rare and endangered species, according to the United Nations organization.

The project, proposed last year, is set to be built in the town of Kilifi — about 522 kilometers (324 miles) southeast of the capital, Nairobi. Many residents have openly opposed the proposal, worried about what they say are the negative effects of the project on people and the environment, leading to a string of protesters which at times turned violent.

Muslim for Human Rights (MUHURI) led the march Friday in Kilifi to the county governor’s office where they handed him a petition opposing the construction of the plant.

Some chanted anti-nuclear slogans while others carried placards with “Sitaki nuclear,” Swahili for “I don’t want nuclear.”

The construction of the 1,000MW nuclear plant is set to begin in 2027 and be operational by 2034, with a cost of 500 billion Kenyan shillings ($3.8 billion).

Francis Auma, a MUHURI activist, told the Associated Press that the negative effects of the nuclear plant outweigh its benefits.

“We say that this project has a lot of negative effects; there will be malformed children born out of this place, fish will die, and our forest Arabuko Sokoke, known to harbor the birds from abroad, will be lost,” Auma said during Friday’s protests.

Juma Sulubu, a resident who was beaten by the police during a previous demonstration, attended Friday’s march and said: “Even if you kill us, just kill us, but we do not want a nuclear power plant in our Uyombo community.”

Timothy Nyawa, a fisherman, participated in the rally out of fear that a nuclear power plant would kill fish and, in turn, his source of income. “If they set up a nuclear plant here, the fish breeding sites will all be destroyed.”

Phyllis Omido, the executive director at the Center for Justice Governance and Environmental Action, who also attended the march, said Kenya’s eastern coastal towns depended on eco-tourism as the main source of income and a nuclear plant would threaten their livelihoods.

“We host the only East African coastal forest, we host the Watamu marine park, we host the largest mangrove plantation in Kenya. We do not want nuclear (energy) to mess up our ecosystem,” she said.

Her center filed a petition in Nov. 2023 in parliament calling for an inquiry and claiming that locals had limited information on the proposed plant and the criteria for selecting preferred sites. It also raised concerns over the risks to health, the environment and tourism in the event of a nuclear spill, saying the country was undertaking a “high-risk venture” without proper legal and disaster response measures in place. The petition also expressed unease over security and the handling of radioactive waste in a country prone to floods and drought.

The Senate suspended the inquiry until a lawsuit two lawyers filed in July seeking to stop the plant’s construction, claiming public participation meetings were rushed and urging the Nuclear Power and Energy Agency (Nupea) not to start the project, was heard.

Nupea said construction would not begin for years and environmental laws were under consideration, adding that adequate public participation was carried out.

The nuclear agency also published an impact assessment report last year that recommended policies be put in place to ensure environmental protections, including detailed plans for the handling of radioactive waste, measures to mitigate environmental harm, such as setting up a nuclear unit in the national environment management authority, and emergency response teams.

SOURCE VOA