Home Blog Page 1826

Madaxwayne Xasan Sheekh oo bixiyey wareysi uu kaga hadlay qorshaha Masar ee soomalia.

Talaado 01-Oct- 2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi dheer siiyey Telefishinka Aljazeera, isagoo si qota dheer uga hadlay xiisadda Soomaaliya kala dhaxeysa Itoobiya, damaca Itoobiyaanka uga jira badda Soomaaliya iyo mowqifka Soomaalida, hubka ay Itoobiya soo gelineyso gudaha Soomaaliya iyo heshiiska difaaca ee Masar, waxaana soo tartumnay khudbadda qeybtii uu Madaxweynuhu kaga hadlay xiisadda iyo qalaalaasaha ay Itoobiya ka abuureyso Gobolka.

Hoos ka akhriso:-

Mawqifkeenu aad buu u cad yahay, Waxaan door bidnaa in xal nabadeed lagu gaaro wadahadal, waxa la isku dayay kaliya saddex jeer wadahadalada ilaa iyo hadda, Mid ka mid ah wuxuu ku dhacay Nairobi, Kenya, laba jeerna waxaa lagu kulmay Turkiga.

Mawqifkeenu mar kasta waa cadyahay, wuxuu ahaa mid had iyo jeer joogto ah. Waxaan u sheegnay Itoobiya inay soo maraan jidka saxda ah, iyadoo la raacaysa xeerar iyo qawaaniin caalamiga ah oo la isku raacsan yahay ee jira.

Abiy Axmed waxaan rabay in aan ku idhaahdo waxaa jira 16 wadan oo Afrikaan ah oo aan bad lahayn, dhamaantoodna waxay haystaan dekado ay isticmaalaan.

Laakiin Dhibaatada Itoobiya ma aha marinka badda oo ay isticmaasho, Itoobiya waxay rabtay inay dhul Soomaaliyeed qabsato, dhulkeedana ku darsato, sababtoo ah Itoobiya waxay isticmaali kartaa badda Jabuuti, Waxay isticmaali kartaa Kenya, marka ujeedadeedu maaha inay bad isticmaalaan ee ujeedkoodu waa in ay dhul goostaan oo ay ka qaataan Soomaaliya.

Waxa kale oo ay ku riyoonayaan in ay Saldhig Ciidan ka samaystaan ​​Badda Cas, Gacanka Cadmeed, si ay awood ugu yeeshaan Badda Cas, taas oo aan dhici Karin oo marna aan dhici doonin, marka intaas farqiga inoo dhaxeeya.

Maya, Maya, arrintu sidaas maaha, nuxurka iyo MOU-ga ay Itoobiya la saxiixatay Somaliland, wuxuu ku salaysan yahay laba arrin, mid waxay ku andacoonayaan inay rabaan bad ay isticmaalaan, midna waxay doonayaan inay ka samaysaytaan saldhig ciidan oo Itoobiya ku xiran, taasna ma dhici doonto.

MOU-gaan wuxuu xadgud ku yahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, sidoo kale tani waxay xad gudub ku tahay sharciga caalamiga ah, Axdiga Qaramada Midoobay, Axdiga Midowga Afrika, Axdiga IGAD, iyo Axdiga Jaamacadda Carabta.

Sidaas darteed, Itoobiya waxay u dhaqmeen si ka baxsan sharciga caalamiga ah, hadana waxay ku adkaysanayaan in xalku noqdo sida ay rabaan, iyagoo aan u jeedin sharciga caalamiga ah.

Itoobiya ma siin karto ictiraaf dhulka Soomaaliyeed, sababtoo ah aqoonsiga caalamiga ah wuxuu ku yimaadaa hay’ado iyo sharciyo.

Dhibaatada Somaliland, waa dhibaato Soomaaliyeed, hadaan is raacno, hadaan is khilaafno iyo hadaan kala tagno, waxaas oo dhami waa go’aankeena, waa u madax-bannaanahay, waa go’aan Soomaaliyeed, ma go’aamin karto Itoobiya.

Arrintan gooni isutaaga waxay soo socotay 30-kii sano ee u danbeeyay, Midowga Afrika waligiis ma aqoonsan, IGAD waligeed ma aqoonsan, iska daa Qaramada Midoobay, Itoobiya ma laha saldhig sharci ah oo ay ku aqoonsan karto qayb ka mid ah waddankeena.

Talaabada Itoobiya kaliya waxay furi doontaa bog kale oo ah colaadaha gobalka, Itoobiya waxay khatar ku tahay xasiloonida iyo nabadda gobolkan, waxay ku andacoodeen inay ilaalinayeen xasiloonida gobolka, laakiin taasi run maaha, waxay khatar ku yihiin xasiloonida gobolka maanta.

Dhibaatada Itoobiya kaliya ma ahan, MOU-ga been abuurka ah ee sharci darada ah oo Somaliland ay la gashay, laakiin Itoobiya waxay faragelin badan ku haysaa Soomaaliya.

Itoobiya waxay hub badan soo galisay gudaha Soomaaliya, waxayna hubaysay kooxaha, hoggaamiyeyaasha qabaa’ilka iyo maleeshiyada ee ku sugan xuduudka Soomaaliya, taasina waa mid cad oo meel walba waa laga heli karaa, imisa hub ah oo Itoobiya u soo dirtay Soomaaliya, si sharci darro ah.

Dhanka Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada gobolka Gedo, Itoobiya waxay ku soo xad gudubtay deegaannada qaar, iyadoo ku andacoonaysa Masar ayaa imanaysa.

Ma jiro Saldhig sharci ama sharci caalami ah uu u oglaanayo Itoobiya waxay samaynayso, Itoobiya waxay jebisay dhammaan xeerarka u yaalla Soomaaliya iyo kuwa adduunka, waxay dalkan ku joogaan laba hab, mid waa waajibaadka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay iyo aqbalaada dowladda Soomaaliya, midka kale wuxuu ahaa heshiis laba geesood ah oo dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya.

Cadaawadda Soomaaliya iyo Itoobiya waa boqolaal jir, laakiin taasi waa la soo afjaray dhawaanahaan, waxaan bilownay inaan albaabada u furno walaaltinimo cusub iyo deris wanaag cusub oo dhex mara labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Nasiib darro, Itoobiya waxay ku xad gudubtay kalsoonida heerkaas ee labadeena dal. Hadda waxay dib ugu celiyeen dhibaatadeennii qarniyadii hore, waxayna xoqeen boogihii hore, waxay dhiigeeyeen nabarradii hore ee colaadda labadeena dal, kuwaas oo qarniyo soo jiray.

Waxaan rajaynaynaa in ay maskaxdooda soo laaban doonto oo aan dhibaatadan ku xallin doono qaab nabadeed.

Maya, maya, maya, taasi run maaha, Soomaaliya waa dal madax-bannaan, haddii ay Masar ka qayb qaadanayso ciidamada nabad ilaalinta, taasi waa go’aan u yaala Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

Haddii Masar ay rabto inay qayb ka noqoto howlgalka, haddii Soomaaliya iyo Masar ay ku heshiiyaan laba geesood in Masaaridu ay yimaadaan Soomaaliya, taasi waa go’aan madax-banaan oo u gaar ah Soomaaliya.

Masaarida iyo Soomaalida, waa laba dowladood oo madax-banaan, iyaga ayaana go’aan ka gaari kara waxa ay samaynayaan.

Laakiin waxa aan rabno oo ujeedka ah waa in Soomaaliya aysan rabin dhibaato. Itoobiya ayaa dhibka abuureysa, ha xalliyaan dhibaatada qaybtooda, maaha in ay ka hadlaan in ay ka taliyaan waxa ay Soomaaliya go’aan ka gaari karto.

Xalku waa in ay fahmaan in aanay samayn karin waxa ay doonayaan, mana yeeli doonaan, Adduunka maanta ma aha duni qarniyo ka hor, Waxaan joognaa adduun casri ah, Soomaaliya waxay haysataa fursado badan oo ay wax kaga qaban karto caqabadaha jira, sidaas oo ay tahay, waxaan aad ugu rajo weynahay geeddi-socodka Turkiga in uu xal keeno.

Haddii aan xal loo keenin arrintaan, dhammaan fursadaha ayaa miiska u saaran Soomaaliya, haddii ay Masar tahay iyo hadday tahay dal kaleba, Soomaaliya waxay raadinaysaa hab kasta oo ay kaga hortagi karto oo ay dib ugu dhigi karto halista Itoobiya ee qaranimadeenna.

Masar waxay taageertaa Soomaaliya, Waxay tababarayaan ciidamadeenna amniga, Waxay na siinayaan oo ay nagu taageerayaan agabka, qalabka iyo qayabaha amniga.

Heshiis difaac ah ayaanu Masar la galnay, laakiin waxaanu leenahay heshiis difaac oo la mid ah oo aanu la galnay Itoobiya 10-kii sannadood ee u dambeeyay, heshiisyada difaaca mar walba waa hab-maamuus difaaca waa qaab-dhismeed, laakiin waxaa jira hab-maamuusyo gaar ah oo ay tahay in la raaco.

Masar iyo Soomaaliya waxay xaq u leeyihiin inay ku heshiiyaan hab-maamuus gaar ah oo ku saabsan xiriirkayaga iyo axdigeena fulinta heshiiskii difaaca ee aan la galnay.

Masar taageero ayaan ka dalbanay, Itoobiya laba sano ka hor sidoo kale taageero ayaan ka dalbanay, waxaan taageero ka codsanay Kenya, Jabuuti, Mareykanka, Sacuudiga, Midowga Yurub, dhinac walbana waa uu taageerayaa Soomaaliya, sababtoo ah Soomaaliya waxay dagaal kula jirtaa kooxaha argagixisada caalamiga ah.

Waddan kasta oo adduunka ka mid ah, waxaanu waydiisanay taageero, sahaydeena Masarna waa ka mid, ma jirto arrin u gaar ah Masar.

Jabuuti waxay na siinaysaa, Kenya ayaa na siinaysaa, Maraykanka sidoo kale, Midowga Yurub ayaa na taageeraya, waxayna Masar ka mid tahay dalal badan oo Soomaaliya ka taageera.

Ra’iisul Wasaarihi Japan oo is casilay isagoona kala diray galaha wasiirada.

Talaado 01-Oct- 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa aroornimadi hore ee Talaadada maana ah is casilay sidoo kalana kala diray golahiishii wasiirrada, tallabadaas oo waddada u xaareya in kursiga uu banneeyay uu ku fariisan doonto Shigeru Ishiba.

Xoghayaha Golaha Wasiirrada, Yoshimasa Hayashi ayaa warbaahinta u sheegay, in is casilaadda Kishida iyo dhammaan wasiirada ay kasoo baxday kulan uu saaka la yeeshay golaha wasiirrada.

Ninka la filayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Japan, Shigeru Ishiba ayaa Jimcihi loo doortay guddoomiyaha Xisbiga Liberal Democrat-ka. Sida caadada ah, qofka noqdo hoggaamiyaha xisbul xaakimka Japan, ayaa soo dhisa xukumadda soo socota.

Goor danbe oo Talaadada maanta ah ayaa lagu wadaa in xilka cusub ee Ishiba lagu xaqiijiyo cod uu u qaadi doono baarlamaanka. Golaha Baarlamaanka ayaa waxaa aqlabiyaddiisa heysta xisbiga uu madaxda u yahay. Isla Talaadada maanta ayaa lagu wadaa in Ishiba uu ku dhawaaqo golahiisa cusub ee wasiirrada.

Israa’iil oo sheegtay in weerarka dhulka ah ay ku qaadday Lubnan

Talaado 01-Oct- 2024 {HMC} Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay bilaabeen howlgal “ xaddidan oo dhulka ah” oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xisbullah ee koonfurta Lubnaan, kaddib duqeymo culus oo aanan kala go laheyn oo labadi todobaad ee lasoo dhaafay ay ku garaaceysay caasimadda Lubanan ee Beurut iyo magaalooyin kale.

Ka hor inta uusan billaaban weerarka dhulka ah ee ay Isra’il xalay ku qaadday koofurta Lubnan, ayaa bayaan goor sii horreysay kasoo baxay millatariga Isra’il lagu sheegay, in ciidamadu ay billaabayaan howlgal ay ugu magac-dareen Fallaaraha Waqooyiga.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in bartilmaameedku uu yahay tuulooyinka u dhaw xadka oo khatar ku ah bay yiraahdeen bulshooyinka ku nool waqooyiga Isra’il.
Goor sii horreysay oo xalay aheyd, qaraxyo ayaa laga maqlay koofurta magaalada Beyrut. Lama oga khasaaraha ka dhashay weeraradaasi cirka ahaa.

Dhanka kale, wakaaladda wararka ee Rueters ayaa ku warrantay, in ilo wareedyo ay u xaqiijiyeen, in ciidamada Isra’il ay madaafiic ku garaaceen xalay xero ay ku nool yihiin qaxooti Falastiiniyiin ah oo ku taalla magaalada Sidon ee koofurta Lubnan.

Wararka ayaa sheegaya in bartilmaameedka weerarka uu ahaa Mounir Maqdah oo ah abaanduulaha dhaq-dhaqaaqa Falastiiniyiinta ee Fatax u qaabilsan laanta Lubnan. Lama oga in la dilay iyo in uu weerarka ka badbaaday.

Dhinaca Suuriya, warbaahinta dowladda Suuriya ayaa sheegtay, in saddex qof oo rayid ah alagu dilay, sagaal kalena ay ku dhaawacmeen duqayn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq saakay aroorti.

Telefeshinka dowladda Suuriya ayaa goor sii horreysay sheegay in mid ka mid ah wariyeyaashiisa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday Dimishiq. Ma cadda in wariyaha uu ka mid yahay saddexda qof ee rayidka ah ee ay sheegtay warbaahinta dowladda.

{DAAWO SAWIRADA} Turkiga oo Soomaaliya u soo dirtay Markab sida Shixnad Gargaar.

0

Isniin 30 Sep 2024 {HMC} Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida Shixnad Gargaar ah, kaas oo loogu talagalay dadka nugul iyo kuwa dantayar, waxana uu ku yimid dalab dhawaan hay’adda SoDMA u dirtay dalkaas.

Markabkaan ayaa shalay ka soo shareecday dakedda Turkiga, isagoo oo ay halkaas ka soo sagootiyeen madaxda iyo shaqaalaha Hay’addaha kala ah bisha cas Turkiga (Kızılay ) iyo Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Turkiga ee (AFAD).

Mucaawinadan ayaa looga talagalay in lagu taageero looguna hortago abaarta la saadaalinayo in ay dalka ka dhacdo ee LaNina oo ay dhawaan Hay’adda SoDMA ku dhawaaqday.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {30.09.2024}

Isniin 30-09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu Soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Abdirahmaan Ahmed Maaskaro

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

UAE says residence of its ambassador in Khartoum attacked by Sudanese military

0

Monday 30 Sep, 2024 {HMC} The United Arab Emirates said early on Monday the residence of its ambassador in Khartoum was attacked by a Sudanese military aircraft, condemning it as a “heinous attack.”

The UAE’s foreign ministry said in a statement that the attack on its ambassador’s residence had caused extensive damage to the building. The Sudanese army has not immediately commented on the accusation.

The Sudanese army has repeatedly accused the UAE of providing weapons and support to the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) in Sudan’s 17-month-old war. The Gulf state denies the allegations. U.N. sanctions monitors have described as credible accusations that the UAE had provided military support to the RSF.

War erupted in April last year between the Sudanese army and the RSF over a transition to free elections. The U.N. says nearly 25 million people – half Sudan’s population – need aid, famine is looming and some 8 million people have fled their homes.

“The Ministry stressed the importance of protecting diplomatic buildings and embassy staff residences, in accordance with the treaties and customs that regulate diplomatic relations,” the UAE statement added.

SOURCE VOA

12 Tunisians dead as boat capsizes off Djerba

0

Monday 30 Sep, 2024 {HMC} At least 12 Tunisians including three children were found dead after a migrant boat capsized off the coast of the southeastern island of Djerba on Monday, a judicial official said.

The boat went down at dawn and 29 people were rescued, Medenine court spokesman Fethi Baccouche told AFP, adding five men and four women were among the dead, and that the cause of the sinking remained unknown.

The Tunisian National Guard said it was alerted by four migrants who swam back ashore.

Tunisia and neighboring Libya have become key departure points for migrants seeking better lives in Europe, often risking dangerous Mediterranean crossings.

The exodus is fueled by Tunisia’s stagnant economy, with only 0.4% of growth in 2023 and unemployment soaring.

The North African country has also been shaken by political tensions, after President Kais Saied orchestrated a sweeping power grab in July 2021.

Each year, tens of thousands of people attempt to make the crossing, with Italy — whose Lampedusa island is only 150 kilometers (90 miles) away — often their first port of call.

Since January 1, at least 103 makeshift boats have capsized and 341 bodies have been recovered off Tunisia’s coast, the government says.

Last year, more than 1,300 people died or disappeared last year in shipwrecks off Tunisia, according to the FTDES rights group.

The International Organization for Migration has said more than 30,309 migrants have died in the Mediterranean in the past decade, including more than 3,000 last year.

SOURCE VOA

Saudi executes 198 in 2024, most in over 30 years – AFP tally

0

Monday 30 Sep, 2024 {HMC} Saudi Arabia has carried out its highest number of executions in more than three decades after three executions announced Saturday took the 2024 figure to 198, according to an AFP tally.

The Gulf kingdom executed the third highest number of prisoners in the world after China and Iran in 2023, according to Amnesty International.

The latest tally surpassed its previous highs of 196 in 2022 and 192 in 1995, according to the London-based human rights group, which began recording the annual figures in 1990.

The official Saudi Press Agency announced the latest three executions, citing a statement from the interior ministry.

The 198 executions this year compare with 170 in 2023, according to tallies compiled by AFP from official media reports.

Amnesty accused Saudi authorities Saturday of “pursuing a relentless killing spree” as the rights group confirmed its own tally of 198 executions in the Gulf monarchy so far this year.

The oil-rich kingdom has faced persistent criticism over its use of the death penalty, which human rights groups have condemned as excessive and out of step with Saudi efforts to present a modern image on the international stage.

Amnesty’s secretary-general, Agnes Callamard, said Riyadh displayed “a chilling disregard for human life while promoting an empty-worded campaign to rebrand their image”.

She urged Saudi Arabia to “immediately establish a moratorium on executions, and order re-trials for those on death row in line with international standards without resorting to the death penalty”.

Promises reversed

Jeed Basyouni, the head of Middle East anti-death penalty advocacy for the NGO Reprieve, said the new record showed “Saudi Arabia has given up the pretence around reforms on the use of death penalty”.

“Promises made in recent years haven’t materialised or have even been reversed,” he added.

Those put to death this year included 32 people convicted of terrorism-related offences and 52 found guilty of drug-related offences, according to the tally compiled by AFP.

The previous record of 196 executions in 2022 recorded by Amnesty International, was revealed in a letter from the Saudi human rights commission. AFP counted 147 that year.

Although figures before 1990 are unclear, the Washington Post reported that 63 people were beheaded in 1980 after the previous year’s seizure by Islamist militants of Islam’s holiest place, the Grand Mosque in Mecca.

Saudi Arabia’s largest mass execution was in March 2022, when 81 people were put to death in a single day.

Riyadh has previously said that the death penalty is necessary to “maintain public order” and sentences are only carried out if “the defendants have exhausted all levels of litigation”.

The persistently high number of executions contradicts statements by Saudi Arabia’s de facto ruler, Crown Prince Mohammed bin Salman, who told The Atlantic in 2022 that the kingdom had eliminated the death penalty with the exception of murder cases or when an individual posed a threat to many lives.

‘Sharp increase’

Basyouni said Western public pressure on Saudi Arabia had “decreased significantly in the last year” with the kingdom now feeling “free to behave anyway it wants”.

Duaa Dhaini, a researcher at the Berlin-based European Saudi Organisation for Human Rights, said it was hard to discern the “real motivation” behind the increase in executions.

She said the sentences may be used to empty Saudi prisons or “send a message of intimidation and force”, whether “against lawbreakers or even political opponents”.

The new record number comes amid a sharp increase in death sentences carried out against drug offenders this year.

The kingdom ended a three-year moratorium on the execution of drug offenders at the end of 2022, putting 19 to death in a month.

SOURCE

Ethiopia defends Somaliland deal at UN as Somalia and Egypt condemn agreement

0

Monday 30 Sep, 2024 {HMC} Ethiopia’s Foreign Minister Taye Atske-Selassie took the podium at the United Nations General Assembly in New York to defend his country’s informal agreement with Somaliland. The pact, signed earlier this year, has drawn fierce criticism from neighbouring Somalia, but Ethiopia maintains it is a legitimate effort to promote regional development.

In his address, Taye reiterated Ethiopia’s commitment to multilateralism and cooperation in the Horn of Africa, framing the agreement as part of a broader strategy for shared prosperity. “Ethiopia’s memorandum of understanding with Somaliland is based on the existing political dispensation in Somalia. Our objective is shared growth and prosperity in the region, and we reject the unfounded allegations made against Ethiopia regarding this agreement,” Taye stated. He urged Somalia to focus on collaboration to address the more pressing threat of terrorism in the region. “We encourage Somalia to work with us to eliminate the terrorist threats that plague the region,” he added.

Taye also emphasized Ethiopia’s contributions to regional security, highlighting its peacekeeping role in Somalia. “The region has made strides in degrading terrorist networks like al-Shabaab, thanks to the resilience of the Somali people and the sacrifices made by regional nations, including Ethiopia, Kenya, and Uganda,” he said. He expressed confidence that the government of Somalia would soon acknowledge Ethiopia’s role in supporting Somalia’s liberation from terrorist groups.

However, Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre used his own speech at the General Assembly to issue a stern rebuke, accusing Ethiopia of attempting to annex Somali territory under the guise of securing sea access. “Somalia currently faces a serious threat from Ethiopia’s recent actions which flagrantly violate our territorial integrity,” Barre declared. “Ethiopia’s attempt to annex part of Somalia under the guise of securing sea access is both unlawful and unnecessary.”

Egypt’s Foreign Minister Badr Abdelatty also addressed the General Assembly, expressing concerns over Ethiopia’s actions in the region. While primarily focusing on the longstanding Nile River dispute, Abdelatty linked Ethiopia’s management of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) to its agreement with Somaliland.

“Ethiopia’s unilateral decisions not only violate international law but also jeopardize the unity and sovereignty of neighbouring nations,” Abdelatty stated. He accused Ethiopia of disregarding the interests of other countries in its pursuit of national projects. “Anyone who believes Egypt will compromise on threats to our national security is gravely mistaken,” he warned.

Egypt, which relies heavily on the Nile River, views the GERD as a potential threat to its water security. By connecting this issue to Ethiopia’s dealings with Somaliland, Egypt signals a growing concern over Addis Ababa’s approach to international agreements and neighbourly relations.

Ethiopia remains steadfast in its position. “Our intentions are not to undermine any nation’s sovereignty but to pursue mutually beneficial partnerships,” Taye asserted at the UN. He added that Ethiopia has recently entered into similar agreements with other countries, aiming to boost regional trade and development.

The diplomatic friction comes as the Horn of Africa faces multiple challenges, including security threats from extremist groups, humanitarian crises, and complex inter-state relations. Ethiopia’s defence of its foreign policies at the UN highlights the nation’s desire to assert its role as a regional leader while navigating international scrutiny.

Analysts note that Egypt’s involvement suggests an effort to rally international support against what it perceives as Ethiopia’s overreach.

SOURCE

Maxaa Ka Jiro in Ciidankii Ugu horeeyay ee Israel aay galeen Koonfurta Lubnan?

0

Isniin 30-09-2024 {HMC}  Ciidankii u horreeyay ee Israa’iil ayaa dagaalkii 2006-dii kaddib maanta gudaha u galay koonfurta dalka Lubnaan

Saraakiisha Israel ayaa sheegay inay halkaas ka fuliyeen howlgallo xog aruurin ah illaa ay ka gaareen godod ay sheegeen inay halkaas ku leeyihiin dagaalyahannada ururka Xisbullah.

Howlgalkan ayaa la sheegay inay fuliyeen ciidan gaar ah oo ka tirsan militariga Israa’iil, kuwaasoo la sheegay inay u gogol xaarayaan howlgal ballaaran oo dhulka ah oo ay sheegeen inay ciidanka Israa’iil ku galayaan koonfurta Lubnaan.

Israel ayaa sidoo kale weeraro xiriir ah habeenimadii Axadda ka fulisay dalka Lubnaan, waxayna ku dhawaaqday inay dishay taliye kale oo sare oo ka tirsanaa Xizbullah.

Duqeymahan ayay sheegtay Israel inay uga gol-leedahay inay xaaladda ku sii adkeyso Xizbullah, oo weli u baroor diiqeysa dilkii hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah, oo ay Israel duqeyn cirka ah ku dishay Isra’el.