Jimco 27-Sep-2024 {HMC} Muuse Biixi ha ka Jawaabo Su aasha Xidigaha Geeska.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 27-Sep-2024 {HMC} Muuse Biixi ha ka Jawaabo Su aasha Xidigaha Geeska.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimc 27 Sep 2024 {HMC} Fannaanka heysta dhalashada dalka Canada ee asalkiisa Soomaaliya ka soo jeeda, Keynaan Cabdi Warsame, caanna ku ah heesta “Wavin’ Flag,” ayaa lagu eedeeyay tacaddi jinsi oo la sheegay inuu ka dhacay Magaalada Quebec City in ka badan 14 sano kahor.
Dacwad shalay loo gudbiyay maxkamadda Magaalada Quebec ayaa lagu sheegay in fannaankan heesaha rap-ka caanka ku ah, loo heysto tacaddi jinsi oo uu galay bishii July 2010, sida ay qortay wakaaladda wararka ee AP.
Waaran lagu soo xirayo oo la soo saaray ayaa sheegaya in tacaddigan uu geystay intii u dhaxeysay July 16 iyo July 17, 2010, taariikhdan oo sidoo kale muujineysa xilli uu fannaanku kasoo muuqday bandhigga caanka ah ee Magaalada Quebec ka dhacay ee Festival d’été de Québec.
Kiiska ayaa la geeyay maxkamadda, balse weli maxkamadda ma hor iman eedeysanaha. Qareennadiisa ayaan durba wax falcelin ah ka bixin arrintan.
Qofka la sheegay in Keynaan uu tacaddiga u geystay, oo aan magaceeda la shaacin, ayaa da’deedu ahayd 29 xilligaas.
Fannaankan Soomaaliya ku dhashay ayaa ku barbaaray magaalada Toronto, balse wuxuu deggan yahay Brooklyn, New York, sida ku xusan warqadda dacwadda.
Keynaan ayaa Talaadadii ku guuleystay Abaalmarinta SOCAN ee Canada sababo la xiriira heestiisii dunida qabsatay ee sanadkii 2009 soo baxday ee “Wavin’ Flag.”

Sidoo kale bishii January ee sanadkan ayay ahayd markii uu ku guuleystay abaalmarin lagu siiyay hees uu sanadkii 2023 soo saaray oo lagu magacaabo “Qaxooti” taasoo uu ugu talogalay qaxootiga adduunka.
Guddiga Recording Academy oo bixiya abaal-marinnada dhanka fanka ayaa u qoondeeyay abaalmarinta Special Merit Award, taasoo uu ku muteystay fankiisa ku wajahan isbeddelka bulshada.
Kenyaan ayaa loo magacaabay qofka sanadkan ku guuleystay Abaalmarinta Heesta ugu Wanaagsan ee Isbeddelka Bulshada, taasoo uu ku muteystay heestiisa Qaxooti ee sanadkii hore soo baxday.
Abaalmarintan ayaa waxaa bixiya Recording Academy — waana isla guddiga xirfadleyaasha muusikada ee sanad walba bixiya abaalmarinta caalamiga ah ee GRAMMYs — taasoo qeyb ka ah abaalmarinnadooda Special Merit Awards. Dadka ku guuleystay ayaa xaflad loo dhigi doonaa 3-da Febraayo kahor habeenka GRAMMYs.
Keynaan, oo ku soo caan-baxay heestiisa “Waving’ Flag,” ee uu ka qaaday Koobka Adduunka ee lagu qabtay Koofur Afrika ayaa mar walba fankiisa ku saleeya khibradihii shakhsiyadeed ee markii uu qaxootiga ahaa.
Qoyskiisa ayaa tegay Waqooyiga Ameerika iyagoo Soomaaliya kasoo tegay, iyagoo ka baxsanayay dagaalladii sokeeye, markaasoo uu da’yaraa waana sanadkii 1991, wuxuuna markii hore tegay Mareykanka kahor inta uusan degin magaalada Toronto.
Qiyaastii 10 sano kadib, oo uu fankiisa ka bilaabay Toronto, wuxuu ka qeyb galay munaasabadda sanad-guuradii 50-naad ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, isagoo cambaareeyay sida aysan hay’addu wax weyn uga qaban Soomaaliya. Bandhiggaas kadib wuxuu Keynaan ku guuleystay abaalmarinno ay ka mid tahay The Dusty Foot Philosopher.
Keynaan ayaa markaas kadib diiradda saaray mashaariic kale. Balse heesta Qaxooti ee sanadkii hore soo baxday wuxuu ugu talogalay malaayiinka qof ee dunida qaxootiga ku ah laguna qasbay inay guryahooda ka baxaan.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Instagram, markii uu heesta soo saaray, ayaa wuxuu Keynaan ku yiri: “Soomaali ahaan eraygu wuxuu la micno yahay qof hoy la’aan ah. Waxaan doonayay inaan sameeyo hees u muuqan karta mid hoy u ah kuweenna naga midka ah ee ay dagaalladu hoy la’aan dhigeen.”
Heestan ayaa ah mid shakhsiyadeed iyo mid siyaasadeed intaba. Keynaan ayaa ku koray dhegeysiga gabayada qoyskiisa markii uu joogay Soomaaliya.
Xigasho BBC
Jimco 27-Sep-2024 {HMC} Maxay tahay Sababta Dowladda Itoobiya Walaac ugu Muujineeyso isbahaysiga Soomaaliya iyo Masar.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimc 27 Sep 2024 {HMC} Madaxweynaha Masar Cabdulfatah Siisii ayaa mar kale xaqiijiyay in Soomaaliya ay tahay xubin muhiim ah oo ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta.
Madaxweyne Siisii ayaa carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay xaq u leeyahay difaac wadareed sida ku cad Axdiga Jaamacadda Carabta.
“Anagu ma hanjabeyno, laakiin ma ogolaan doonno inuu qofna u hanjabo Soomaaliya,” ayuu yiri Siisii.
Waxa uu sidoo kale ku daray in Masar ay si adag u garab istaagi doonto Soomaaliya haddii ay ka codsadaan taageerada difaaca qaranimadeeda.
Hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo xiisadaha gobolka ay sii kordhayaan, gaar ahaan kaddib markii Masar ay usoo rartay hub iyo qalab milatari oo ay ugu talo gashay in lagu taageero ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Itoobiya ayaa horey uga muujisay walaac ku saabsan hubka Masar ay siisay Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay khatar gelin karto ammaanka gobolka.
Jimc 27 Sep 2024 {HMC} Dowladda Kenya ayaa ku dhow inay hesho 1.5 bilyan oo dollar oo dayn ah oo ka timid Imaaraadka Carabta iyadoo dulsaarkeedu yahay 8.2% taasoo ka caawin doonta in la soo afjaro farqiga dhaqaale ee dalka Bariga Afrika, sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
“Kenya waxay kala duwanaysaa ilaheeda taageerada miisaaniyadeed,” ayaa laga soo xigtey illo wareedka, isaga oo intaa ku daray “heshiiska waa sidii la sameeyay.”
Wasaaradda maaliyadda ee Imaaraadka iyo bangiga dhexe ee Imaaraadku si degdeg ah ugamay jawaabin codsi ku saabsan arrintan.
Wasiirka Maaliyadda Kenya John Mbadi iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda ayaanan weli wax war ah ka bixin.
Sarifka doollarka ee dalka ayaa kor u kacay warka ka dib, iyadoo qaan-gaarnimada 2048 uu kor u kacay ilaa 1.89 senti oo lagu kala iibsanayo 84.3 senti dollarka, xogta Tradeweb ayaa muujisay.
Jimc 27 Sep 2024 {HMC} Turkiga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dadaallada ay ku dhexdhexaadinayaan Itoobiya iyo Soomaaliya, si looga gudbo ismari waaga ka dhashay heshiiskii Addis Ababa ay kula saxiixdeen maamulka gooni isu taagga ah ee Somaliland.
Hakan Fidan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, ayaa Aqalka Madaxtooyada Turkiga ku leeyahay Magaalada New York kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya Taye Atske Selassie, iyo Somaliya Axmed Macalin Fiqi.
“Hannaanka Ankara wuu sii socdaa, waxaana go’aansannay inaan ka shaqeyno sidii loo heli lahaa xal dheellitiran, macquul ah oo labada dhinacba faa’iido u leh si loo yareeyo xiisadaha jira,” ayay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga tiri.
Friday 27 Sep, 2024 {HMC} Sudan’s de facto ruler said Thursday that he wants to end the war in his country, but he said he will not sit with his rival general unless he withdraws his fighters.
“We are keen on stopping the war and restoring peace and security, without any pre-conditions,” Army Chief Abdel-Fattah al Burhan told reporters in New York, where he was attending U.N. General Assembly meetings.
However, he stated several conditions for talks to start.
“We will never sit with Hemedti unless his forces pull out, and unless they implement what we agreed to,” he said referring to his rival, the head of the Rapid Support Forces, Mohamed Hamdan Dagalo, known as “Hemedti.”
Once allies in Sudan’s transitional government following a 2021 coup, the two generals have turned into bitter rivals for power. On April 15, 2023, fighting erupted between their forces in the capital, Khartoum. It has since spread across Sudan, resulting in widespread atrocities and killing.
Burhan was asked about new fighting that erupted between his forces and the RSF in Khartoum on Thursday, but did not offer any new details.
Earlier Thursday, Burhan addressed the U.N. General Assembly annual debate. He used most of his speech to talk about the war in his country. Not to be outdone, his rival, Hemedti, issued a “General Assembly speech” of his own, on the social media platform X.
Ten million people have been displaced and half of Sudan’s population, 26 million people, are struggling with crisis levels of food insecurity. Famine was confirmed in August in Sudan’s Darfur region, which has seen heavy fighting. At least 14 other areas of Sudan are considered at risk of famine in the coming months.
“The food gap is there, but it hasn’t reached the level of famine yet,” Burhan told reporters.
Regarding efforts by the United States and Saudi Arabia to bring the parties to the negotiating table in Switzerland in August, the army chief said it didn’t happen because “external parties interfered” with the process.
The Sudanese military accuses the United Arab Emirates of arming and equipping the RSF. The UAE was invited to a meeting in Switzerland in August and Burhan did not attend.
He said he was also not happy with how the invitation was sent to him – in his personal capacity, not as head of state. He added that any peace process should be purely Sudanese-led.
Asked about a July phone call he had with the leader of the UAE, Sheikh Mohamed bin Zayed, Burhan said he told the Emirati that the RSF has received either direct or indirect assistance from the UAE in the forms of weapons and training.
He said MBZ, as the UAE leader is known, “promised to reconsider the situation.”
A report by a U.N. panel of experts earlier this year said there was substance to media reports that cargo planes originating in the UAE capital had landed in eastern Chad with arms, ammunition and medical equipment destined for the RSF.
Publicly, the UAE denies that it arms the RSF and says it has only sent humanitarian aid to Sudan.
SOURCE VOA
Jimco 27-Sep-2024 {HMC} Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa wada dib u dayactir lagu sameynayo garoonka diyaaradaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo ay sii xoogeysaneyso xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.
Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) Guutada 46aad ee Mootooyinka ayaa hormuud ka ah tayeynta madaarka taas oo qayb ka ah Mashruuca Saamaynta Degdegga ah (QIP), kaas oo ay ka mid yihiin in la kordhiyo dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan 400 mitir si kor loogu qaado badbaadada iyo soo dejinta diyaaradaha waaweyn.
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baardheere Jaamac Cali Xiire ayaa u mahad celiyay Ciidamada ATMIS ee ka qeyb qaadanaya dib u dayactirka Garoonka. Korneyl Mola Shumet, oo ah taliyaha guutada Itoobiya ee mashruucan hogaaminaya, ayaa sheegay in qaybta ay ka go’an tahay ilaalinta bulshada deegaanka ee gobolka oo dhan.
Mashruucan kaabayaasha dhaqaalaha ayaa kusoo beegmaya iyadoo Itoobiya ay sii kordheyso duullaanka iyo gacan ku haynta garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo oo ah gobol xasaasi ah oo ka tirsan Jubbaland.
Horaantii bishan ayaa la sheegay in ciidamada Itoobiya ay qabsadeen garoomo muhiim ah oo ku yaala Luuq, Doolow iyo Baardheere. Dib u habeynta lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ayaa qeylo dhaan ka dhalisay dowladda federaalka Soomaaliya iyo kooxaha maleeshiyooyinka deegaanka.
Friday 27 Sep, 2024 {HMC} Turkey’s strategic push into Africa has seen new projects in Somalia recently where Ankara wants to explore offshore oil fields and is planning to improve military cooperation with a new test site for missiles.
Since launching its African Initiative Policy in 1998, Turkey has aimed to strengthen commercial, diplomatic, and security ties with the continent.
The Turkish government is investing “great energy and ambition” to reach its economic goals under the policy, says Volkan Ipek from the private Yeditepe University in Istanbul. Its strategy was aimed at “increasing trade and fostering free-trade agreements,” he told DW. “In this sense, perhaps the most stable and efficient region, or even continent, in terms of foreign policy is Africa.”
In the past two decades, Turkey increased the number of its embassies in Africa from 12 in 2002 to 44 in 2022. Turkey’s flag carrier, Turkish Airlines, flies to 62 African destinations, while 38 African countries have established embassies in Ankara.
Turkey’s growing influence on the continent is reflected by rising trade volumes, which surged from $5.4 billion (€4.85 billion) in 2003 to over $41 billion in 2022 before falling back to $37 billion last year.
What investors from Turkey find most attractive is Africa’s young population and rising demand for goods, which are promising rich economic benefits. But Turkey’s initiatives have to compete against projects launched by China, Russia, and Arab countries in the Gulf region seeking to increase their influence in Africa.
Volkan Ipek believes Africa is developing into a “great market” as its growing economies “aroused such a big interest that Turkey inevitably felt obliged to show itself in this competition.”
In 2011, Turkish President Recep Tayyip Erdogan, who was still prime minister at the time, was the first non-African political leader to visit Somalia in two decades. His visit has pushed Ankara’s engagement in Somalia and Africa as a whole.
Somalia’s capital, Mogadishu, has become home to Turkey’s largest military base abroad, while several bilateral agreements have been signed in recent months, including closer defense and security cooperation as well as a deal to explore oil fields off the coast of Somalia.
Exploration deals open the door to energy markets
In July, Turkish Energy Minister Alparslan Bayraktar signed a so-called Hydrocarbon Exploration and Production agreement with Somalia granting Ankara exclusive rights to explore and produce oil and gas in three blocks off the Somali coast.
Turkey will be sending an exploration vessel to the region at the end of September or early October, Alparslan announced, as geo-seismic studies had shown the country sits on at least 30 billion barrels of oil and gas reserves.
Sohbet Karbuz, director of hydrocarbons and energy security at the Paris-based Mediterranean Observatory for Energy and Climate (OMEC) think tank sees the exploration partnership as a “strategic step” in securing Turkish energy supplies.
“Turkey is on its way to becoming an important player in deep-sea oil and gas exploration. With its four drilling and two seismic research vessels it already has the technical experience,” Karbuz told DW in written comments.
Turkish energy supplies depend about 74% on imports from abroad which is why Ankara is eager to diversify its energy sector. Currently, the country still imports huge amounts of pipeline gas from Russia, Azerbaijan, Algeria and Iran, and buys liquefied natural gas (LNG) from the United States, Egypt, Russia, France and Nigeria.
“This [exploration agreement with Somalia] shows Turkey’s ambition to find additional energy resources, with planned deals in the Gulf of Aden, the Indian Ocean and the Black Sea further reflecting this ambition,” said Ipek.
Missed targets and weak partners
However ambitious Turkey’s Africa strategy may seem, the country has persistently failed to reach its trade-volume targets with Africa of €50 billion annually. This figure was envisioned for 2012 — four years after the African Union declared Turkey a “strategic partner.” In 2021, Erdogan even announced that trade of $75 billion was now the target for trade with Africa without giving a timeframe for reaching the target.
Ufuk Tepebas, who was a researcher at the University of Basel’s Center for African Studies, says setting targets is one thing, but it is more necessary to “determine the potential of countries and diversify trade partners.”

Turkey has signed free-trade agreements with only four African countries, so far — Tunisia, Egypt, Morocco and Mauritius. Somalia and Sudan are still primarily receiving Turkish development aid, while bilateral cooperation is mainly focused on Turkey’s close religious and historical ties with the two countries.
Tepebas, therefore, calls on Ankara to “analyze correctly” when choosing its African trade partners. “The potential of Somalia and Sudan in terms of trade is very weak. If you had preferred to support Ethiopia, Tanzania, and Kenya, you would probably get bigger commercial returns,” Tepebas told DW.
Security cooperation to back up investment projects
Turkey is also establishing itself as a key security partner for several African nations. The Turkish parliament has recently approved legislation deploying its military in Somalia for two years in effort to improve domestic security against terrorism.
“The defense cooperation is likely to develop further as the number of incidents requiring weapons increase. Since 2011, Jihadist terrorists have been active and playing a major role in the Sahel region,” said Ipek.
According to data published by the SIPRI peace research institute in Sweden, Turkey has become the fourth-largest arms supplier to sub-Saharan Africa, due to its sales of combat helicopters to Nigeria, and training aircraft as well as unmanned TB2 Bayraktar drones to several African states.

Apart from selling arms to Africa, Turkey has also launched massive civil investments there. According to Trade Minister Ömer Bolat, altogether 1,864 projects have been completed over the past few decades, with Turkish investments totaling $85.4 billion. Turkish construction company Yapi Merkezi, for example, won a contract recently worth $2.35 billion to upgrade the railway network in Tanzania.
However, Turkish companies are struggling to compete with Chinese firms, notably in securing the necessary financing of large projects, says Tepebas. “The Chinese state directly supports its companies through its Exim Bank. Turkish companies cannot get the same support from their banks, and even if they do, the amounts are not comparable.”
In 2023 alone, Chinese investments in Africa reached a total of $282 billion. By comparison, Turkey’s investment to date has been around $10 billion.
Volkan Ipek thinks that Turkey’s engagement in Africa falls behind Russia’s politically and China’s economically. “Instead of focussing mainly on imports and exports, Turkey should invest more and undertake some mega projects,” he said and named the so-called Medusa project as a good example — a submarine fiber-optic cable in the Mediterranean that will link northern Africa with southern Europe and is being built without Turkey.
Jimco 27-Sep-2024 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Sh,Hoose oo maanta kormeer ku tagey Degmada Afgooye
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA