Home Blog Page 1836

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28-09-2024}

0

Sabti 28-09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yasiin Cali Axmad iyo Cabdi Axmad xuseen 

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Qarax Xoogan oo Ka Dhacaya Agagaarka Guriga Hooyooyinka ee Muqdisho

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC}  Waxaa goordhaw qarax aad u xooggan gaari uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan afaafka hore maqaayad caan ah oo kutaalla guriga Hooyooyinka ee degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir

Sida aan xogta ku helnay qaraxa ayaana ka dhacay meel ku dhaw maqaayada lagu magaaco Geel Doox oo kutaalla dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay xilligaasi ku sugnaa dad badan oo qaarkood jidka marayeen.

Khasaaro ayaa lasoo sheegayaa in qaraxan goordhaw dhacay in uu ka dhashay, waxaana goobta qaraxu ka dhacay ku sugan ciidamada ammaanka iyo gaadiidka gurmadka deg dega, kuwa oo goobta ka qaadaya dadkii ay dhaawacyo kasoo gaareen qaraxa.

Qaraxan dhacay ayaan la ogeyn in uu ahaa mid gaariga lagu soo raray iyo in gaariga qarxay lagu soo dhejiyay, saraakiisha ammaanka qaabilsan ayaana bilaabay baaritaanno qaraxan ku aadan, waxaan ala filayaa in faah faahino ka bixiyaan qaraxan waxa uu ahaa iyo khasaaraha ka dhashay.

Faahfaahino Kasoo Baxayo Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay magaalada Jowhar

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC}  Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka dhacay qarax xooggan oo jugtiisa si weyn loo maqlay.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Suuqa xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar, waxaana xilliga uu qaraxu dhacayay suuqa ahaa mud mashquul ah oo dad badan suuwa ay ku sugnaayeen.

Khasaaro kala duwan ayaa laga soo wariyay in uu gaystay qaraxa ka dhacay Suuqa xoolaha ee Magaalada Jowhar, waxaana goobta qaraxa ka dhacay ciidamada ammaanka kuwaa oo goobta kawada baaritaanno kala duwan..

Suuqa magaalada Jowhar ayaa maalmaha Sabtiga ah iyo Arbacada yahay mid aad u mashquul badan, waxaana qaraxa goordhaa dhacay laga cabsi qabaa in khasaaro badan uu geestay.

{DAAWO MUUQAALKA} Turkuga oo Dowlada Soomaaliya kala Hadlay Xiisada Itoobiya

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC} Turkuga oo Dowlada Soomaaliya kala Hadlay Xiisada Itoobiya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Abaal marin la siiyey Nin Dilay Sargaal ka tirsan AS

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC} Abaal marin la siiyey Nin Dilay Sargaal ka tirsan AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gabdhii ugu horeeysay oo Xijaaban oo Soomaali ah kamid noqotay Booliska Gobolka Minnesota

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC} Gabdhii ugu horeeysay oo Xijaaban oo Soomaali ah kamid noqotay Booliska Gobolka Minnesota

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir kaahin ”waxaan uga marag kacayaa in halgan adag oo nabadayn leh, uu ka soo qayb-qaatay”

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC} Wasiir kaahin ”waxaan uga marag kacayaa in halgan adag oo nabadayn leh, uu ka soo qayb-qaatay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

0

Sabti 28-Sep-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Rhino numbers are up a bit, but poaching has increased, too

0

Saturday 28 Sep 2024 {HMC} The rhino population around the world has increased slightly but so have the killings, mostly in South Africa, as poaching fed by huge demand for rhino horns remains a top threat, conservationists said in a recent report.

The number of white rhinos increased from 15,942 in 2022 to 17,464 in 2023, but numbers of the black and greater one-horned rhino stayed the same, according to the report published by the International Rhino Foundation ahead of World Rhino Day, observed each year on September 22.

Another subspecies, the northern white rhino, is technically extinct with only two females being kept in a secure private conservancy in Kenya, known as Ol Pejeta. A trial is ongoing to develop embryos in the lab from an egg and sperm previously collected from white rhinos for transferring into a surrogate female black rhino.

A total of 586 rhinos were killed in Africa in 2023, most of them in South Africa — which has the highest population of rhinos at an estimated 16,056. The killings increased from 551 reported in 2022, according to the International Union for Conservation of Nature.

With all five subspecies combined, there are just under 28,000 rhinos left in the world, from 500,000 at the beginning of the 20th century.

Poaching is top threat

Rhinos face various environmental threats like habitat loss due to development and climate change, but poaching, based on the belief that their horns have medicinal uses, remains the top threat.

Philip Muruthi, the vice president for species conservation at the Africa Wildlife Foundation, said protection has played a big role in increasing rhino population. In Kenya, their numbers rose from 380 in 1986 to 1,000 last year, he said. “Why has that happened? Because the rhinos were brought into sanctuaries and were protected.”

Muruthi advocates for a campaign that will end the demand for rhino horn as well as adoption of new technology in tracking and monitoring rhinos for their protection while also educating communities where they live on the benefits of rhinos to the ecosystem and the economy.

Known as mega herbivores that mow the parks and create inroads for other herbivores, rhinos are also good for establishing forests by ingesting seeds and spreading them across the parks in their dung.

Murithi lamented that the northern white rhino should have never gotten so close to the brink of extinction.

“Don’t get the numbers to where it’s very expensive to recover and we are not even sure that it will happen,” he said.

The body of the last male northern white rhino – named Sudan – that died in 2018 has been preserved and displayed at the Museums of Kenya in Nairobi.

A research scientist and curator of mammals at the museum, Bernard Agwanda, said preserving Sudan will tell the story of how the species lived among humans and why conservation is important.

“So we expect that the northern white rhino behind us here is going to live for one or two centuries to be able to tell its story for generations to come,” he said.

SOURCE VOA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28.09.2024}

sabti 28-Sep-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Yasiin cali ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO