Home Blog Page 1822

SSC-Khaatumo oo dagaal cusub ah ka bilowday Gobolka togdheer.

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Ciidamada ammaanka ee maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa dagaal nooc cusub ka bilaabay deegaano hoostaga magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, halkaas oo ay isku fidiyeen ciidamada ammaanku.

SSC ayaa sheegtay in halkaas ay ka fulisay howlgal lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya, waxayna ciidamadu bartilmaameedsadeen xarumo ku yaalla halkaasi.

Taliyaha Ciidanka sida gaarka ah ugu qaabilsan la dagaalanka ‘anshax xumada iyo maandooriyaha’ ayaa warbaahinta u sheegay inay cagta mariyeen goobo gaar ah oo lagu iibiyo waxyaabaha maanka-dooriya, kadib xog ay ka heleen shacabka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay soo xirxireen shaqsiyaad ku eedeysan inay ka ganacsanayeen maan-dooriyaha, kuwaas oo uu tilmaamay in la horgeyn doono sharciga.

Waxaa kale oo uu taliyuhu intaasi kusii daray in dagaalkooda uu sii socon doonno ilaa inta laga soo afjarayo guud ahaan kooxaha ka ganacsada waxyaabaha maanka-dooriya.

Maalmihii u dambeeyay ciidamada deegaanka ee SSC-Khaatumo ayaa howlgallo ka waday deegaanada maamulkaasi si loo xaqiijiyo amniga, loogana hortago wax kasta oo halis ku ah.

Si kastaba, Khaatumo ayaa haatan wadda dadaallo dheeraad ah oo lagu hormarinayo deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaas oo horay dagaal culus ula galay Somaliland.

Wararki ugu danbeeyay ee duqeynta Iran ay la beegsatay Isra’il

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Kaddib marki ay ilaa 180 gantaal xalay ku ridday Isra’il, ayay Iran aroornimadi hore ee Arbacada maanta sheegtay in ay soo gaba gabeysay weerarkaasi dhinaca cirka ee ay ku qaadday Isra’il.

Holaca ka baxaya madaafiicda laga soo riday Iran ayaa ifiyay hawada guud ahaan Isra’il, iyada oo la maqlayay seeriga digniinta madaafiicda, halka dadka rayidka ah ay u kala ordayeen guryaha looga gabbado madaafiicda culus.

Isra’il iyo Mareykanka ayaa labaduba wacad ku maray in Iran ay ka shallay doonto duqeymihi ay xalay ku bartilmaameedsatay Iran. Ilaa iyo hadda lama soo warin khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ay gantaallaha Iran ka geysteen gudaha Isra’il.

Millatariga Isra’il ayaa sheegay in ay ka hor tageen inta badan madaafiica. Iran ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay qaar ka mid ah saldhigyada millatari ee Isra’il.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonnaa.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay, in hoggaamiyeyaasha Iran ay sameeyeen “qalad weyn” markii ay weerar ballaaran oo gantaala ah ay ku qaadeen dalkiisa Talaadadii shalay, isagoo ku goodiyay inay ka shalayn doonaan.

45 muhaajiriin ah oo ku qarraqmay xeebaha Jabuti

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} 45 qof oo tahriibayaal ahaa ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen xeebaha Jabuti, kaddib marki laba doon oo ay la socdeen ay ku quuseen biyaha Badda Cas ee Bariga Africa, sidaasi waxaa sheegtay Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay.

Laanta IOM waxay sheegtay, in doonyaha qarraqmay oo kasoo shiraacday xebaha Yemen ay la socdeen ilaa 310 qof, isla markaana ilaa iyo hadda la badbaadiyay kaliya 32 ka mid ah muhaajiriinta.

Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa intaasi ku dartay in ay hadda ay socdaan howlgallo gurmad ah oo ay wadaan adeegga gurmadka deg degga ah ee Dowladda Jabuti, kuwaas oo lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka la la’yahay.

Wali lama shaacin heybta dadka muhaajiriinta ah ee ku dhintay xeebaha Jabuti.

{DAAWO MUUQAALKA} Kuwa Magaca qabiilka dadka ugu dhibaateeyo Nairobia waa in aan iska qabanaa.

0

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Kulan looga hadlayay xoojinta Nabadgelyada iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed ee Xaafada islii ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Dowladda Iiraan dagaal toos ah ma lagali kartaa Israa’iil?

0

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa si cad ugu digay Israa’iil – waa inay joojisaa weerarrada Qasa haddii kalena ay qaadi doonaan tallaabo.

Saacado gudahood kaddib, Iiraan ayaa beddeshay mowqifkeedii, iyadoo sheegtay inaysan soo faragelin doonin dagaalka Israaiil iyo Xamaas ilaa uu saameyn ku yeesho danaha Iiraan iyo muwaadiniinteeda.

Si kastaba, dagaalkan labada dhinac ah, ayay Iiraan markii ugu horreysayba sheegtay taageeradeeda ay u heyso kooxdan militari ee Xamaas iyo Falastiiniyiinta. Waxay sidoo kale uga digtay Israa’iil inay wajihi doonto cawaaqib-xumo.

Ku xigeenka taliyaha ciidamada Iiraan, ayaa ugu hanjabay Israa’iil in weerar gantaallo ah lagu qaadi doono magaalada Xayfa ee Israa’iil.

Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay in weerarrada Israa’iil ee Qasa ay sii socon doonaan, qofna uusan awoodin inuu joojiyo Muslimiinta, sida lagu sheegay war lagu daabacay Telefishinka Iran Press.

Su’aasha ayaa haatan ah in Iiraan, oo mar walba hanjabaado iyo digniinno usoo jeedisa Israa’iil, ay dhab ahaantii awood u leedahay inay la dagaasho Israa’iil.

Professor Ashwini Mahabatra, oo ka faallooda arrimaha Aasiyada Galbeed waxna ka dhiga Jaamacadda Jawaharlal Nehru ee Delhi ayaa qaba:

“Iiraan ayaa horumarisay teknoljiyaddooda in ka badan sidii hore. Waxay heystaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallada riddada dheer. Inkastoo Israa’iil ay iska caabbin karto, waxayse ka door bideysaa inay ka fogaato dagaal ay la gasho Iiraan.”

Israa’iil ayaa sidoo kale heysata hub. Waxaa sidoo kale taageera Mareykanka. Mar walba oo uu dagaal dhaco, Mareykanka ayaa taageera Israa’iil. Marka tan, uma maleynayo in Iiraan ay dooneyso inay dagaal toos ah la gasho Israa’iil ,” ayuu yiri.

Professor Pramanand Mirasra, oo wax ka dhiga Jaamacadda Islaamiga ee Jamia Millia ayaa qaba isla dood taas la mid ah: “Iiraan gebi ahaanba kuma lug yeelan doonto dagaal toos ah oo Israa’iil ay la gasho sababtoo ah Israa’iil waxaa taageera Mareykanka. Sidaa darteed, ma awooddo inay isku xilli la dagaasho labo dal. ”

Waxaa intaa dheer, marka la eego dabiiciyadda siyaasadeed ee deegaanka ee Iiraan, ma oggolaaneyso inuu dalkaasi galo dagaal toos ah.

XIGASHO BBC

{DAAWO MUQAALKA} Iraan oo Weerar Culus ku qaaday Israiil iyo Israiil oo Baaq deg deg ah u Dirtay Caalamka.

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Iran ayaa weerar culus oo gantaallo ku qaaday Israel caawa, sida ay sheegeen militariga Israel iyo warbaahinta dowladda Iran, ayada oo xiisadda Bariga Dhexe ay ka sii dartay.

“Waqti yar ka hor, gantaallo laga soo riday Iran ayaa lagu soo weeraray Israel,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saareen militariga Israel. Waxaa la maqlayey dhawaqa digniinta, ayada oo weriyeyaal ka tirsan AFP ay soo weriyeen qaraxyo laga maqlay magaalada Jerusalem.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Talyaaniga.

0

Arbaco 2 Oct 2024 {HMC} Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario Daccò Coppi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni ee labada dal, iyada oo ay qeyb ka tahay ladagaallanka argagixisada, kordhinta tababarada iyo taageerada Dowladda Talyaaniga ay siiso Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Sidoo kale, waxaa laga hadlay doorka Dowladda Talyaaniga ee ku aaddan horumarinta howlaha booliska iyo xaqiijinta nabadgelyada gudaha Soomaaliya.

 

Twenty children dead after Thailand school bus fire.

0

Wednesday 2, Oct 2023 {HMC} The bodies of 20 children and three teachers have been recovered after a bus transporting school pupils crashed and caught fire outside Bangkok.

The bus was returning to the Thai capital after a school trip to the north of the country.

Videos from the scene showed flames engulfing the bus as it burned under an overpass, with huge clouds of dense black smoke billowing into the sky.

The driver handed himself in to police 100km (61 miles) north of Bangkok, according to local media.

Footage taken shortly after the fatal crash showed the driver attempting to extinguish the fire but he reportedly fled the scene.

Witnesses say the bus crashed into the concrete barrier dividing the highway just north of Bangkok, after a front tyre burst.

The bus was quickly consumed by an intense fire, and many on board were unable to get out. The cause of the fire is still unknown.

Nineteen children and three teachers are reported to have survived, sixteen of whom are being treated in hospital for their injuries.

 

Transport Minister Suriyahe Juangroongruangkit said the bus was powered by “extremely risky” compressed natural gas.

“This is a very tragic incident,” Mr Suriyahe told reporters at the scene.

“The ministry must find a measure… if possible, for passenger vehicles like this to be banned from using this type of fuel because it’s extremely risky.”

Piyalak Thinkaew, who was leading the search, said it was hard to identify the bodies because they were so badly burnt.

“Some of the bodies we found were very, very small,” he told reporters at the scene, adding that the fire started at the front of the bus.

“The kids’ instinct was to escape to the back so the bodies were there,” he said.

Forensic police said of the 23 bodies found, eleven were male, seven female and a further five were unidentifiable.

The ages of the children on board remains unclear, but the school caters for pupils between three and 15 years old.

Thailand has one of the worst road safety records in the world, with unsafe vehicles and poor driving contributing to roughly 20,000 fatalities a year.

Thailand’s Deputy Prime Minister, Anutin Charnvirakul, said an investigation was underway. “We have to investigate the trace of driving from the tire marks, the burning trace, and CCTV footage,” he said.

SOURCE BBC

US says helped Israel thwart Iranian attack, reasserts ‘ironclad’ support.

0

Tuesday 1 Oct 2023 {HMC} The United States has said it helped Israel thwart an Iranian ballistic missile attack, with a senior White House official telling reporters that the US military “coordinated closely” with its Israeli counterparts to shoot down the projectiles.

US National Security Advisor Jake Sullivan said on Tuesday that “US naval destroyers joined Israeli air defence units in firing interceptors to shoot down in-bound missiles”.

“In short, based on what we know at this point, this attack appears to have been defeated and ineffective,” Sullivan said during a news briefing at the White House.

“This was first and foremost the result of the professionalism of the [Israeli military]. But in no small part because of the skilled work of the US military and meticulous joint planning in anticipation of the attack.”

Asked what Washington’s view was on possible Israeli retaliation, Sullivan said discussions were continuing between top US and Israeli military and political leaders. “We want to have some deep consultations with the Israelis,” he said.

Sullivan added later: “We are proud of the actions that we’ve taken alongside Israel to protect and defend Israel. We have made clear that there will be consequences — severe consequences — for this attack, and we will work with Israel to make that the case.”

Analysts have been warning for months that the failure of US President Joe Biden’s administration to pressure Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu’s government to agree to a ceasefire in the Gaza Strip would push the Middle East into a regional war.

“A regional war becomes inevitable when the United States continues to fund and aid Netanyahu and all of his war crimes, his genocide, his attacks on all of his neighbours,” said Raed Jarrar, advocacy director at DAWN, a think tank in Washington, DC.

“This will not stop without the United States putting its foot down and saying, ‘We will not send more weapons to Israel. We will not fund and aid Israeli crimes,’” Jarrar told Al Jazeera.

Iran’s Islamic Revolutionary Guard Corps said it fired missiles at Israel on Tuesday evening in retaliation for the killings of people in Gaza and Lebanon, as well as the recent assassinations of Hamas, Hezbollah and IRGC leaders.

The firings came just hours after the Israeli army said it had launched “limited” ground incursions into southern Lebanon. Hezbollah denied that Israeli forces had entered Lebanese territory.

The Israeli military, which has been trading fire with Hezbollah across the Israel-Lebanon border for months, recently escalated its assault on the country. Israeli strikes on the southern suburbs of Beirut and other areas have killed and injured thousands of people over the past weeks.

Amid the surge in attacks and regional tensions, the Biden administration has repeatedly said it favours diplomacy and wants to see a de-escalation.

But critics have noted that the US government continues to offer Israel unwavering military and diplomatic support.

Washington provides Israel with at least $3.8bn in military aid annually, and Biden has greenlit $14bn in additional assistance to the US ally since the Gaza war began in October of last year.

In his first comments on the Iranian attack, Biden told reporters that his administration was in “active discussion” with Israel on its response.

“The attack appears to have been defeated and ineffective,” the US president said, adding that “the United States is fully, fully, fully supportive of Israel”.

Earlier on Tuesday, the White House said that Biden had “directed the US military to aid Israel’s defense against Iranian attacks and shoot down missiles that are targeting Israel”.

The Pentagon also said in a statement that Secretary of Defense Lloyd Austin and his Israeli counterpart Yoav Gallant had discussed “the severe consequences for Iran in the event Iran chooses to launch a direct military attack against Israel”.

The statement did not elaborate on what those consequences would be.

A spokesman for the US State Department said on Tuesday afternoon that the Biden administration’s support for Israel’s security remains “ironclad”.

“We will continue to stand with the people of Israel at this critical moment,” Matthew Miller told reporters.

But according to Jarrar, the analyst at DAWN, the Biden administration’s “blank cheque” policy to Israel is what led to the current escalation. “The Biden administration is dysfunctional and there is no one behind the wheel. There is no leadership whatsoever,” he said.

“This administration is completely absent. They give Israel 100 percent of what they want, from weapons and money, and they can exercise 0 percent pressure on Israel.

Netanyahu gets all that he wants, but he doesn’t have to pay a price for anything.

“What we’ve seen today is a result of this failed US leadership in the Middle East and North Africa. The region has officially entered a full-scale regional war.”

Khalil Jahshan, executive director of the Arab Center Washington DC, also said the Biden administration’s unconditional support for Netanyahu’s government was taking the entire region to “the unknown”.

 

In the year since the Gaza war began, Jahshan told Al Jazeera that the US has shown “total blind support” for not only Israeli policies, but “for Israeli excesses”, as well.

 

“This is the result of a one-sided policy that refused to accept any element of rationality from the beginning of this conflict,” he said.

Source: Al Jazeera

Nigeria president pleads for ‘patience’ amid tough economy

0

Tuesday 1 Oct 2023 {HMC} Iran has launched a missile attack on Israel – the Israeli military says around 180 missiles were fired, most of which were intercepted

No serious injuries have been reported so far and Israeli authorities say civilians can leave bomb shelters. Israeli military spokesperson Daniel Hagari says “this attack will have consequences”

Israeli troops have invaded Lebanon, in what the Israeli military calls a “limited, localised and targeted” ground operation against Hezbollah

On Tuesday morning, an Israeli security official told the BBC there had been “no clashes” yet – but a military spokesman later told people in around 25 Lebanese villages to evacuate

The UN and EU have reiterated calls for a ceasefire, with the UN Security Council due to meet tomorrow